Another war breaks out between reer Gashaamo and Liyuu Polis
Moderator: Moderators
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Another war breaks out between reer Gashaamo and Liyuu P
Libaaxyada Habaryoonis

Re: Another war breaks out between reer Gashaamo and Liyuu P
I don't like Liyuu police so let them be karbashed, i'm fine with both sides going at each other until they can no longer fight only for Mujahidiinta ONLF to roll in like bosses.Siciid85 wrote:^ It's the locals that are karbashing Liyuu Boolis not ONLF thus ONLF has no business in this area whatsoever.
Re: Another war breaks out between reer Gashaamo and Liyuu P
Dagaal Culus Oo Duleedka Gaashaamo Ku Dhex Maray Liyuu Booliska Itoobiya Iyo Dad Xoolo Dhaqato Ah, Dhaawacyo Hargeysa La Keenay Iyo San-saan Colaadeed Oo Taagan
Hargeysa (Ramaas) Mar 17,2012 – Dagaal dhimasho iyo dhaawac tiro badan sababay ayaa ka dhacay deegaanka Gaashaamo ee gudaha kililka shanaad ee Itoobiya, kaasi oo u dhaxeeyay ciidamada Liyuu booliska iyo dad xoolo dhaqato ah.
Dagaalkan oo shalay ka dhacay deegaano ku dhow Gaashaamo ayaa la sheegay inay ku dhinteen tiro dad ah, kuwaasi oo isugu jira xoolo dhaqata iyo ciidamada booliska ee dawlada ismaamulka Soomalida Itoobiya isla-markaana waxa jira dhaawacyo badan.
Dagaalkan oo aan ilaa hadda la garanayn waxa uu ka dhashay ayaa dadkii ku xoolo dhaqatada ahaa ee ku dhaawacmay qaarkood la soo gaadhsiiyay cisbitaalka guud ee Magaaladda Hargeysa, si looga daaweeyo dhaawacyada dagaalkaasi ka soo gaadhay.
Dadkan dhaawacyadu ka soo gaadheen dagaalkan ee la keenay cisbitaalka guud ee Hargeysa oo tiradoodu tahay laba nin, ayaa hadda lagu daaweynaynaa cisbitaalka guud ee Hargeysa.
Wariye ka tirsan Ramaas oo dhaawacyadaasi booqday ayaa sheegay in xaaladoodu tahay mid culus.
Dhanka kale, deegaanka Gaashaamo ayaa laga soo sheegayaa in xaaladiisu kacsan tahay isla-markaana uu ka jiro hub urursi baahsan, waxaana laga cabsi qabbaa in mar labaad dagaal halkaasi ka qarxo.
Hargeisa

- kaliil
- SomaliNet Super

- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: Another war breaks out between reer Gashaamo and Liyuu P
http://www.gabiley.net/pages/tDetails.p ... audioFile=
Dagaal Culus oo Dhimasho iyo Dhawacba Sababay oo ka Socda Deegaanada Duleedka Gaashaamo Bari iyo Dhaawacyo Hargeisa la keenay.
Qaar ka mid ah Dhaawacyada Dagaalkaasi ku dhaawacmay ayaa la keenay Cusbitaalka magaalada hargeisa....
Hargeisa (GNS)-In ka badan 15 Ruux ayaa ku Nafwaayay Dagaal culus oo Dhexmaray Ciidamada Leyuu Boliska Itoobiya iyo Dadka Xoolo dhaqatada ah ee ku Dhaqan Deegaanadda ku dhaw Degmada Gaashaamo ee Dalka itoobiya.
Dagaalkan oo Saaka Subaxdii hore ka Bilaabmay Deegaanada Raqda, Galool Xagale iyo Cadaada ayaa sababay Khasaare Laxaad leh oo keenay Dhimasho iyo Dhaawac tiro badan oo labada dhinacba leh
Dagaalkan oo Maalintii labaad ka socda Deegaankaasi ayaa shalay ka bilaabmay tuulada Raqda ka dib markii Ciidamada Liyuu booliska Itoobiya Nin Shicib ah ku dhex toogteen Tuuladaasi, Dadka deegaankaasi ayaa Dhirbaaxo kulul huwiyay Ciidamadaasi Xaqdarada la soo galay deegaanka isla markaana ka dilay 9 askari oo ka mid ah Ciidamadaasi.
Wararka naga soo gaadhaya Deegaankaasi ayaa Sheegay in Dagaal aad u culus maanta halkaasi ka dhacay isla markaana Ciidamada Leyuu boolisku Gubeen Guryo badan halkaasi oo ay ku dileen dad xoolo dhaqato ah oo dhalasho ahaan ka soo jeeda Somaliland.
Gurmad labada dhinac ayaa la sheegay in uu goor dhawayd soo gaadhay deegaankaasi iyada oo ay wali halkaasi ka taagantahay Saansaan Colaadeed oo ku fidi karta Deegaanadaasi oo ay wali ka socdaan Dagaalo Goos goos ah oo barakiciyay Dadkii deegaankaasi.
Qaar ka mid ah Dhaawacyada Dagaalkaasi ku dhaawacmay ayaa la keenay Cusbitaalka magaalada hargeisa halkaasi oo lagu daawaynayo.
Illaa hadda lama oga Sababta Dhabta ah ee keentay Dagaalkan khasaaraha badan sababay balse ilo xogogaal ah oo Gabiley News ka heshay Xukuumada Somaliland ayaa Sheegay in Xukuumadu Maanta u yeedhay safiirka Itoobiya ufadhiya Somaliland si loogala xaajoodo Colaadaha ka soo kordhay deegaanada Xuduuda Somaliland iyo itoobiya.
La soco Wixii ka soo kordha Dagaalkaasi..

