Ictiraaf Doon.

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
zingii
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9937
Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.

Re: Ictiraaf Doon.

Post by zingii »

Filinkii (SNM) isku soo duba riday oo kashifmay. :lol:

Image

Image

Image

Image


Image
User avatar
zingii
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9937
Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.

Re: Ictiraaf Doon.

Post by zingii »

You had a good run but now it seems game is over.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Ictiraaf Doon.

Post by The_Emperior5 »

Somaliland still controls the six regions Somaliland is claiming and it was not that long ago last month when President Siilaanyo visited all the regions of Somaliland :lol: these internet based clan states are just a joke :lol:
User avatar
zingii
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9937
Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.

Re: Ictiraaf Doon.

Post by zingii »

Gobolka waqooyi wuxuu kamid yahay/ahaa soomaali wayn oo dawlad wadaag idinka dhexeeyay. Mudo kadib, waxaad goaansatay inaa dowlad wadaagii isaga baxdo oo magaca (somali-land) iskaa isugu maamusho. Gobolada waqooyi ka kooban way idinku raaceen fikirka miiska la soo saaray. Dowladaha dunida dhankasta waa u marteen balse wax way idinka socon waayeen.

Arintu iyadoo sidaas tahay baa gobaladii waqooyi qaar kamidah oo magac wadaag idinka dhexeeyay goaansaday inay heshiiskii idinka baxaan oo iyaguna gooni waxooda u raadsadaan.

Maamul wadaagii halka magac ku dhisnaa (somali-land) ee aqonsiga kaga raadsanayseen aduun waynaha iminka wuu sii kala jabay oo
qaar baa magacyo iyo calamo cusub lasoo baxay.

Maamulada cusub ee ka soo dhex baxay maamul wadaagii (somali-land) waxay isla garteen oo meel wada dhigeen inay iskood iyaguna isku maamulaan.

Marka suaasheydu waa sidatan hoos ku qoran:

Adiguba in lagu aqoonsado waad rabtaaye, iyaguse ma u ogoshahay aqoonsigooda siyaasadeed ee kaaga ka baxsan?

Yacni inay iyagu isku taliyaan sidaad adigu u rabto inaad isugu taliso oo aad koonfur kaga madax banaanaato?
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Ictiraaf Doon.

Post by The_Emperior5 »

Zinjow waxaaso oo dhan iska daa mamuulkaan aad ka sheekeyneysid eeh soo baxay halku ka taliyaa hogaamiyaashoodi meeyeeen maxay dalka u iman wayeen maxay cuqaashoodi u tageeri wayeen meyeen mamuulkaan ad ka sheekeneysid

suaal kalaan ku weydinaya Somaliweyn ma waxa weye Somaliland iyo Somalia oo kaliya ileen sasaad hadalka u dhigtay ma intasaad Somaliweyn u taqana :lol:
Suaashu waxa weye anigu 20 sannaood waxan qabaneyey wala sheegey eh oo dadka og eh
Qolada Somalia 20 sannadood maxaad qabaneyseen 20 sanadood idinku ma is tageerteen mamuul gaar ah ma yeelateen oo 13 gobol eeh Somalia ba ka taliya?
User avatar
zingii
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9937
Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.

Re: Ictiraaf Doon.

Post by zingii »

Maadaama aad ka meermeraysanayso suaasha, kaba soo qaad maamulada aan sheegayo inaysan jirin. Kasoo qaad in lagu aqoonsaday ee gooni lugahaaga ugu taagantahay oo gobolada waqooyi oo dhan maamulka (somali-land) kawada tirsanyihiin oo hoos yimaadaan.

Mustaqbalka hadii qaar gobolada kamidah dhahaan maamulka waa idinka baxnay maka ogolaanaysaan sida idinkuba laidinka ogolaaday? :lol:
User avatar
zingii
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9937
Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.

Re: Ictiraaf Doon.

Post by zingii »

:mrgreen:
User avatar
LiquidHYDROGEN
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14522
Joined: Fri Mar 16, 2007 10:48 am
Location: Back home in Old Kush

Re: Ictiraaf Doon.

Post by LiquidHYDROGEN »

Dad baa ku farxa with what they percieve as turmoil in Somaliland. I hope I never reach those levels of cuqdad, Ilaaheyow iga qabo xaasidnimo, Amiin.
User avatar
zingii
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9937
Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.

Re: Ictiraaf Doon.

Post by zingii »

^^^aamiin, xaasidnimada alle ha kaa duwo.
Saraxnow
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4751
Joined: Mon Jun 27, 2011 7:02 pm

Re: Ictiraaf Doon.

Post by Saraxnow »

^ Adiga lagu jeeda e, waad is og tahay :lol:
User avatar
Babygirl-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12897
Joined: Sat Aug 23, 2008 3:43 pm
Location: Khaatumite soil.

Re: Ictiraaf Doon.

Post by Babygirl- »

:lol: :lol: :lol: @ Dhulbahante baa ingriis heeshis lagaalay? and for that reason SL baa dib loso celinaya! baal soo caadeya meshaan ingriis kula heshinaay..
User avatar
LiquidHYDROGEN
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14522
Joined: Fri Mar 16, 2007 10:48 am
Location: Back home in Old Kush

Re: Ictiraaf Doon.

Post by LiquidHYDROGEN »

zingii wrote:Filinkii (SNM) isku soo duba riday oo kashifmay. :lol:

Image

Image

Image

Image


Image


Dad baa moodey in Microsoft Paint laga faaido. :lol:
User avatar
zingii
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9937
Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.

Re: Ictiraaf Doon.

Post by zingii »

Why aren't ya'll answering this question specially EMPERIOR5?
Maadaama aad ka meermeraysanayso suaasha, kaba soo qaad maamulada aan sheegayo inaysan jirin. Kasoo qaad in lagu aqoonsaday ee gooni lugahaaga ugu taagantahay oo gobolada waqooyi oo dhan maamulka (somali-land) kawada tirsanyihiin oo hoos yimaadaan.

Mustaqbalka hadii qaar gobolada kamidah dhahaan maamulka waa idinka baxnay maka ogolaanaysaan sida idinkuba laidinka ogolaaday?
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”