Page 2 of 2

Re: Midgaan Sultan says Maxa lano guursan wayey

Posted: Fri Dec 23, 2011 6:38 pm
by SahanGalbeed
Anigu ninkan ^ halku ka soo galay arrintan ma'ogi .
Odaygan suldanka ah , mar u joogay Abaarso wuxu yidhi
Anigu waxaan soo jeedin lahaa intan Hargeysa Galbeedkeeda ilaa Gabiley dagan Ilaahay wuu faro badaniyey oo Dawladda-na way ku badan yihiin Ilaahay ha ugu wadee, xaga maalkana way ku badan yihiine Ilaahay ha ugu wadee Carabku wuu dhib badan yahaye dambiga yareeya oo Alle ha laga baqo oo is qabta oo nabada dalka ha la ilaaliyo, waxaanan leeyahay reerkan Gabooyuhu dumar qurux badan iyo rag woxogaa iska haystaba way leeyihiin

Re: Midgaan Sultan says Maxa lano guursan wayey

Posted: Fri Dec 23, 2011 6:40 pm
by The_Emperior5
Midgaan miyaad gaadhi karta

Nin Midgaan ayaa gabaygan tiriyee murti badan ba ku jirta dhegeyso


ila dhegeyso


Re: Midgaan Sultan says Maxa lano guursan wayey

Posted: Fri Dec 23, 2011 6:44 pm
by SahanGalbeed
War niyow yaanu sheekada kaa qasin kaasi . Odaygi u suldanka aha baa yidhi , dad qurux leh baynu nahay , maxaad inooga faanaysaan .
Marka aniga waxay ila tahay , wixii qurux isku og ayuun ba u doodi karaya gabooyaha halkan :lol:

Re: Midgaan Sultan says Maxa lano guursan wayey

Posted: Fri Dec 23, 2011 6:46 pm
by Based
@Emperior, quick question bro. Do you actually believe that some dude eons ago ate carrion and was condemned as a "midgaan"?

Re: Midgaan Sultan says Maxa lano guursan wayey

Posted: Fri Dec 23, 2011 6:48 pm
by The_Emperior5
Based wrote:@Emperior, quick question bro. Do you actually believe that some dude eons ago ate carrion and was condemned as a "midgaan"?

Dad happened much later there are more stories to this the Tumaals were outcasted by the nomads some where in the 16 17 Century each clan la hayb soco has his own story History from the yaxar to the Midgans to the Yibrows Ma fahanatay.

Re: Midgaan Sultan says Maxa lano guursan wayey

Posted: Fri Dec 23, 2011 6:51 pm
by The_Emperior5
SahanGalbeed wrote:War niyow yaanu sheekada kaa qasin kaasi . Odaygi u suldanka aha baa yidhi , dad qurux leh baynu nahay , maxaad inooga faanaysaan .
Marka aniga waxay ila tahay , wixii qurux isku og ayuun ba u doodi karaya gabooyaha halkan :lol:

Mar aan jigjiga joogay dhowr sanno ka hor mid aanu wax isu nahay ayaa jecladay Gabadh reerahaas markasu gabadhi soo galbiyey gurigayagi markasu oday adeer ii ah yidhi war Cabdow managa hubta tani Midgaan uma eeke eh :lol: she was a very beautiful young lady , odaygi ba inanti u tagay markasu ku yidhi na ma hubta inanad ahayn Bartire :lol:

Re: Midgaan Sultan says Maxa lano guursan wayey

Posted: Fri Dec 23, 2011 6:56 pm
by Based
The_Emperior5 wrote:
Based wrote:@Emperior, quick question bro. Do you actually believe that some dude eons ago ate carrion and was condemned as a "midgaan"?

Dad happened much later there are more stories to this the Tumaals were outcasted by the nomads some where in the 16 17 Century each clan la hayb soco has his own story History from the yaxar to the Midgans to the Yibrows Ma fahanatay.
I find it hard to believe that you put so much stock into origin myths.

