Page 2 of 2
Re: Calaacal
Posted: Mon Mar 26, 2012 8:02 pm
by BanadirBeauty
Ar Awoowe Twist ahaa. waa noolay. waxas ma arkin, laakin i always knew i could count on you. maraq-sanid. now, Tell me how much you missed me.

Re: Calaacal
Posted: Tue Mar 27, 2012 12:47 am
by Twist
I missed you 0. Bax, waa ku nacay; saddexdaana DHL aan kuu soo dhigaa!

Re: Calaacal
Posted: Tue Mar 27, 2012 10:40 am
by Shirib
Re: Calaacal
Posted: Tue Mar 27, 2012 9:28 pm
by Twist
Shirib, you're 100 % right. When it comes to females, specially Banadiri songs, mama Luula is # 1.
Re: Calaacal
Posted: Tue Mar 27, 2012 9:33 pm
by BanadirBeauty
Re: Calaacal
Posted: Tue Mar 27, 2012 9:34 pm
by Twist
Kii furayna hee? Nah, scratch that. lol
Eedo, dhuudhuumashowgan dhabarka ku muuqdana maxaa waayena maalmahaan? Ama waa lagu kala tuuray oo mid kugu fadhiistaad heshay?

Re: Calaacal
Posted: Tue Mar 27, 2012 10:00 pm
by BanadirBeauty
Dhawarka ku muuqdo?. Okay, fine I will disappear for good. Just try to not miss me when I am gone.
Adiya isha kuhaya, mawada dhumankari nooh.
Re: Calaacal
Posted: Wed Mar 28, 2012 6:18 am
by Twist
Iga dhaaf sheekadaas qofyahey waa lagu xaraystay aan u maleynaa ee at least xalwadaada yaan ka qadin, post ii soo dhig!