They messed with the wrong ninka Habarayoonis Sagaal ba lo dila rag dheDagaalkan oo Maalintii labaad ka socda Deegaankaasi ayaa shalay ka bilaabmay tuulada Raqda ka dib markii Ciidamada Liyuu booliska Itoobiya Nin Shicib ah ku dhex toogteen Tuuladaasi, Dadka deegaankaasi ayaa Dhirbaaxo kulul huwiyay Ciidamadaasi Xaqdarada la soo galay deegaanka isla markaana ka dilay 9 askari oo ka mid ah Ciidamadaasi.
- kaliil
- SomaliNet Super

- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: Another war breaks out between reer Gashaamo and Liyuu P
GEESIYADA ARAB ayaanu u mahadnaqaynaa
. 9 baabuur oo gurmad Liyuu poliska usoo socday ahaa ayay dhexda u galeen oo 6 gaadhi kala hadheen rag badana ka laayeen. ARAB wixii Dacawalay ka dhacay may ilaawin.
- Somalistan
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4778
- Joined: Sat Sep 15, 2007 10:24 am
- Location: Oodwayne, Togdheer,Somaliland
Re: Another war breaks out between reer Gashaamo and Liyuu P
siciid & Kaliil,
Ninka shidadu ka bilaabmatay ee ay dileen boolish ku sheega 'liyuu polis' AUN waxa uu ahaa rer sugulee bah makahiil. Sida yar aan saaxib nahay oo ay wax isku ahayeen marxuumka ii sheegay boolis ku sheega 'liyuu polis' oo ka kooban 10 nin ayaa dhangad kala daalay marxuumka oo barkad biyo ka dhaansanaya, markii uu xamili waayey usha ayuu isku dayey in uu difaacoo, Kolkaas ayey xabad ku dhufteen oo ay qudha ka jareen marxuumka Ilaahay Naxariis Janno ha ka waraabiyee.
Isla markiiba 15 toban nin oo u badan carabala iyo rer abokor iyo dhawr rer rooble sugulle ah ayaa ka daba baxay oo inta ay hor gooyeen ayey isla markiiba 10kii nin ee boolis ku sheega ahaa dileen' mid kamid ahna maydkiisa dhinaca iyo Raqda usoo qaadeen. Sida xaqiiqda ah wax dhaawaca oo "liyuu Polis" ma uusan jirin ee way dileen 10 kii ninba.
Dagaalku wuu balaadhan doona Insha Allah oo Beelaha rer Sh. Isxaaq siiba Garxajis iyo Arab way is difaacii oo dhulkooda waxay ka sifayn doonan boolis xaaranka "Liyuu Polis". Bi Ithmi Allah.
Ninka shidadu ka bilaabmatay ee ay dileen boolish ku sheega 'liyuu polis' AUN waxa uu ahaa rer sugulee bah makahiil. Sida yar aan saaxib nahay oo ay wax isku ahayeen marxuumka ii sheegay boolis ku sheega 'liyuu polis' oo ka kooban 10 nin ayaa dhangad kala daalay marxuumka oo barkad biyo ka dhaansanaya, markii uu xamili waayey usha ayuu isku dayey in uu difaacoo, Kolkaas ayey xabad ku dhufteen oo ay qudha ka jareen marxuumka Ilaahay Naxariis Janno ha ka waraabiyee.
Isla markiiba 15 toban nin oo u badan carabala iyo rer abokor iyo dhawr rer rooble sugulle ah ayaa ka daba baxay oo inta ay hor gooyeen ayey isla markiiba 10kii nin ee boolis ku sheega ahaa dileen' mid kamid ahna maydkiisa dhinaca iyo Raqda usoo qaadeen. Sida xaqiiqda ah wax dhaawaca oo "liyuu Polis" ma uusan jirin ee way dileen 10 kii ninba.
Dagaalku wuu balaadhan doona Insha Allah oo Beelaha rer Sh. Isxaaq siiba Garxajis iyo Arab way is difaacii oo dhulkooda waxay ka sifayn doonan boolis xaaranka "Liyuu Polis". Bi Ithmi Allah.
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Another war breaks out between reer Gashaamo and Liyuu P
