sayid mohamed abdille hassan thread

User avatar
metamorphosis
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6039
Joined: Mon Sep 26, 2011 2:05 am
Location: Cali iyo haaruun, miyaa gabal isaaq ciilay? Reer Cali miyaa wada cuskaday, curadadii reerka?

Re: sayid mohamed abdille hassan thread

Post by metamorphosis »

Colonel wrote:We can see the same scenario repeating again however this time the colonials are bare footed Bantus who can barely read :lol:

AUN Somalia.
:lol: i laugh at the people who actually think ugandese and burundis apes will bring peace to somalia. What our great leader said 100years ago is so relevant today. Very sad.
User avatar
metamorphosis
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6039
Joined: Mon Sep 26, 2011 2:05 am
Location: Cali iyo haaruun, miyaa gabal isaaq ciilay? Reer Cali miyaa wada cuskaday, curadadii reerka?

Re: sayid mohamed abdille hassan thread

Post by metamorphosis »

This one is called "koofil". It's the one he recited after the daraawiish killed richard Corfiled. In 1913, daraawiish attacked the English also commonly known as the "camel corps" along with their somali allies and basically took all their belongings including camels, horses, war equipiments and many other things. Richard corfiled and his men along with the somali people that pledged their allegience to the english at the time came after the daraawiish. At dawn, the met at a hill called "Dulmadoobe". There, richard corfiled was killed and his men eradicated. Ismaciil mire cut the hand of richard corfield and took it with him after the sayid gave him orders to do so.

Adaa Koofilow jiitayoon, dunida joogeyne
Adigaa jidkii lagugu wadi, jimic la'aaneede
Jahannamo la geeyow haddaad, aakhirow jihato

Nimankii jannow kacay war bay, jirin inshaalleeye
Jameecooyinkii iyo haddaad, jawhartii aragto
Sida Eebbahey kuu jirrabay, mari jawaabteeda

Daraawiish jikaar naga ma deyn, tan iyo jeerkii dheh
Ingiriis jabyoo waxaa ku dhacay, jac iyo baaruud dheh
Waxay noo jajuubteenna waa, jibasha diinneed dheh

Jigta weerar bay goor barqo ah, nagu jiteeyeen dheh
Anigana Jikrey ila heleen shalay, jihaadkii dheh
Jeeniga hortiisey rasaas, igaga joojeen dheh

Jiiraayaday ila dhaceen, jilic afkoodii dheh
Siday kuugu jeexeen magliga, jararacdii sheego
Billaawuhu siduu kuu jarjaray, jeerarka u muuji

Naf jaclaysigii baan ku idhi, jaallow iga daa dheh
Jaljalleecadii baa wadnaha, jeeb ka soo ruqay dheh
Jeedaaladii baa indhuhu kor, ii jillaadmeen dheh

Jimic kagama helin tuugmadaan, jeriyey ruuxii dheh
Kolkaan juuq idhaahdaba afkay, iga jifeeyeen dheh
Dhaaxaan jalleecee dhagbaan, jalaq la ii siinin dheh

Goortaan jarreeraba gafoo, nolol ka jaan qaaday
Sida janannadii hore tashigu, igu jaguugnaa dheh
Taladii jinnigu ii hor maray, jaasadeed helay dheh

Jiidaha xanuunka leh markii, la igu jeeraarshay
Jibaadka iga soo baxay dadkii, jiifka qaban waa dheh
Kolkay rubaddu jow tidhi or bay, iga ag jiibsheen dheh

Jiidhkaygiina bahalbaa cunoo, jiitay hilibkii dheh
Jurmidiyo baruurtii dhurwaa, jugux ka siiyaa dheh
Jiljiladiyo seedaha tukay, igaga jaaseen dheh

haddaan lays jikraareyn tolkay, laga jidroonaa dheh
Weligood waxaa lagu jaraa, jilib-dhig duulaan dheh
Daraawiishi waa jibindhowgiyo, jowga soo bixi dheh.


Sayid said that. :)
yasmin
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1326
Joined: Tue May 08, 2001 7:00 pm
Location: dhulka illahay

Re: sayid mohamed abdille hassan thread

Post by yasmin »

Nacas bu ahaa o waliba fuley ah :oops: ragga hoostodaa wax ka sheega nacalaatula caleek :arrow:
User avatar
metamorphosis
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6039
Joined: Mon Sep 26, 2011 2:05 am
Location: Cali iyo haaruun, miyaa gabal isaaq ciilay? Reer Cali miyaa wada cuskaday, curadadii reerka?

