Page 2 of 4
Re: A Possitve Beginning for the Somalia and Somaliland Talk
Posted: Thu Jun 21, 2012 11:25 am
by The_Emperior5
Again we are not talking about isaaq so what if isaaq is majority we are talking how to talk to Somalia and how talks with Somaliland and Somalia will always fail because we cant agree on the most important thing

Re: A Possitve Beginning for the Somalia and Somaliland Talk
Posted: Thu Jun 21, 2012 11:28 am
by CaynabaX
Aryaadahee maatna na ma Xussein iyo Jibriil ayaa is haysta?
Re: A Possitve Beginning for the Somalia and Somaliland Talk
Posted: Thu Jun 21, 2012 11:28 am
by samatar133
The_Emperior5 wrote:Well that's true but if we couldn't agree the past 21 years samatar what makes you think we can agree now did the walanweyns change or not
Even today we didn't agree we just agreed to continue the talks and other stuff, the day they gooni isutaag issue is addressed is the day we can talk about this issue so far they didn't agree on something really beneficial for both Somaliland or even Somalia.
Talking to Somalia is useless and a waste of time i told you before.
emperior, inaar marka koobaad waxaan kugula talin lahaa inaad iska daysid isticmaalka kalmadan aflagaadada ah ee aaad had iyo goor isticmaashid, waa kalmada Walalwayn. Dhaqankeena suuban way ka reeban tahay inaanu dad isaga aflagaadayno micno la'aan, dadka soomaliyeed ee ku nool wadanka Somalia waa dad aanu walaalo nahay, umana qalmaan in loogu yeedho walaweyn iyo erayo kale oo yasid ah. marka labaad, waxaan aaminsanahay inay siyaasada arimaha dibada ee Somaliland ay gacanta ugu jirto ragii siyaadada maali jiray sidaa darteedna aanu jirin sabab kalifta in la warwaro. Wada hadaladanina maaha useless iyo waste of time ee micno wayn ayay Somaliland ugu fadhiyaan, waxa aanay noqon doonaan wado loo maro aqoonsiga Somaliland.
Re: A Possitve Beginning for the Somalia and Somaliland Talk
Posted: Thu Jun 21, 2012 11:29 am
by SahanGalbeed
The_Emperior5 wrote:Again we are not talking about isaaq so what if isaaq is majority we are talking how to talk to Somalia and how talks with Somaliland and Somalia will always fail because we cant agree on the most important thing


beautifully dumb .
Re: A Possitve Beginning for the Somalia and Somaliland Talk
Posted: Thu Jun 21, 2012 11:30 am
by The_Emperior5
War caynabo X sahan wa nin reer jabuuti ah walanweynta buu maanta baranaya

wuxu leeyahay walanweynta waxay u bahanyihin in la bad badiyo oo la jeclado walanweynta

Re: A Possitve Beginning for the Somalia and Somaliland Talk
Posted: Thu Jun 21, 2012 11:31 am
by SahanGalbeed
CaynabaX wrote:Aryaadahee maatna na ma Xussein iyo Jibriil ayaa is haysta?
Inaader u kaadi , heerkaas is la ma gaadhno inagu e

Re: A Possitve Beginning for the Somalia and Somaliland Talk
Posted: Thu Jun 21, 2012 11:35 am
by samatar133

guys please refrain yoursleves from talking qabiil nonsense, waxa laga hadlyaa wadamo ee discusionku halkaas buu ku qoruxbadan yahay ee ha badalina.
Re: A Possitve Beginning for the Somalia and Somaliland Talk
Posted: Thu Jun 21, 2012 11:36 am
by SahanGalbeed
The_Emperior5 wrote:War caynabo X sahan wa nin reer jabuuti ah walanweynta buu maanta baranaya

wuxu leeyahay walanweynta waxay u bahanyihin in la bad badiyo oo la jeclado walanweynta

War niyow dhegayso inadeer .
Anigu mid baan ku balan qaadaya . Hadda saw isla ma ' joogno halkan ?
Haddaad walanweynta halkan ku amaani waydo maalin dhow , markaa laga soo wada guuro , tii oo lagu gu qosloyo , ina Baxar la i ma yidha .
Waa ba intaas , khalas

Re: A Possitve Beginning for the Somalia and Somaliland Talk
Posted: Thu Jun 21, 2012 11:38 am
by qoraxeey
Re: A Possitve Beginning for the Somalia and Somaliland Talk
Posted: Thu Jun 21, 2012 11:39 am
by SahanGalbeed
Emperior waxa caloosha yara gujayaa waa tanoo miidhaan ^

Bilaa briig caadi ah
Re: A Possitve Beginning for the Somalia and Somaliland Talk
Posted: Thu Jun 21, 2012 11:39 am
by The_Emperior5
Sahan u dealing with these people
i cannot be in the same room with these people
Re: A Possitve Beginning for the Somalia and Somaliland Talk
Posted: Thu Jun 21, 2012 11:41 am
by FarhanYare
Qoraxeey taasi been mahaan

Re: A Possitve Beginning for the Somalia and Somaliland Talk
Posted: Thu Jun 21, 2012 11:42 am
by SahanGalbeed
War Emperior , waynu isu dambayna

Re: A Possitve Beginning for the Somalia and Somaliland Talk
Posted: Thu Jun 21, 2012 11:42 am
by qoraxeey
SahanGalbeed wrote:Emperior waxa caloosha yara gujayaa waa tanoo miidhaan ^

Bilaa briig caadi ah
bilaa briig = the one without braks ... funny .. i know a waaqoyi person around here who is called that
u people are so funny .. destroying the english language
Sahaan maxa ii nacdaay .. huunooow
Re: A Possitve Beginning for the Somalia and Somaliland Talk
Posted: Thu Jun 21, 2012 11:44 am
by SahanGalbeed
Qoraxey ku ma nicine , I had him cornered , adiga ayuu kugu baxsaday .
Waad iga siidaysay , haye ?
Anyway , not a big deal , I'll get him another day