Well done to the sister who started it all

Moderators: Moderators, Junior Moderators
That's wassup. Ninkaan dantiisi aqoon wa doqon.TheblueNwhite wrote:
Bro, imtixaan isku diyaarinooyaa, Snet orod aan ku maraa bilahaan.![]()
Af Soomaaligaaga waa qatar bro, kuwad sidaa!![]()
Raggeedi!UlteriorMotive wrote:That's wassup. Ninkaan dantiisi aqoon wa doqon.TheblueNwhite wrote:
Bro, imtixaan isku diyaarinooyaa, Snet orod aan ku maraa bilahaan.![]()
Af Soomaaligaaga waa qatar bro, kuwad sidaa!![]()
Af Soomaliga waa isku dhiba ayaamahaan sxb. Maah maah xataa waa ku tuurtaa lol.
BlackVelvet wrote:Ninkii soo joog laga waayo soo jiif aa laga hela. Af Somaliga UM in oo keyga gaareynin waa ogtahay marka wiilka niyaad jab ha u aqoonsanin.
You're going to have to explain lol.mid Reer Koonfur ah buuba soo baxay