Re: sayid mohamed abdille hassan thread

Post by metamorphosis »

yasmin wrote:Nacas bu ahaa o waliba fuley ah :oops: ragga hoostodaa wax ka sheega nacalaatula caleek :arrow:
Acuudubilah :o na xishoow ninka ka hadh. :lost:
yasmin
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1326
Joined: Tue May 08, 2001 7:00 pm
Location: dhulka illahay

Re: sayid mohamed abdille hassan thread

Post by yasmin »

metamorphosis wrote:
yasmin wrote:Nacas bu ahaa o waliba fuley ah :oops: ragga hoostodaa wax ka sheega nacalaatula caleek :arrow:
Acuudubilah :o na xishoow ninka ka hadh. :lost:
waxba runta ha iska indho tiriin :arrow:
User avatar
metamorphosis
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6039
Joined: Mon Sep 26, 2011 2:05 am
Location: Cali iyo haaruun, miyaa gabal isaaq ciilay? Reer Cali miyaa wada cuskaday, curadadii reerka?

Re: sayid mohamed abdille hassan thread

Post by metamorphosis »

yasmin wrote:
metamorphosis wrote:
yasmin wrote:Nacas bu ahaa o waliba fuley ah :oops: ragga hoostodaa wax ka sheega nacalaatula caleek :arrow:
Acuudubilah :o na xishoow ninka ka hadh. :lost:
waxba runta ha iska indho tiriin :arrow:
:-@
User avatar
metamorphosis
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6039
Joined: Mon Sep 26, 2011 2:05 am
Location: Cali iyo haaruun, miyaa gabal isaaq ciilay? Reer Cali miyaa wada cuskaday, curadadii reerka?

Re: sayid mohamed abdille hassan thread

Post by metamorphosis »

After the daraawiish has defeated the english on so many different battles the english army couldnt take it so they moved to xeeb. After sometime, they sent the sayid saying they wanted to negotiate with the daraawiish. Some prominent wadaads of the time argued that it wadnt dambi to negitiate with them. The sayid was shocked and this was his reaction.
. Xuseenow Allaha noo sahlee, saancaddaa timide 2. Maandhow siqiir iyo kabiir, sida la yeelaayo 3. Hadba suufiyey qaban intaan, soogsadoo kaco e

4. Surinkii aan joogaba dhulkaan, samay ku jeexaaye 5. Salaadiyo sunniyo waajibkii, waan sahwiyaaye 6. Subucii quraankiyo wardigii, seegay waayahane

7. Ma siraadna dhaayuhu haddaan, meel ka sowlaxe e 8. Ban saliid la moodiyo waddadu, surin ma dhaamaane 9. Sogsogtaan maraa sida indhuhu, nimay saruureene

10. Maandhow nin cadho suursanoo, saaqsan baan ahaye 11. Sarduubkaa i joogee qalbigu, way saddamayaaye 12. Suukaanyo ciil baan arlada, suluglemeeraaye

13. Suxullada unbaan labada low, sudhan alleylkiiye 14. Surmadaan ku kuududay tan iyo, saaca waaberiye 15. Surkii baygu jabay foorarkaan, seben u yeellaaye

16. Sidii soocan bayda ah ma hado, saakin iyo jiife 17. Sardhadaan laamadoodsado hurdada, waan ka selelaaye 18. Goortay Suhuuradu [1] dhacdaan, suluf idhaahdaaye

19. Saqda dhexe allaylkii markii, sahalka loo jiifay 20. Saxalkiyo [2] Mariikhii [3] haddii, la igu soo suurshay 21. Sawaxa iga soo baxay miyaa, Suurkii [4] la i mooday

22. Sidii saxal nujuumeed markaan, saxaha eegaayey 23. Ma Samuuladkaan sida ayaxa, samada uugaanshay 24. Ma saxaabka duuliyo cirkaan, sare u weydaartay

25. Sahal roob daruuraha salliban, saymo curanaaya 26. Sarkadhabanta fiidkii markay, samadu ceegaagtay 27. Goortay suxuurtii ahayd, sarab miyaa fuulay

