Page 2 of 2

Re: Somali Women benefit fraud get caught

Posted: Mon May 21, 2012 5:14 am
by atosh
salool wrote:B, i was not talking about this woman, waxan ka hadleyey dad kale caydha qaata, naagtan imaanki bu ilaahy kor uga qaadey, nacasnimadeda inay wadanka ka guurto bey aheed. :down:

Meshan labada qof hadeyna shaqayn wax ku so kordhaya ba iska yar with one salary.Ta labaad dadka meshan weyni ku imaada afka barashdiisa wuu ku adkaada, qof af iyo aqoon toona lheyna cid shaqo siineysa ba iska yar.Iminkan urub wayba sii xumaatey shaqo la'aanti ba badatey.Shaqooyenka somalida la siin jiray ee warshadahana way yaraaden hada.Masnaceyda badankoodi banana loo rarey china iyo meelaha ee cheap loogu shaqayneyo. :down:
I agree shaqooyenki weey yaraden. Ruunta hadee laysu sheego marki shaqoo jirteey maba shaqeeeysan jirin. Engiriska haad shaqoo low income ka shaqeeysid Waxa lagu siinaya tax credit Iyo kirada oo qaar laga baxshay. Tax credit wuxuu uu digma caydi soo Halkas faiido baa ugu jirta. Soo maxaa uu diday in aay shaqeeeystan. Naagkasta waxeey rabta in eey telephone Iyo aroos ka shaqeeyso. Imaha dadka shaqeeeysta Iyo quwa caydha is ku mid maha.

Af wadankana waa la Barta maxaa uu diday. Dad aygo weeyn yimid oo Bartay oo ku shaqaayasta baa jira.
Dalka engriska somalida weey ku qasaarobeen. Waa scavenger oo uu qabaa in aay waxkasta haaq uu leey yihin aygo Hal malin tax bixin.
Somalida deenta Meel qooban beey ka soo qatan lacagta xaranta uu ma xisaabsana.

Re: Somali Women benefit fraud get caught

Posted: Mon May 21, 2012 5:24 am
by Mondey
gabadhan waa tuugad waa in jeelka lugu tuuraa.. dadkan waa bilaa akhlaaq ppl are being generous to them provided them shelter and good money for doing absolutely nothing and thats how they return the favor by cheating and stealing !! and what is she gonna do with that stolen money just buy cosmetics and useless stuff like that. smh

Re: Somali Women benefit fraud get caught

Posted: Mon May 21, 2012 6:22 am
by gobdoon
Subxanallah iimankii ba ka tegey , lakiin yaynan wax iska sheegin kuligeen somali iskumidbaynu wada nahay, musuqmaasaqa iyo iimandarada wa waxii wadankii buburiyey,oo qof walba waxu raba in waqti gaaban uu jeebka ku buuxsado xataa kuwa la'aamino oo hanti Qaran loo dhiibo , WAXAN KALIYA OO AAN KANAXAYA 5 TA CARUURA OO AY DHASHAY, MALAHA AYAGANA WAA LAGA QAADAYA.

Re: Somali Women benefit fraud get caught

Posted: Mon May 21, 2012 6:49 am
by LobsterUnit
There are many people who claim what they are entitled to on the legit and they still manage to send back to their famz back home. Such cases as this one are driven by pure greed and a desire to live like a queen, buying all kinds of arabic sofas, large tvs and shottin diracs from the fadhi ku dirir channels and so forth. Stop making excuses for such people. Jackin that much lacag is not meant for sending money back to relatives. It is unbeliavable stupidity and audacity in underestimating how serious governments take such issues.

Re: Somali Women benefit fraud get caught

Posted: Mon May 21, 2012 9:33 am
by Mondey
Niya wrote:SMH! What values are the parents teaching their children! That it is okay to lie, cheat and live on xaraan money.
that is why our presidents/PMs/politicians are always corrupted, their mothers fed them that to cheat, steal and lie is fine!

Wallahi most of the top class cheaters i see in daily life are Somalis, africans and arabs/muslims!

[youtube]WEjCaHXUqBA&feature[/youtube]

Re: Somali Women benefit fraud get caught

Posted: Mon May 21, 2012 9:37 am
by gobdoon
Waliba khiyaamada lacagta Cayrta Yurub iyo iska dhiibida wadamo badan Somaalidu wa iskoobi gareeyan oo iska daydan HEBELBA SA SAMEEYEY EE ANA WAAN SAMAYN AYAGO AAN KA FAKARAYN CAWAAQID XUMIDA IYO WAXA AY KEENI KARTO.