Walaal Reer Galkacyo waa dad walaalo ah oo wada dhashay oo is dhalay marka darbi iyo wax la mid ma kala gooyn karo dad walaalo ah. hadii ladhiso Darbi kan Berlin oo kale shacabka wada dhashay ayaa dumin doono sida kii Berlin loo dunshay oo kale.
Waxa qaska Reer Galkacyo ka dhex wado waa Alshabaab iyo qurun rabo ineey umadaas isku laayaan.
Reer Galkacyo dhalinyaradooda iyo waayeelkoodaba Hub ayeey heestaan marka hadii eey is neceb yihiin meey maalinkasta dagaalamaan oo is laayaan?
Reer Galkacyo ifka ayagaa isku gu Jecel.
Duug meelkasta ayuu joogaa aduunka, dilna meelkasta ayuu kadhacaa aduunka marka nimanka alshabaab ka afga duuban oo doonayo ineey Galkacyo dagaal ka abuuraan wiilasha Reer Galkacyo na doonayo ineey qafaashaan oo ku dagaal kalaan waa in la iska qabtaa.
Guul Reer Galkacyo