28. Goortii sawaaxiga gugude, dunida saameeyey 29. Unkadkiyo sowdkii markay, samadu xiimaysay 30. Hillaacii saraaraha ka baxay, Sibi [5] miyuu muujay

31. Ma sagaashankii baa go’oo, sagal ku gaylaamay 32. Dirirkoo sideed maray miyuu, badh u siyaadeeyey 33. Surmaddiyo kulaylkii miyaa, saxansax loo dhaafshay

34. Saaq xamasha sooniyo canbuul, saani iyo waadi 35. Arligii sabaanigu ka dhacay, sarac miyaa fuulay 36. Sanqaraara uduggii miyaa, lala sumbaaxooday

37. Afartaa sifeeyoo ka dhigay, suufka oo kale e 38. Waa mawjad seylaamiyo, saacad gaw tidhiye 39. Sawd kalena waa dunidateer, si aan ka faalleeyey

40. Waa dunida uu kala sunsumi, salowlaheediiye 41. Waa dunida subaxii beryaba, saro timaaddaaye 42. Waa duni samaan iyo xumaan, sooran ay tahaye

43. Waa duni sir iyo tuugo iyo, saanjiloo kiciye 44. Waa dunida saami ugu dhacay, saabir iyo cayre 45. Waa dunida siirkeedu yahay, siifad iyo hooge

46. Waa duni ninkaad saxarsataa, seedda kaa jariye 47. Waa dunida uu kugu sabbixi, seedigaa dhabahe 48. Waa duni aan saxariir cadow, laga siqoonayne

49. Waa duni sowraca kufriga, la isku saaweyne 50. Waa duni siqiirkii lahaa, laga sabaayaaye 51. Waa duni sagaal Tolomoggeah, samanka taageene

52. Waa dunida gaal lagu salliday, sanac la’aaneede 53. Waa duni sarwaan lagaga guri, sedo ammaaneede 54. Waa duni sabaan aakhiroo, silic ka joogaaye

55. Waa duni ninkii sadar bartaa, sababi diintiiye 56. Waa duni siyaarada la siin, xaaf sarkaaliye 57. Waa duni sarkaalkiyo ardadu, wada sinjiidhaane

58. Waa dunida Soomaalidii, laga santaagaaye 59. Waa dunida sareedada la qubi, suluxa caanoode 60. Waa dunida saaq lagu gataa, salaba guud dheere

61. Waa dunida loo suudalaa, sakhara naareede 62. Waa dunida soon laga tegiyo, sadaqo iideede 63. Waa duni safkii laga baxoo, gaal la saacidiye

64. Waa duni simaadhii jannada, suus aan ku lahayne 65. Waa dunida saab ferenji iyo, Saaxil loo kiciye 66. Waa duni la saacidi kufriga, saaxir kuu colehe

67. Waa duni aan lagu soorahayn, seera kuu timide 68. Waa duni sokeeyiyo xidid,kala sawaaleene 69. Waa duni abaal laga samroo, samo la diidaaye

70. Waa subeydaarradii, lagu salaamaaye 71. Waa duni subbeyhiyiiintu tahay, saadadoo kale e 72. Waa duni sifaalaha la fali, laga sujuudaaye

73. Waa duni ninkaaad boqol sidka ah, seeri uga yeesho 74. Waa duni inuu kuu sallimo, laga sugaaleyne 75. Waa duni sun loo shubi ninkii, kuu saddiiq noqone

76. Waa duni sunbulaheeda dhici, laga suruuraaye 77. Waa duni sirgaxanoo iblays, saababkaw rogaye 78. Allahayow subxaan qaadirow, naga salaamayso

79. Afartaa intaan saxay miyaan, siinka ka higaadshay 80. Surmadiisa lama seejiyee, surin ma qaadsiiyey 81. Meeshaan ku kala sooci jiray, soohdin mow mariyey

82. Nimanbaa suxuurta u kallaha, sabaq cadaadeede 83. Oo suudi kulul meerayiyo, sool abaar badane 84. Surmi iyo harraad bay ku tegi, Sibi dushiisiiye

85. Waxay sudhan sintaaraha xashimad, qaara siiqa ahe 86. Dhirta ay saloolanahayaan, suumankaa go’iye 87. Sogsogta iyo qodaxdaa ku jabi, suxulladoodiiye

