Page 2 of 4

Re: Yaabka Yaabkiis.

Posted: Thu Dec 15, 2011 12:32 pm
by zingii
salool wrote:Yaabka yaabkiis naag 10 ciyaal jiidaysa dhaxamaha oo so adeeganeysa isaga oo ninki guriga jiifo :down:

Image
Indeed yaabka yaabkiis, balse ka waran haduu maskiinka xamaali ku maqanyahay? :lol:

Yaabka yaabkiis indeed.

Re: Yaabka Yaabkiis.

Posted: Thu Dec 15, 2011 12:36 pm
by salool
zingii wrote:
salool wrote:
zingii wrote:Waxaa qiyaasayaa in raga badankii ay necebyihiin jiko galka iyo caruur ilaalinta (madaxa ayaa ku xanuuna).

Waxaa kale oo aan qiyaasayaa in dumarka ay necebyihiin xamaalka oo dhib ku ah markii la barbardhigo raga. (way ku daalaan oo guriga ay ka jecelyihiin).
Jikada gartay, laakin caruurtada muxu madaxa kugu xanuuneya, so aduunk adigu maad keenin..maxaad oo dhalaysay hadadan rabin inaad haysid? :|
Abaayo ku gartay ee hadalkaygu wuxuu u jeeday sida loogu kala haboon yahay. Muran kuma jiro in hooyada uga dulqaad badan tahay caruurta markii aabaha la barbardhigo.

Yacni hooyada ayaa uga naxariis badan
Naxariis aa..dumar aan naxariis lahayn ba jira..ta ma ogtahy horta iyo niman aad oo raxmo badan...haday adiga naxariista kugu yartahy ha moodin inay raga dhan sidaad yehiin.Caruurta ha isku badin ya akhi taasa iga talow ah.

Naagto ma robotba markaad hawasha guriga dhan oo daysid + ciyaalki, faaidada maxay tahay marka? :|

Re: Yaabka Yaabkiis.

Posted: Thu Dec 15, 2011 12:37 pm
by Saraxnow
yaabka yaabkiis: inad la yaabtid nin jikadiisa galaya? Ma mamnuuc baa lool

Re: Yaabka Yaabkiis.

Posted: Thu Dec 15, 2011 12:40 pm
by salool
zingii wrote:
salool wrote:Yaabka yaabkiis naag 10 ciyaal jiidaysa dhaxamaha oo so adeeganeysa isaga oo ninki guriga jiifo :down:

Image
Indeed yaabka yaabkiis, balse ka waran haduu maskiinka xamaali ku maqanyahay? :lol:

Yaabka yaabkiis indeed.
Yaab yaabkiis, ma shaqaye guriga ayuu dhex jiifa duliga baabuurkina wuu ag yaala..naagti oo xaamila ahna intu caruurti oo dhan raacshay bu suuqa oo diray..walle yaab.

Re: Yaabka Yaabkiis.

Posted: Thu Dec 15, 2011 12:48 pm
by Mondey
zingii wrote:1) Qurbaha un baa ku arkay waxa loo yaqaano (famism).
2) Qurbaha un baa ku arkay rag iyo dumar is garab ordayo.
3) Qurbaha un baa ku arkay nin jikada galaya oo xaaskiisa joogto.
4) Qurbaha un baa ku arkay nin cagaha wax ka day lagu yiri oo guriga laga baxsaday.

Waa fajac, waa la yaab, waa amakaag, waa lama filaan, waa yaabka yaabkiis. :|

Sidaan qiyaasayo waxa furitaanka qurbo joogta ku badshay waa is garab yaaca iyo doorka ay raga iyo dumarka kala ciyaari jireen oo isku milmay.

Waxaad arki hooyo xamaalayso. :|
Waxaad arki Aabe jikada ku jiro. :|

Qaab dhismeedka eebe inoo kala abuuray ayaa howlaha qaar loogu kala bisilyahay. San ku neefle oo idil markaad eegto oo ay ku jiraan ugaarta duur kunoolka ah, waxaa kuu muuqanaya in howlaha ay kala leeyihiin raga iyo dumarka.

Sidaas awgeed waxaan ku talinayaa in la is garab ordin oo howlaha la kala yeesho.
kaalay dumarka ka dhaadhici !

Re: Yaabka Yaabkiis.

Posted: Thu Dec 15, 2011 12:54 pm
by salool
Monday

So you want a house wife and you can pay for all her expenses without complaining? runta sheeg

Re: Yaabka Yaabkiis.

Posted: Thu Dec 15, 2011 1:02 pm
by zingii
War dee arintu qaab cilmiyeed baan uga fakaray oo waxaan is barbardhigay dalkeeni hoyo iyo qurbaha faraqa u kala dhexeeya waliba dhanka guurka iyo furitaanka.

Marka waxa kaliyah ee aan farta ku fiiqayo waa arimaha aan isleeyahay way ka dambeeyaan furriinka ku badan qurbo joogta.

Re: Yaabka Yaabkiis.

Posted: Thu Dec 15, 2011 1:05 pm
by zingii
Anigu fikir ahaantayda waan isku dayay inaa farta ku fiiqo meesha ay wax ka qaldanyihiin ee bal hadaa iga fikrad iyo aragti duwan tihiin, nala qaybsada fikirkiina ku aadan meesha wax ka qaldanyihiin bal si aan u wada qiimayno.

