Page 2 of 3
Re: Showdown udub leadership Jamaal versus warancade
Posted: Sun Jan 01, 2012 11:48 am
by The_Emperior5
Best candidate for the HY clan is so far Abdiraxmaan ciiro and his party wadani is going real fast , Warancade would be good but Axmed xassan cigaal would have been better.Dr Gaboose seems to be not really favored amongst the Hy Warancade and ciiro were.
Re: Showdown udub leadership Jamaal versus warancade
Posted: Sun Jan 01, 2012 12:43 pm
by kaliil
LiQaaye_TDH wrote:
Inader Beesho Majority waa KULMIYE, Laakin RAYS is also Getting Lots of Support from Reerka, waxa Kaaga Daran Hoosta waxa Naga soo Galay Urur La Yidhaaho NASIYE oo Ka Garanayn Cid Wadata iyo Meel uu ka socdo, Burco Xoog Uga Ololeynaysa....
Kaliil My Cousin Golaha Degaanka waxu Iska soo Sharaxaya URURKA_UMMAD ee BURCO

Waxaan maqlay inuu Nasiye Sacad Muuse yahay inay Burco aad uga ololaynayaana netka waan ka arkay. Markan anagu waxaanu isku dayaynaa inaanu sidii idinku berigii samayseene Siilaanyo raga kale uga reebteen anaguna Cabdiraxman cirro raga kale u dhufaano oo ka reebno. Way fiicantahay golaha deegaanka ina xisbiyo badan la iskasoo sharaxo markaas dad badan ayaa idiinsoo baxaya.Berigii hore golaha deegaanka kulmiye keliya ayaydin iskasoo sharaxi jirteen anaguna sadexda xisbiba waanu iskasoo sharaxi jirnay.
Re: Showdown udub leadership Jamaal versus warancade
Posted: Sun Jan 01, 2012 6:38 pm
by The_Emperior5
Madelina wrote:Politicaly speaking it's good for reerka HY that Warancade doesn't take over UDUB because hada atleast they will be united in Wadani and Umad

and it's bad for UDUB because they've lost a larg block of their voters
My two cents

Madeline are you H.Y ur avatar is distracting me markastaba war inantu dabno quruxsana lol

Re: Showdown udub leadership Jamaal versus warancade
Posted: Sun Jan 01, 2012 7:43 pm
by Barkhadd
^^ Madeline almost a year ayay member ka tahay ...

Re: Showdown udub leadership Jamaal versus warancade
Posted: Sun Jan 01, 2012 8:00 pm
by The_Emperior5
i only know she is habar magaadle a feeling is saying she is habar magaadle and not Habar xabusheed.
Re: Showdown udub leadership Jamaal versus warancade
Posted: Sun Jan 01, 2012 8:45 pm
by Goljano Lion
The_Emperior5 wrote:i only know she is habar magaadle a feeling is saying she is habar magaadle and not Habar xabusheed.
she is Adan madoobe
Re: Showdown udub leadership Jamaal versus warancade
Posted: Sun Jan 01, 2012 8:54 pm
by The_Emperior5
Goljano Lion wrote:The_Emperior5 wrote:i only know she is habar magaadle a feeling is saying she is habar magaadle and not Habar xabusheed.
she is Adan madoobe
No she is not habar xabusheed
Re: Showdown udub leadership Jamaal versus warancade
Posted: Sun Jan 01, 2012 8:58 pm
by Goljano Lion
The_Emperior5 wrote:Goljano Lion wrote:The_Emperior5 wrote:i only know she is habar magaadle a feeling is saying she is habar magaadle and not Habar xabusheed.
she is Adan madoobe
No she is not habar xabusheed
Weliba Siilanyey aad ugu dhowdahay
Re: Showdown udub leadership Jamaal versus warancade
Posted: Sun Jan 01, 2012 8:58 pm
by The_Emperior5
U Malayn maayoo she is very qabow wa reer hargeysa baan filaya
Re: Showdown udub leadership Jamaal versus warancade
Posted: Sun Jan 01, 2012 9:01 pm
by Goljano Lion
Re: Showdown udub leadership Jamaal versus warancade
Posted: Sun Jan 01, 2012 9:30 pm
by ChiefAaqil
Re: Showdown udub leadership Jamaal versus warancade
Posted: Mon Jan 02, 2012 6:20 am
by Mr_Alfaas
Re: Showdown udub leadership Jamaal versus warancade
Posted: Mon Jan 02, 2012 11:43 am
by Madelina
Re: Showdown udub leadership Jamaal versus warancade
Posted: Mon Jan 02, 2012 12:53 pm
by Mr_Alfaas
Japenese ma kugu tuhunna

Re: Showdown udub leadership Jamaal versus warancade
Posted: Mon Jan 02, 2012 1:23 pm
by HaragWafi85
Like Madelina said this is actually good for beesha HY as all the former UDUB supporters from beesha will join WADANI, UMMADA etc in golaha deegaanka. A couple of Cisse Muuse votes from Saaxil and possibly some votes from Awdal miiyi meel ku gaadhayan UDUB?
