sxb. waxaan maqlay nimankan weeraray xerada ciidanku mabay ahaynba local youth! waxaan maqlay waxay badankoodu ka yimaadeen daroor inkasooy isaxaaq yihiin. reer miyi brainwash lagu sameeyey. Waxaa hada lagu daba jiraa kuwii soo abaabulay. Reer hargeisa waxay ka yaabeen hubkii la qabtay oo qoryaha qaarkood joogaan $15000