88. Sebaan iyo sebaan bay maqnaan, saayid weshaaye 89. Sukukuun Allow bay ku iman, soonfur dabadeede 90. Salka intayan meel dhiginna, waa saafurahayaane

91. Awrkii sadaadaha lahaa, saaddambay rariye 92. Sabaankaa waxaa loo kaxayn, Saaxil iyo Ceege 93. Saddex iyo sagaal bay u dhixi, suuqyadii belede

94. Siirkii muxuu joogay bay, kugu salaamaane 95. Subaxay galaan bay ku gadan, sicirka maantaaye 96. Saddex hadday hoyaadaan ritiga, saare qalabkiiye

97. Sunbulaha xaggaasay ka mari, siisihii Gubane 98. Sumaac iyo libaax iyo dugaag, saaruq iyo haayir 99. Abidkood sursuur bay galaan, surin cidhiidhyoone

100. Hadalkaa sagtaa aan ku xidhay, sadarka laabtayda 101. Intii gabay su’aashiis qabtaay, saxa kalaamkayga 102. Sowdkaasna duulkaan u wado, siinka ka higaadsha

103. Nimanbaa shareecada siroo, gaalkasaacidiye 104. Oo shalay safkii nagaga baxay, saymihii dhacaye 105. Oo saarashada ferenjigiyo, saanjigaw xilanne

106. Awgii siyaarada lahaa, salal hadduu qaaday 107. Oo ay sahwiday culimadii, saxal mariikhowday 108. Saxariirka aakhiro hadday,sax u ogaan weyday

109. Siqiir iyo kabiir waxaa la geyn, saqara naareede 110. Soon iyo salaad iyo sakiyo, sadaqadii iidda 111. Sawaab kama helaayaan waxay, camal samaysteene

112. Saasna waxaa ugu wacan kufriga, seer la leeyahaye 113. Saaxiibkaa wuxuu kugu furaa, soohdintuu dego e 114. Iyagoon ka saahidin wallee, saamax baan jirine

115. Sunihii jidkii Eebbe waa, laga sawaalaaye 116. Sallallaahu Nebigii rag baa, saaxirow yidhiye 117. Oo saalixiintii la dhacay, sulubkiidheeraaye

118. Hadalkaa sagtaa aan ku xidhay, sadarka laabtayda 119. Intii gabay su’aashiis qabtaay, saxa kalaamkayga 120. Sowdkaana duulkaan u wado, siinka ka higaadsha

121. Nimanbaa cilmiga saakubaye,oo diinta saaciday 122. Oo aan sidii Eebbe yidhi, sadarna moogeyne 123. Subuca iyo wardiga kama tagaan, saacadaha leyle

124. Waa wada sijaac geesiyaan, sabab ka laabmayne 125. Waa sakhi kurtood deeqsiyoon, soof hadday bixine 126. Suuraddooda iyo nuurku waa, saaca waaberiye

127. Sargaalka iyo Hindiga way dilaan, uma sujuudaane 128. Surkana way ka gooyaan dadkii, saaxirka ahaaye 129. Soomaalidii uma turaan, saaruqa ahayde

130. Hadalkaa sagtaa aan ku xidhay, sadarka laabtayda 131. Intii gabay su’aashiis qabtaay, saxa kalaamkayga 132. S
bareento
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1863
Joined: Tue Jul 21, 2009 5:57 am
Location: "telling me I am getting dignity by linking myself to Harar?" Wise Words of a Busted poor Sheegatto!

Re: sayid mohamed abdille hassan thread

Post by bareento »

I heard that the Sayyid made some poems about the Arsi oromos...when later in his life took refuge amongst them and even married one of them!
As a typical somali he insulted them though they gave him shelter :up:
Mujahid u was the man.... :rose:

B.
User avatar
metamorphosis
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6039
Joined: Mon Sep 26, 2011 2:05 am
Location: Cali iyo haaruun, miyaa gabal isaaq ciilay? Reer Cali miyaa wada cuskaday, curadadii reerka?