Re: Yaabka Yaabkiis.

Posted: Thu Dec 15, 2011 1:07 pm
by Cumar-Labasuul
Am I the only male in this thread who disagrees with the OP
zingii wrote:1) Qurbaha un baa ku arkay waxa loo yaqaano (famism).
2) Qurbaha un baa ku arkay rag iyo dumar is garab ordayo.
3) Qurbaha un baa ku arkay nin jikada galaya oo xaaskiisa joogto.
4) Qurbaha un baa ku arkay nin cagaha wax ka day lagu yiri oo guriga laga baxsaday.
1. Feminism is none of my concern
2. Kan amba waan ka yaabay
3. Markay ku kalifto waa in uu ninku wax isku taro ama cunto isu kariyo
4. Ninku waa madaxda guriga markaa haddey gabadhiisu wax u dirto waa ku khasab inuu u doono

also caruurta waa caruurtaadana marka adiguna responsibility baad leedahay inaad xaaskaaga lasoo korisid

Re: Yaabka Yaabkiis.

Posted: Thu Dec 15, 2011 1:15 pm
by Saraxnow
Seriously what is wrong with nin jikada galaya? Marku doono aabahayba wuu soo qaata anything, and when he travels he cooks himself baasto, baaris, shaah etc. :lol: But back home especially in the past it was ceeb nin jikada lagu arko for some reason :lol:

Btw, we say jikada=madbakh.

Re: Yaabka Yaabkiis.

Posted: Thu Dec 15, 2011 1:16 pm
by zingii
Cumar-Labasuul wrote:Am I the only male in this thread who disagrees with the OP
zingii wrote:1) Qurbaha un baa ku arkay waxa loo yaqaano (famism).
2) Qurbaha un baa ku arkay rag iyo dumar is garab ordayo.
3) Qurbaha un baa ku arkay nin jikada galaya oo xaaskiisa joogto.
4) Qurbaha un baa ku arkay nin cagaha wax ka day lagu yiri oo guriga laga baxsaday.
1. Feminism is none of my concern
2. Kan amba waan ka yaabay
3. Markay ku kalifto waa in uu ninku wax isku taro ama cunto isu kariyo
4. Ninku waa madaxda guriga markaa haddey gabadhiisu wax u dirto waa ku khasab inuu u doono

also caruurta waa caruurtaadana marka adiguna responsibility baad leedahay inaad xaaskaaga lasoo korisid
:lol: :lol:

waxaan ka waday "bacda banaanka loo dhigay" . :lol:

Re: Yaabka Yaabkiis.

Posted: Thu Dec 15, 2011 1:16 pm
by Mondey
salool wrote:Monday

So you want a house wife and you can pay for all her expenses without complaining? runta sheeg
i will pay for all her expenses plus house expenses and do all the work outside. she has to do all the work inside.

Re: Yaabka Yaabkiis.

Posted: Thu Dec 15, 2011 1:19 pm
by Cumar-Labasuul
zingi, ok i understood runtii those women kick out their husbands sometimes for stupid reasons but for the most part it's because they are lazy and just lying around the house most times chewing etc

Re: Yaabka Yaabkiis.

Posted: Thu Dec 15, 2011 1:22 pm
by CoolPoisons
i agree with zingii

joke aad u aragtan laakin ragga somaliyeed ee qurbaha qater ayee ku jiraan

they dont have freedom anymore

waa shaqo, guri

mar clean the kitchen or batch, mar baby sit the children

no more personal space or freedom

u cant hang out anymore

qeylo arguments if U speak against

shiids not normal

Re: Yaabka Yaabkiis.

Posted: Thu Dec 15, 2011 1:26 pm
by salool
Zinjy, horta furitaanka mesha iska dhig, waayo wax qoran cidi badali kar mayso oo calafkiini hadu kala dhamaadey ta wa Alle xagiisa.

Mashaakilka dadka qurbaha jooga aynu ka hadalno iyo raga soomalida ee ilaahy masuuliyada guriga saaray.Aakhirana ninka ayaa la waydiinaya, caruurtisi mesha ay mareen, sababta oo daayacey oo dar yeelay waayey.Naagtisa xuquuqdedi sababta oo uga so bixi waayey.Yacni ninka diinta may farin uun oo kaliya inu aqalkiisa masruufo..Nabigeeni csw wa ki yedhi : A man is the shepherd of his family and is responsible for his flock.Marka taasi maxay na tusaysa..guriga markaad timaadid inaad kursiga isku tuurtid maaha tidhaahdid naagta: naa cuntadi ila so gaadh ka bacdi sariirta isku tuurtid.Hadii ay xaaskagi maanta oo dhan guriga ka shaqayneysay oy caruurtada kala waday..atleast wa inaad tidhaahdid: xabiibi maanta dhan waad taagned i will take care of everything orodow hawada iska so qaado.See that shows you care about her.

Marka waxba yaana sheeko kugu daalina, nin kasta wa inu iska dhaadhiciyo, somalia ma joogno caawimu kale naagto ma haysato, hooyo iyo family toona uma dhawa, jaariyad ma jirto.It's just you and her and you need to work with eachother as team.In la is caawiyo, la isku naxariisto, la istix galiyo oo la is ixtiraamo..and most importantly..LA ISKU SAMRO.