Page 2 of 2
Re: leaders In Agreement Somalia's Constitution Is Being Dra
Posted: Fri Feb 17, 2012 4:56 pm
by Somalian_Boqor
abdi.ismail wrote:The drafting of the constitution? So you have a bunch of gaalo present. SMH
Gaalos are present but so are Somali's political elite, traditional elders (Issims), members of the business community, intellectuals and other civil society representatives.
Re: leaders In Agreement Somalia's Constitution Is Being Dra
Posted: Fri Feb 17, 2012 5:18 pm
by Somalian_Boqor
War Deg Deg ah:- Shirkii Garowe 2 oo Guul iyo is afgard kusoo dhamadey,
Garowe(Pi) Hada ayaa Ergooyinkii kasoo baxeen shirarkii albaabadu u xiraayeen iyagoo tan iyo maanta shirkii ay ku jireen uu guul iyo is afgarad ku dhamaadey, Waxaa hada la isugu yimid hoolka wayn ee shirku shalay ka bilowday, waxaana mardhow saxaafada losoo bandhigayaa waxyaabihii la isla meel dhigay.
Dhamaan Ergooyinkii oo qanacsan ayaa hada isu diyaarinaya inay dhagaystaan Qoraalkii ay wada jirka usoo saareen oo saxaafada loosoo bandhigayo.
Saxiixii ayaa saxaafada horteeda ka dhici doona sida aan war hoose ku helnay, waxaana wada saxiixaya TFG, Puntland, Suna Wl jameeca iyo Galmudug.
Kala soco Puntlandi.com Qodobada lagu heshiiyey oo hada dhow lagu dhawaaqayo.
Puntlandi.com
Re: leaders In Agreement Somalia's Constitution Is Being Dra
Posted: Fri Feb 17, 2012 5:20 pm
by Somalian_Boqor
Heshiiska qodobadii Shirka Garowe 2 oo saxiixa lagu duugay
Posted by Pi on February 17th, 2012
Garowe(pi) Waxaa hada qalinka lagu saxiixey qodobadii kasoo baxay heshiiska shirka Garowe2, waxaa saxiixay TFG, Puntland, Ehlu Suna iyo galmudug,Hada waxaa loo kala dareeray nasasho yar iyo isu diyaarin Khudbooyin kooban oo hogaamiyayaasha ergooyinku soo jeedinayaan.
waxaa khudbadaha ka horeeya saxaafada oo loo akhriyo qodobada lasaxiixay.
kala soco Puntlandi.com wixii soo kordha
puntlandi.com
Garowe
http://puntlandi.com/?p=27106
Re: leaders In Agreement Somalia's Constitution Is Being Dra
Posted: Fri Feb 17, 2012 5:30 pm
by Somalian_Boqor
Very powerful remarks my our President. Indeed Gone are the days when power and resource was unfairly concentrated in a single city-state.
H.E. Abdirahman Mohamed Mohamud (Farole)
The type of federalism we would like to see for Somalia is a system where power and resource is divided between the states and the federal level. Gone are the days when power and resource was unfairly concentrated in a single city-state. Expectedly, when Somalia’s central government collapsed in 1991, the nation-state collapsed with the fall of Mogadishu – a city-state under successive administrations since independence. This historic disaster should never be repeated and the Somali federation should provide space for political stability and economic development at the local and state levels, to ensure sustainable stability even if the center is threatened or falls. This is how government is managed – at the local level where people play the most important role and can solve and manage their own affairs.
Re: leaders In Agreement Somalia's Constitution Is Being Dra
Posted: Sat Feb 18, 2012 2:52 pm
by KingBlack
^^^^^^^^ u and ur taxi driver pirate mafia futoo n suck each other offf mjs r useless ppl how can thy lead a nation dis bantu looka likes all mjs need to die asap then ders peace in somalia no mjs= peace..