Re: sayid mohamed abdille hassan thread

Post by metamorphosis »

This one is probably one of The most prominent gabays thats largely known and commonly referred amongst The somalis. Its ”xiin faniin” when it came to horses, The sayid jad thousands of them and loved them all but xiin faniin was among The ones he liked The most. there was a man named faarax islaan whose sister thr sayid married. as tradition instructed, The sayid and faarax became ”xidid” or family through The marriage. After a while, several isaaq elders tried to turn faarax against sayid but faarax kindly declined saying There is a bond between The sayid and me. After he said that, The isaaq men told him if he is a family as you claim The go ask him to give you his horse xiin faniin. faarax islaan then sent a letter to sayid requesting his xaniin faniin horse. upon hearing this, The sayid was disappointed. The sayid being The generous man he was, along with hearing that isaaq men were behind trying to instigate between him and The sayid, The sayid sent him The horse. But he didnt send it alone, he sent it with this poem.
Xayow Faaraxow hadal rag waa, loo xutubiyaaye

Nin xishood leh baan ahay haddaan, lay xistiyihayne

Xabiib baan ahaa jeer kufriga, laygu xaasidaye

Adna xaashi baad iila timid, xaakin soo diraye

Xaddigii adduunyada haddaad, xoolo iga dooni

Marna anigu kaama xistiyeen, xaalaad leedahaye

Inaan kuu xaf gooyaan jeclaa, geel xawaar badane

Kumanyaal xawaadaan lahaa, xawd u sii mariye

Markaad Xiin Finiin damacday baan, kaa xanuunsadaye

Walaalow xirgiga qaarkii waa, lagu xujoobaaye

Waxaan kugu xutubiyaaba waa, xuuradaan nahaye

Nin kalaan xafiilaba adaan, xaayda kaa rogaye

Xigto iyo qaraabiyo hadduu, xidid i weydiisto

Xayow iyo qayuumeey haddii, la igu xoodaansho

Xubigayga kuma hayn inaan, xiisow bixiyaaye

Xamar weeye oo midab fardood, kala xariir roone

Xawaariyo kabtiyo raaxo iyo, xawli iyo jeefag

Xaggii loo eryaba waa gammaan, xulashadiisiye

Xubna toosanlow neefku waa, xaalad gooniya e

Goortaan xusuus ula noqdaa, xiisa ii qabanne

Waxaan xarafka diimeed ahayn, igaga xeel dheere

Xarbaddiyo jihaadkaan lahaa, xoogsi ugu fuule

Isagaan xatooyada lahaa, xuurta ugu looge

Xiniinyaha ku goo baan lahaa, gaalka xaylka lehe

Xayskaa da'aayaan lahaa, Xallin ka dooyeeye

Xaqaygii maqnaa baan lahaa, xag ugu raacdeeye

Meesha iyo xeebtaan lahaa, xiito ka eryoode

Xujey-reebta Reer Hagar anoon, xabashyadii ruubin

Xinjoortoda dhiigga leh haddaan, lagu xaraaraysan

Xaaqaamaquuqiyo haddaan, xaaluf laga yeelin

Xiddaysane ma dhiibeen anoon, xaaladday bogane

Xaaraami unbaa arlada, xula abidkiise

Wax unbay xushleeyaan sidii, Xabashi-Iidoore

Aniguna xogtaydaan ka baqi, inay xumeeyaane

Xaashaa Lillaahiye nin gob ah, xamasho waw ceebe

Goorteer anoo xaajiyaan, xinif awoodayne

Intii aniga lay xaman lahaa, xil iga soo meerye

Aduu galabta kuu xoolo yahay, Xamarkii dheeraaye

Waa Xiin Finiin neefka aad, xadhigga haysaaye

Xayawaanka oo idil naftey, kala xaroodaane

Mar hadduu suldaan igu xil lihi, igaga xayddaantay

Xadhiggiisa qabo aadmi kale, kuma xurmeeyeene.

D
User avatar
metamorphosis
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6039
Joined: Mon Sep 26, 2011 2:05 am
Location: Cali iyo haaruun, miyaa gabal isaaq ciilay? Reer Cali miyaa wada cuskaday, curadadii reerka?

