Page 2 of 2
Re: Afsomali writing contest: Monday vs Maand33q
Posted: Fri Dec 16, 2011 12:38 pm
by Mondey
indhahan brownka ah eed meesha so dhigtay miyaanad waxna ka arkayn? isniintu waa maxay? fadlan magaca si fiican u eeg

Re: Afsomali writing contest: Monday vs Maand33q
Posted: Fri Dec 16, 2011 12:50 pm
by ManD333q
lol no indhaheyga brownka ah waxyaabahas kuma masquulaan ee iska raali ahow
Re: Afsomali writing contest: Monday vs Maand33q
Posted: Fri Dec 16, 2011 1:00 pm
by Mondey
lol haa wa sax indhahaas oo kali waxyaabahaa yaryar haku mashquulin.. waa in la dhawra
Re: Afsomali writing contest: Monday vs Maand33q
Posted: Fri Dec 16, 2011 1:25 pm
by Maandhow
Mondey wrote:lol haa wa sax indhahaas oo kali waxyaabahaa yaryar haku mashquulin.. waa in la dhawra
Alla yarku garasho dheeraa oo dumarkana u roonaa

Re: Afsomali writing contest: Monday vs Maand33q
Posted: Fri Dec 16, 2011 2:14 pm
by Mondey

maxaad taqaanaa sxb