Suldaan Maxammad Suldaan Xirsi Qani Suldaanka Habaryoonis
Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Dagaalkii Liyuu Booliska Iyo Dadka Shacabka Ah Ku Dhex Maray Duleedka Gaashaamo, Tuulooyin La Gubay Iyo Suldaan Maxamed Xirsi Qani Oo Ka Hadlay
Hargeysa (Ramaas) Mar 17,2012 – Deegaanada ay ku yaalaan Tuulooyinka Galka-boodo-libaax, Dhoobo-Guduud, Raqda iyo Cadaada oo ka mid ah deegaanada kililka shanaad ee dalka Itoobiya isla-markaana ay dagan yihiin dad dhalasho ahaan ka soo jeeda Somaliland oo dagaal ba’an ku dhex maray ciidamada Liyuu booliska Itoobiya iyo dadka xoolo dhaqatada ah ee halkaasi ku nool ayaa la sheegay inay saaka weerar rogaal celin ah ku soo qaadeen ciidamada Liyuu booliska oo la sheegay in shalay dadka shacabka ahi ka dileen 8 askari.
Dagaalkan oo ka bilaabmay nin lagu magacaabi jiray Farxaan Cali Goohe oo ciidamada Liyuu boolisku ku toogteen badhtamaha tuulada Raqda, ayaa la sheegay in ciidamada Liyuu booliska weerar ay ku qaadeen shacabka deegaankaasi oo is-abaabulay ka dileen 8 askari ayaa la sheegay inay saaka weerar ku qaadeen tuulooyinkaasi, isla-markaana gubeen mid ka mid ah afartan tuulo isla-markaana dagaal halkaasi ka dhacay ay ku dhaawaceen 15 qof oo shacab ah.
Colaadan oo aan ilaa hadda si rasmi ah u joogsan ayaa waxa ka hadlay isla-markaana khasaaraha ka dhashay faafhfaahiyey Suldaan Maxamed Suldaan Xirsi Qani oo ka mid ah Madax-dhaqameedka Somaliland, waxaanu Liyuu booliska ku eedeeyay inay yihiin askar ka kooban cid gaar ah oo aan u sinayn dadka kililka shanaad ee Itoobiya u sinayn.
Suldaanka oo ugu horeyn faahfaahinaya sida waxa u dhaceen waxa uu yidhi “Sida warku nagu soo gaadhay shalay ayaa tuulada la yidhaahdo Raqda ay ciidamada Liyuu Boolisku ku dileen nin la odhan jiray Farxaan Cali Goohe, dadka shacabka ahina dhibaato ayay ka tirsanayeen askarta Liyuu booliska, dilkaasina shalay mid fool xun ayuu ahaa oo nin ayay Magaaladda dhexdeeda isaga toogteen”
Suldaan Maxamed waxa kale oo uu sheegay “Markaas ka dib ayay dadkii shacabka ahaa is-abaabuleen, nimankii Liyuu booliska oo xagga bari u lugeeyay ayay ka daba tageen dadkii, waxayna ku gaadheen meel kayn ah oo la yidhaahdo Xabaale Case, halkaa waxa ku geeriyooday 8 nin oo liyuu booliska ah iyo nin shacabka ah, saddex shacabka ahina way ku dhaawacmeen, dhaawiciina halkan (Hargeysa) ayaa loo soo qaaday.” Ayuu yidhi waxaanu intaa ku daray “Saaka waxa la noo sheegay in Liyuu boolisku ay afar tuulo oo la kala yidhaahdo Galka-boodo-libaax, Dhoobo guduud, Raqda iyo Cadaada weerar ku soo qaadeen, wararkuna waxay sheegayaan in tuulada Cadaada la gubay oo Liyuu boolisku gubay, waxaana la sheegay in 15 nin oo dhaawac ah halkaasi laga soo qaaday shacabkuna ay aad isku abaabuleen.”
Suldaan Maxamed Suldaan Xirsi Qani waxa uu eedaymo u jeediyay Liyuu booliska “Ciidamada liyuu boolisku maaha ciidan dadka kililka shanaad ka dhaxeeya ee waa dad gaar ah waana reer gaar ah, inay dad gaar ah yihiina waxa cadaynaysa sida ay u aar-goosanayaan ee ay u gubayaan tuulooyinka”ayuu yidhi isaga oo maanta la hadlay Warbaahinta.