Re: sayid mohamed abdille hassan thread

Post by metamorphosis »

Just look at how relevant this is. Be mindful that it was recited 100 years ago by our great hero sayid mohamed ilaahoow kuu naxariiso. :clap:

1. Doodan waxaan u leeyahay dumarkiyo caruurtoo

2. Dadkii idinka waynaa hadday idin duleeyeen

3.Dambi kama ay yaabine cuntay idinka doorteen

4. Duunyaa la dhaafsaday dugsigaad galeeyseen

5.Dameerkuna ma yeelen halkay talo ku daysteen

6.Dab intay shideen bay dalaq idinku siiyeen

7.Doox intay qodeen bay ciid idinku daadsheen

8. Nin idiin damqanayaa idinkama dambeeyee

9. Hadaydaan digtoonaan daad bay idin qaadiye

10.Duleedada kufaartaa dacas idinku laynoo

11.Naf dalkaaga doonaysaa firaash looma daadshee

12.Dabkan aan shidaayaa daawadiina weeyee

13.Dariiqii rasuulkiyo dawga ha ka baydhina

User avatar
metamorphosis
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6039
Joined: Mon Sep 26, 2011 2:05 am
Location: Cali iyo haaruun, miyaa gabal isaaq ciilay? Reer Cali miyaa wada cuskaday, curadadii reerka?

Re: sayid mohamed abdille hassan thread

Post by metamorphosis »

Aw Yuusufow eray yar baan, ku erginaayaaye
Hadduu Eebbaheey kuu idmood, ururta weyn gaadho
Ikhwaanow adkee xaajadaan, kugu ammaaneystey

Ku ansixi halkii aan ku idhi, aadna ugu fiirso
Gurraasiyo Iljeex iyo u sheeg, nimanka Iidoora
Ogaadeen haddaan ahay dad, wow amar sareeyaaye
:D

Oo ubaxa baarkaan ihiyo, awrta Haashimiye
Abtirsiimadey waxay gashaa, odayo waaweyne
Halkaan ugu arooraana waa, odayga Daaroode

Rasuulkii udgoonaana waa, ina-adeerkay e (csws)
Sayidkii Axmed ahaana, way awow runna ahee
Ibraahiin Rashiid aabbahay, odaygii weeyaane

Asaxaabihii oo dhan baan, ehel wadaagnaaye
Hadba anigu qoyskaan ahaa, loo irkanaayaye
Nin Amxaara mooyee intii, edeg adduun joogta
Islaameedku wuxuu ii yaqaan, ehelu kharykiiye
Aakhiro albaabbada jannaan, agabsanaayaaye..................


:)
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32728
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: sayid mohamed abdille hassan thread

Post by Khalid Ali »

I like Cali dhuuxs poem u ku jawaabay

Allaahu akbar eedaanku waa afkiyo beene :lol:
Ashahaaday gaalkuba se wa ehelu naarkiiye :lol:
Ubo weyso waan kugu arkaa agab salaadeede :lol:
Eedaana waan kaa maqlaa oogta waaberiye
Ashahaado beenloow maxaa aafo kugu aasan :lol:
Hadduu uurka ka jiro kaama orodneene

Abtiyaalladaa iyo ku nece, ururtii Reer Khayre << CALI GERI SUBCLAN
Arboow Jaamac iyo Aadaniyo, Oogle kaa tage e
Waxaan uubateeyaba tolkey, oodda soo jebiye
Axmaqyahow kuwaad ku amranayd, idinka ma ahayne
Waa uur gaslow Aadan-dhagax, odayadaadiiye
Abtirsiinadaa waxay gashaa, eyda Reer Xamare :lol:
Arxan nimaan u gelihaynin, oo ina Ogaadeena
Aabowda uun bay hayaan, kii arsaa'ilaye
User avatar
metamorphosis
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6039
Joined: Mon Sep 26, 2011 2:05 am
Location: Cali iyo haaruun, miyaa gabal isaaq ciilay? Reer Cali miyaa wada cuskaday, curadadii reerka?

