Page 2 of 2

Re: Mental illnesses has many names in somali

Posted: Sun Mar 04, 2012 12:47 am
by Daff
20 years of civil war makes you wonder..maybe majority of somalis have some sort of mental ilness... waa wuxuu wadanka ladegi la'yaahay

Re: Mental illnesses has many names in somali

Posted: Sun Mar 04, 2012 12:51 am
by Lamagoodle
DafIyoMiriq wrote:20 years of civil war makes you wonder..maybe majority of somalis have some sort of mental ilness... waa wuxuu wadanka ladegi la'yaahay

Daf iyo Miriq. Qaraabada ka waran? ilmaha ka waran?

We are all Labo miires. My guess is that a majority of somalis have some kind of mental illnesses.

Re: Mental illnesses has many names in somali

Posted: Sun Mar 04, 2012 1:01 am
by Daff
Lamgoodle wrote:
DafIyoMiriq wrote:20 years of civil war makes you wonder..maybe majority of somalis have some sort of mental ilness... waa wuxuu wadanka ladegi la'yaahay

Daf iyo Miriq. Qaraabada ka waran? ilmaha ka waran?

We are all Labo miires. My guess is that a majority of somalis have some kind of mental illnesses.
Wax badarka diiday majiraan...adiga ayamahan miriqdaada waaba lawayey..heestii aaba isoo xasuusisay laba miiiraa ley mudaa waa leygu maadsada The REMIX :lol: enjoy

Re: Mental illnesses has many names in somali

Posted: Sun Mar 04, 2012 1:07 am
by Lamagoodle
DafiyoMiriq.

LOL. Muxibo muuna beeshayeey moosinkeeda waa la moodaye. Zulfa..

Aniga oo dhan labo-miiraan nahay.

Beryahaan safar ayaan jirey. Meel aan Internet lahayn aan aaday.

Re: Mental illnesses has many names in somali

Posted: Mon Mar 05, 2012 1:09 pm
by Lamagoodle
[youtube]SN5R1H1-WJw&feature[/youtube]