Maandhow wrote:Sheikh markuu topic gaalaysiinta ka hadlaayey daliil cad cadbuu keenay adiguna waxaad wadaa been abuuur aan meel loo raaco lahayn.
kalmada DALIIL waa kalmad af carabiga ah micnaheeduna wax sidaa u sii buuran maaha. waana CADEEYN. marka FRAUD MAN UMAL cadeeyn ayuu u hayey ayaa tiri in Soomaali gaaal yihiin. xitaa GAALEYN kaliya kuma uusan hakan ee wuxuu yiri waa in La dilaaa MURTADIIN. diinta waxay qabtaa wax alle wixii abuuraya fitna inaad ka dheeraato. umal fitnadii uu abuuray markii GAALEYNAYEY SOOMAALI muslimiin ah ee uu waliba raacsiiyey waa in la dilaa MURTADKA , waxay fitnadaa sababtay dilka soomaalida muslimiin ah waxba galabsan. waxay sababtay inuu maanta fitnadii isaga abuuray ay isaga soo gaarto ee uu naftiisa la baqo.
fitno abuurida xumaanteeda. tusaale ilaaheey quraankiisa wuxuu ku yiri
FITNA kicinta waa ay ka xun tahay Dilka. UMAL markii gaaleysiinayey shacabka Somaliyeed ee 100% muslimiinta ah waxay sababtay in Dhalinyaro(al shabaab) ay hadalkiisa si toos ah u qaataan oo wiilka DANMARK ka yimid UMAL isku famil yihiin intuu Mogadishu yimaaado uu isku qarxiyo ARDAY reer mogadishu ah 67 arday iyo macalimiin. waalidiin faraxsanaa kuna faraxsanaa caruurtodii dagaalka ay ku dadaleen iyo miraha ka dhashey ee ax jaamacadan ay ka qalin jabinayeen. waalidkaa caruurtoodii waxaa xasuuqay Nin aamisanaa hadalkii UMAL ee ahaa gaaleeyniinta SOOMAALIda raaceenAl-Fitna Ashadu Min al Qatal
Gaaleeysiintaa waxay sababtay FITNADA in SH CABDIRAXMAAN CADOOW allaha u naxariistee. dad mooda sheekhaas inuu gaal yahay ayaa isku qarxiyey hoteel shaamoow halkaasna ku xasuuqay sh cabdiraxmaan cadoow iyo 66 kale muslimiin waxba galabsan thanks to FAKE KENYAN UMAL sida xaaraanta ah uu uu diintii uga been abuurtay ee uu u fasirtay.
marka UMAL maanta wixii uu gacantiisa ku abuuray ayaa heeysata. sababta kaliya ee ay qaylida intaa la eg ee video 2 hours ee uu iska duubay youtube u soo galiyey waa NAF JACEEYL. sarta 6da dabaq ah ee uu ISLII qeyb ka mid ku leeyahay lacagta ku soo baxda isaga raaxeeyso oo wiil yaroo BRAINWASH lagu sameyey yuuusan JANADA KUUGU TAGIN.
waxa UMAL ka qeylisiinayo waa intaa. laakiin kama aha inuu toobad keenay kana noqday GAALEYSIINTII uu soomaalida galeeysiin jiray ee abuurtay FITNADA AH IN hoyooyin arday.macalimiin sheekhyo lagu xasuuqo koonfurta SOMALIA.