Re: Midgaan Sultan says Maxa lano guursan wayey

Posted: Fri Dec 23, 2011 6:57 pm
by SahanGalbeed
The_Emperior5 wrote:
SahanGalbeed wrote:War niyow yaanu sheekada kaa qasin kaasi . Odaygi u suldanka aha baa yidhi , dad qurux leh baynu nahay , maxaad inooga faanaysaan .
Marka aniga waxay ila tahay , wixii qurux isku og ayuun ba u doodi karaya gabooyaha halkan :lol:

Mar aan jigjiga joogay dhowr sanno ka hor mid aanu wax isu nahay ayaa jecladay Gabadh reerahaas markasu gabadhi soo galbiyey gurigayagi markasu oday adeer ii ah yidhi war Cabdow managa hubta tani Midgaan uma eeke eh :lol: she was a very beautiful young lady , odaygi ba inanti u tagay markasu ku yidhi na ma hubta inanad ahayn Bartire :lol:
Waayahay , gartay e , ma inaad cid amaantay baad isku haysata ? :lol:

Re: Midgaan Sultan says Maxa lano guursan wayey

Posted: Fri Dec 23, 2011 7:04 pm
by The_Emperior5
:lol: :lol: :lol: Maya wax dhacay uun baan sheegeey as for Suldaan Daakir waxan odhan laha isku kalsoonada dad kale ka faana markaas Somalidu way idin ixtraami laakin intad is liideysan Somalida kale na way idin liidayaan, Suldaan daakir wa inu yidha Fuck you Isaaq darod hawiye Rahanweyn Dir Wasiirtiini hore baa xumayd walidkini idin dhalay oo u ururasdo dadkisa oo meel ka soo saaro dadkan ajiga marka danbe iyaga saaxiga iska keenaya :lol:

Re: Midgaan Sultan says Maxa lano guursan wayey

Posted: Fri Dec 23, 2011 7:13 pm
by CaynabaX
Suldaan horta maxaad Dhulbahantu 24/7 u amaanta iyo Madhibaantu iyo Warsangali u caydaa? Samaroon waxaad ba tidhi waa cockroaches. :lol: :lol: Suldaanka guud beelaha Samaroon Xaraf ayuu kugu imani bal arintani dee inaga daa. :mrgreen:

As for Suldaankani Daahir la yidhaa dee adigu iska aamus ISAAQ ayaa Somaliland faqashtu ka xoraay see, haaduu Suldaankani gabadh ISAAQ loo diidey dee maxaad sameeyni? There are enough dhako laxoox across the Somaliland-Ethiopia border, do your thing.

Re: Midgaan Sultan says Maxa lano guursan wayey

Posted: Fri Dec 23, 2011 7:17 pm
by The_Emperior5
CaynabaX wrote:Suldaan horta maxaad Dhulbahantu 24/7 u amaanta iyo Madhibaantu iyo Warsangali u caydaa? Samaroon waxaad ba tidhi waa cockroaches. :lol: :lol: Suldaanka guud beelaha Samaroon Xaraf ayuu kugu imani bal arintani dee inaga daa. :mrgreen:

As for Suldaankani Daahir la yidhaa dee adigu iska aamus ISAAQ ayaa Somaliland faqashtu ka xoreeyay see, haaduu Suldaankani gabadh ISAAQ loo diidey dee maxaad sameeyni? There are enough dhako laxoox across the Somaliland-Ethiopia border, do your thing.
Looool Xaraf muxu ka soo doonaya Suldaan Gadabuursay :lol: Dhulbahante wa reer wanaaagsan wana reer gob ah runti dhulbahante markan xaqiiqada ku sheego wa reer abaalka guda oo mar mar kibir badan i like that in Clans i like Confident Clans and people :up:

Re: Midgaan Sultan says Maxa lano guursan wayey

Posted: Fri Dec 23, 2011 9:37 pm
by fighter
Madhibaans and other social outcasts r good people. Allah will punish those who gave them a hard time and may he grant those good people paradise for their suffering inshallah.