Re: sayid mohamed abdille hassan thread

Post by metamorphosis »

khalid ali wrote:I like Cali dhuuxs poem u ku jawaabay

Allaahu akbar eedaanku waa afkiyo beene :lol:
Ashahaaday gaalkuba se wa ehelu naarkiiye :lol:
Ubo weyso waan kugu arkaa agab salaadeede :lol:
Eedaana waan kaa maqlaa oogta waaberiye
Ashahaado beenloow maxaa aafo kugu aasan :lol:
Hadduu uurka ka jiro kaama orodneene

Abtiyaalladaa iyo ku nece, ururtii Reer Khayre << CALI GERI SUBCLAN
Arboow Jaamac iyo Aadaniyo, Oogle kaa tage e
Waxaan uubateeyaba tolkey, oodda soo jebiye
Axmaqyahow kuwaad ku amranayd, idinka ma ahayne
Waa uur gaslow Aadan-dhagax, odayadaadiiye
Abtirsiinadaa waxay gashaa, eyda Reer Xamare :lol:
Arxan nimaan u gelihaynin, oo ina Ogaadeena
Aabowda uun bay hayaan, kii arsaa'ilaye
you are not even insulting us here. You are insulting reer xamars. nacas eydoor. Remain in your sub-human, eydoor boundaries.
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32728
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: sayid mohamed abdille hassan thread

Post by Khalid Ali »

metamorphosis wrote:
khalid ali wrote:I like Cali dhuuxs poem u ku jawaabay

Allaahu akbar eedaanku waa afkiyo beene :lol:
Ashahaaday gaalkuba se wa ehelu naarkiiye :lol:
Ubo weyso waan kugu arkaa agab salaadeede :lol:
Eedaana waan kaa maqlaa oogta waaberiye
Ashahaado beenloow maxaa aafo kugu aasan :lol:
Hadduu uurka ka jiro kaama orodneene

Abtiyaalladaa iyo ku nece, ururtii Reer Khayre << CALI GERI SUBCLAN
Arboow Jaamac iyo Aadaniyo, Oogle kaa tage e
Waxaan uubateeyaba tolkey, oodda soo jebiye
Axmaqyahow kuwaad ku amranayd, idinka ma ahayne
Waa uur gaslow Aadan-dhagax, odayadaadiiye
Abtirsiinadaa waxay gashaa, eyda Reer Xamare :lol:
Arxan nimaan u gelihaynin, oo ina Ogaadeena
Aabowda uun bay hayaan, kii arsaa'ilaye
you are not even insulting us here. You are insulting reer xamars. nacas eydoor. Remain in your sub-human, eydoor boundaries.
Why are you so angry its not like i made that poem cayda bal iska jooji
u don't understand poetry adeer no one insulted reer Xamars
Abtirsitaadu waxay gasha eyda reer xamar you are a descendant of a dog weye not descendant of reer xamar :lol:

bal cayda iska jooji uun ha cadhoon eeh cali dhuux Ogaden ma cayin wuu yara la kaftamayey and this was also gubaabo for his own clan, gabayada wala isku aflagadayn jiray wa caadi.
Faarax-Caytame
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 428
Joined: Fri May 23, 2008 2:34 am
Location: Awaare

Re: sayid mohamed abdille hassan thread

Post by Faarax-Caytame »

khalid ali wrote:I like Cali dhuuxs poem u ku jawaabay

Allaahu akbar eedaanku waa afkiyo beene :lol:
Ashahaaday gaalkuba se wa ehelu naarkiiye :lol:
Ubo weyso waan kugu arkaa agab salaadeede :lol:
Eedaana waan kaa maqlaa oogta waaberiye
Ashahaado beenloow maxaa aafo kugu aasan :lol:
Hadduu uurka ka jiro kaama orodneene

Abtiyaalladaa iyo ku nece, ururtii Reer Khayre << CALI GERI SUBCLAN
Arboow Jaamac iyo Aadaniyo, Oogle kaa tage e
Waxaan uubateeyaba tolkey, oodda soo jebiye
Axmaqyahow kuwaad ku amranayd, idinka ma ahayne
Waa uur gaslow Aadan-dhagax, odayadaadiiye
Abtirsiinadaa waxay gashaa, eyda Reer Xamare :lol:
Arxan nimaan u gelihaynin, oo ina Ogaadeena
Aabowda uun bay hayaan, kii arsaa'ilaye

Ubo weyso waan kugu arkaa agab salaadeede
Eedaana waan kaa maqlaa oogta waaberiye
Ashahaado beenloow maxaa aafo kugu aasan
By Dhoonyacab, 1870's
Cali dhuux gabaygiisa kuma jirin midhahaasi, haday ku jireene, wuu soo xaday
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Ogaden - General Discussions”