Page 2 of 3

Re: Cunto karis

Posted: Fri Jun 01, 2012 5:29 pm
by Lillaahiya
Wadaadka maxaad igu diiday? Gadhkiisa aan u salaaxo oo 'aywa akhi' ku guro :lol:

Re: Cunto karis

Posted: Fri Jun 01, 2012 5:41 pm
by greenday
Something i can never get excited about is cunto karis :down: they make everything look easy lakiin :up:

Re: Cunto karis

Posted: Fri Jun 01, 2012 5:43 pm
by eliteSomali
Lillaahiya wrote:Wadaadka maxaad igu diiday? Gadhkiisa aan u salaaxo oo 'aywa akhi' ku guro :lol:
LOOOL! inaad fasahaadiso ood wadata qaloocan ood adiga saarantahy aad asagana saarto ayaan diidanahay. laakiin kan kale he's all yours. :lol:

Re: Cunto karis

Posted: Fri Jun 01, 2012 6:05 pm
by Lillaahiya
:lol: @ fasahaadiso. Weger. Mar haddu walaalka yahay, kolleyba wu liica. Ana toosi doona, sallaan camal ;) Kan yar marku qaangaadho ayaan ku qaban. Inleen waxaa cusub caalamka jecel mahaa :lol:

Re: Cunto karis

Posted: Fri Jun 01, 2012 6:18 pm
by eliteSomali
:lol: laba qof liskuma wadi karo ee hada mid u xilo.

Re: Cunto karis

Posted: Fri Jun 01, 2012 6:58 pm
by Niya
The cookbook - Somali Cuisine by Barlin Ali is good too. Xawaash.com gets :up: :up:

Re: Cunto karis

Posted: Fri Jun 01, 2012 11:52 pm
by Twist
I subscribed to that channel when it was new & check their videos on Youtube as soon as they're uploaded. They make great Somali dishes. :up:

And LOL @ Ciise & Cambaro. Waar caruurta yaan lagu mar-marsiyoon ee shukaansiga luuqa u wareejiya, get a room.

Re: Cunto karis

Posted: Sat Jun 02, 2012 12:01 am
by Byootuhful
People actually read recipe books and ish? :?

You just jumble a bunch of ingredients together and serve it to the individual when he/she is starving, anything tastes great markaad gaajonaysid....

No big secret.. :roll:

Re: Cunto karis

Posted: Sat Jun 02, 2012 1:10 am
by Lillaahiya
^ Fadlan, cunta hagaagsan bar
eliteSomali wrote::lol: laba qof liskuma wadi karo ee hada mid u xilo.
Labada hadday raban na? Ka fikir :lol:

Macalim: Faraha naga qaad niyow. Ciise anaga cabnay. Intaas wuxuu isleeyahay ha la xidho oo markay prisonka ku soo abaado ayey aniga i guursan :lol: Filimka la soco.

Re: Cunto karis

Posted: Sat Jun 02, 2012 7:10 am
by PrinceDaadi
Lillaahiya wrote:^ Macal faraxashi ayaa la i hor dhiga weli, ka waran? Ma sidaada oo kale ba i mooday? Anigu madax baan ahaye 8-)

Daadi: Adba cuntada bar :up:
Luci, Anigu cuntada teeda dhadhanka Leh/macaan waa jecelahay nasiib daro ani wax ma kariyo marka markii aan mid duco qabto ah soo helo markaas ayaan caawimadaada u baahnaan doonaaa Haiti Alla Idmo.

Re: Cunto karis

Posted: Sat Jun 02, 2012 9:28 am
by Twist
LOL @ Ciise anaga cabnay! Khadiijaay, Ciise waa raggeedii & has got a game ee intaad cab is leedahay yuusan ku cabin. :lol:

PS: But seriously, do you ask your younger brother to make food for you? Qumayo yahey inanka confidence-sigiisa ayaad wax u dhimeysaa ee adiga jikada u gal, cunnada u diyaari so that he can own his future bitch and have her make his meals in a snap of a finger. 8-)

Re: Cunto karis

Posted: Sat Jun 02, 2012 11:45 am
by Lillaahiya
^ I'm talking about Cisse's younger brother :lol: :clap: And yes, waan ka shaqaysiiya. Haddi kale walaa caseeya oo dhulka ba la dhiga. Ciyaar mood caano boodha!

Daadi: Dee sooniga ku leh cuntada bar oo naftaada u kari. Gabadh maxaan ka sugi doonta? Billow 10 sano oo kale baajilar ahaani?

Re: Cunto karis

Posted: Sat Jun 02, 2012 12:31 pm
by Saraxnow
Don't they have surbiyaan on there? Possibly the hardest recipe yet.

Re: Cunto karis

Posted: Sat Jun 02, 2012 12:56 pm
by PrinceDaadi
Lillaahiya wrote:^ I'm talking about Cisse's younger brother :lol: :clap: And yes, waan ka shaqaysiiya. Haddi kale walaa caseeya oo dhulka ba la dhiga. Ciyaar mood caano boodha!

Daadi: Dee sooniga ku leh cuntada bar oo naftaada u kari. Gabadh maxaan ka sugi doonta? Billow 10 sano oo kale baajilar ahaani?
Khadijo Afsomaligaaga maxaa ku dhahay? bar mise baro?

Ani nolosha baajilaaarka waa la qabsaday marka hada hadii xataa aan guri yeeesho ma aqaano sida aan ula qabsan doono, iminka we dine at the best eateries so why bather cooking?

laakin waxaan ka cararooyaa inta guri yeelatid oo xaliimo ka rabto in aad guriga raaashin usoo doonato ey hadana waldaadac kariso.

Re: Cunto karis

Posted: Sun Jun 03, 2012 12:51 am
by Lillaahiya
^ :lol: Kaaga maxaa ku dhacay? Bar wa la odhan kara. Baajilar life wa laga weynada. Mideeda kale habeen walba makhaayad ka soo cashey wa qaali. Cunta aad iska karisid ba dhamaa.

Saraxnow: What's that :?