Page 2 of 2

Re: Tooth Brush (xaram?).

Posted: Fri May 25, 2012 9:27 pm
by Arabmann
zingii wrote:Qaar baa xaaraan ah baa maqlay ee maxaa ka jira?

Sida la sheego qaar baa laga suubshaa dufta ama dhogorta
doofaarka.
I've come across information stating that. I only use (since years) miswak.

Re: Tooth Brush (xaram?).

Posted: Fri May 25, 2012 9:35 pm
by Somaliman50
zingii, adeer waxa xaraan ah waa hilibkii, dhogorta ama haraga waa ka duwanyahay

Re: Tooth Brush (xaram?).

Posted: Sat May 26, 2012 1:57 am
by Lillaahiya
Huuro!