I agree shaqooyenki weey yaraden. Ruunta hadee laysu sheego marki shaqoo jirteey maba shaqeeeysan jirin. Engiriska haad shaqoo low income ka shaqeeysid Waxa lagu siinaya tax credit Iyo kirada oo qaar laga baxshay. Tax credit wuxuu uu digma caydi soo Halkas faiido baa ugu jirta. Soo maxaa uu diday in aay shaqeeeystan. Naagkasta waxeey rabta in eey telephone Iyo aroos ka shaqeeyso. Imaha dadka shaqeeeysta Iyo quwa caydha is ku mid maha.salool wrote:B, i was not talking about this woman, waxan ka hadleyey dad kale caydha qaata, naagtan imaanki bu ilaahy kor uga qaadey, nacasnimadeda inay wadanka ka guurto bey aheed.![]()
Meshan labada qof hadeyna shaqayn wax ku so kordhaya ba iska yar with one salary.Ta labaad dadka meshan weyni ku imaada afka barashdiisa wuu ku adkaada, qof af iyo aqoon toona lheyna cid shaqo siineysa ba iska yar.Iminkan urub wayba sii xumaatey shaqo la'aanti ba badatey.Shaqooyenka somalida la siin jiray ee warshadahana way yaraaden hada.Masnaceyda badankoodi banana loo rarey china iyo meelaha ee cheap loogu shaqayneyo.
Af wadankana waa la Barta maxaa uu diday. Dad aygo weeyn yimid oo Bartay oo ku shaqaayasta baa jira.
Dalka engriska somalida weey ku qasaarobeen. Waa scavenger oo uu qabaa in aay waxkasta haaq uu leey yihin aygo Hal malin tax bixin.
Somalida deenta Meel qooban beey ka soo qatan lacagta xaranta uu ma xisaabsana.

