DafIyoMiriq wrote:LamaG sxb there is money to be made here..i see $$ signs. No harmful side/after affects after its use, and maybe it is legal, I could just market it as a traditional medecine..By the way I heard that line before sidii gumar gufaac badaneey![]()
gumar is one stinkiest tree out there...it is like nuclear dhuuso being drped on the whole area
LamG maybe I know you man
![]()
Twist sxb it looks you have some knowledge regarding Binji//Bunji.. keep digging and find ouut what its called..I will give you 10% of my future export company
DafiyoMiriq, I think, I know you too! magacaan DafiyoMiriq iguma cusbo. Let us sing:
Wajiyaal is xasuustaa
indha aan kala waarin
nafa aan isba waayin
laba aan kala weecan
wadnayaaal is jeclaada
wadku daayo oo raagga
ha wadeeca asqeynin
ha wadaagaan xaanaano
inagaa ku wacneyne
maxaad iiga wareegtey
hadii aynu isweyno
walaac waa ku dilaayoo
waa wareegto adduunku
hadii uu wakhti keeney
nin wax tarle miyaan ahay ani