hargaysaay wrote:haa soomali waa u dhamaatey mar mar baan is idhaah soomali mahdiga soo bixi doona uunbaa isu keeni kara
Dee Somalidu way is necebyihin dad is neceb oo aan is rebing sideed iskugu keeni



Hadaad isku keentiid so is xasuuqi mayaan
they are better of 10 mamuul goboleed iyago aan is xasuuqin

