Page 2 of 2

Re: Suldaaan la caleemo saarayey oo la xidhay

Posted: Mon May 14, 2012 1:29 am
by Rightwing
Conqueror

It's possible those sicirbarar suldaans oo shaqo tag ah :lol:

Re: Suldaaan la caleemo saarayey oo la xidhay

Posted: Mon May 14, 2012 1:32 am
by Conqueror
Rightwing wrote:Conqueror

It's possible those sicirbarar suldaans oo shaqo tag ah :lol:


:lol: :lol:

Re: Suldaaan la caleemo saarayey oo la xidhay

Posted: Mon May 14, 2012 2:26 am
by kaliil
Rightwing wrote:

Kuwani Biciidihii ayayba dhaafeen :lol: Biciide is a sub sub sub clan HJ with 23 Suldaans :lol: It like half of Eil-afwein are suldaans either Sacad-yonis or Biciide :lol: :lol: what we call SICIR BARARKA SALAADIINTA

:D :D


haa waxaasaa sicir bararka salaadiinta la yidhaahdaa. waxa fiicnayd markii beel waliba hal suldaan keliya lahaan jireen, waxan u jeedaa markay HJ 1 suldaan lahaayeen, HY 1, HA 1, ARAB 1, CG 1 iyo ayuub sidoo kale. beryahan danbe nin walba oo inuu soo caanbaxo rabaa intuu xoogaa jilibkiisa hoose ah soo urursado ayuu suldaan isku sheegaa. khasaare iyo dadka oo kala qaybiyaan mooyaane wax faaido ah inoo soo kordhin maayaan.

Re: Suldaaan la caleemo saarayey oo la xidhay

Posted: Mon May 14, 2012 3:04 am
by kaliil
Conqueror wrote:
hadaba waxaa iyana Caawa soogaadhay isla magaalada Buuhoodle Ee Xarunta Gobolkaasi Cayn Laba Suldaan Oo miisaan weyn ku leh Goboladaasi Togdheer&Woqooyi -galbeed lana kala yidhaahdo, Suldaan Maxamed Xasan Bulbul(Suldaanka Reer Sugule)iyo Suldaan Axmed Cumar X C/laahi(Suldaanka Ba-dhulbahante) oo labaduba ka soo jeeda Beesha Habar-yoonis kuna socda Magaala madaxda Somaliya Ee Muqdisho si ay uga qayb galaaan shirka lagu Ansixinayo Dastuurka Somaliya.
warkan waxbaa ka khaldan. Badhulbahante suldaan keliya oo cabdiraxman cabdilaahi aw Good la yidhaahdo ayay leeyihiin. Reer Sugulena laba suldaan oo mid yahay suldaanka guud e Habar Yoonis (Maxamed Xirsi Qani) iyo Suldaan Cismaan Cali Madar ayay leeyihiin.
magacyadan hore waan u maqlay oo waa raga beryahan danbe is caleemo saaray laakiin reeraha la sheegayo maaha.