Re: Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland has been fired
Posted: Sun Dec 11, 2011 2:58 pm
ONLF waa jabhad composed of Ogaden who fights the Ethiopian gov for the libration of the Ogaden . Cidanka qaranka Somaliland , jibrill abokor iyo sacad muuse uun ka ma koobna . Cidanka Qaranka Somaliland , Borama sharci daro ku ma joogan .
Marka waxaad inoo caddeysa , halku gen Nuux Taani , ciidanka qaranka Somaliland ku isticmaalay sidi "militia" u isagu leeyahay , mr salah al din .
Hadaldadiina inoo kala macneeya inaga .Nonesense walba way iskaga hadlayaan dadkani