Somalistan inader gardarada mar danbe u dulqaadan mayno. Mar dhowayd Hargeysa ayaan la hadlay oo waxa la yidhi gurmad badan ayaa Hargeysa iyo Burco ka baxay. Doqon kibray oo shaadh dawladeed soo xidhay gardarada ka yeelimayno.
Reeraha dagaalka ku jiraye meesha ku dhintay waxa ka mid ah baha ismaaciil, reer sugule, Gumbuur iyo badhulbahante.Arab waa rag dhiig leh oo maanta siday inoogu hiiliyeen weligeen ma iloobi doono. Ciidagale ayaa meesha ku ceeboobi hadday inoo soo gurman waayaan.
Reeraha dagaalka ku jiraye meesha ku dhintay waxa ka mid ah baha ismaaciil, reer sugule, Gumbuur iyo badhulbahante.Arab waa rag dhiig leh oo maanta siday inoogu hiiliyeen weligeen ma iloobi doono. Ciidagale ayaa meesha ku ceeboobi hadday inoo soo gurman waayaan.
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Another war breaks out between reer Gashaamo and Liyuu P
This is really getting out of hand and it will really turn ugly no one will take shit from this Liyo nonsense sitting in jigjiga marba shaad dawladeed haso xiidhan waleh wala qawinayaa, They do it deliberately to attack nomads the nomads will defend themselves and even if it takes the Isaaks in Somaliland might join their borthers how it looks like now, one thing is for sure the Nomads are armed in those areas and we should all to arm our people so that they can defend themselves from the Filth. 
- Eaglehawk
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3557
- Joined: Sun Dec 27, 2009 3:33 pm
- Location: God, Clan and Country
- Contact:
Re: Another war breaks out between reer Gashaamo and Liyuu P
Breaking news; Ethiopia said that there are some al shabab members hiding in gaashaamo
remember al shabab is fleeing to yemen and somaliland
http://www.somaliareport.com/index.php/ ... g_to_Yemen
I love this connection between al shabab and somaliland becoming clearer every day

- Thuganomics
- Posts: 14075
- Joined: Wed Sep 08, 2010 12:56 pm
- Location: Arguments gain nothing but resentment, Disscussion however creates learning
Re: Another war breaks out between reer Gashaamo and Liyuu P
Eaglehawk wrote:Breaking news; Ethiopia said that there are some al shabab members hiding in gaashaamo
remember al shabab is fleeing to yemen and somaliland
http://www.somaliareport.com/index.php/ ... g_to_Yemen
I love this connection between al shabab and somaliland becoming clearer every day
- Eaglehawk
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3557
- Joined: Sun Dec 27, 2009 3:33 pm
- Location: God, Clan and Country
- Contact:
Re: Another war breaks out between reer Gashaamo and Liyuu P
Thuganomics wrote:Eaglehawk wrote:Breaking news; Ethiopia said that there are some al shabab members hiding in gaashaamo
remember al shabab is fleeing to yemen and somaliland
http://www.somaliareport.com/index.php/ ... g_to_Yemen
I love this connection between al shabab and somaliland becoming clearer every day![]()
![]()
![]()
![]()
![]()
Re: Another war breaks out between reer Gashaamo and Liyuu P
LOL@Deranged Eaglehawk trying to use Somaliareport as a reliable site. There is no Al shabab in Gashaamo but brave locals defending their lands and people, this is not Gedo.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 280 Replies
- 22506 Views
-
Last post by X.Playa
-
- 40 Replies
- 4163 Views
-
Last post by Skyflyguy
-
- 23 Replies
- 3577 Views
-
Last post by dalalos101
-
- 36 Replies
- 5094 Views
-
Last post by GalliumerianSlayer
-
- 91 Replies
- 8520 Views
-
Last post by Raganimo
-
- 6 Replies
- 1221 Views
-
Last post by AbkoowDhiblaawe
-
- 1 Replies
- 560 Views
-
Last post by wadnahadhiiga
-
- 12 Replies
- 963 Views
-
Last post by theyuusuf143
-
- 37 Replies
- 4771 Views
-
Last post by Faranacab