Page 2 of 2

Re: Habaryartay MaahMaah ayeey dadkii raaxada uga qaaday

Posted: Sat Jun 30, 2012 3:51 pm
by Maandhow
Ciil badanaa mar hore aan isa soo daadin lahaay, nasiib daro waxaad iigu heshay shaashada sida loo isticmaalo aad ugama faro dhuudhuubni :)

Re: Habaryartay MaahMaah ayeey dadkii raaxada uga qaaday

Posted: Sat Jun 30, 2012 3:56 pm
by DayaxJeclee
Maandhow wrote:Ciil badanaa mar hore aan isa soo daadin lahaay, nasiib daro waxaad iigu heshay shaashada sida loo isticmaalo aad ugama faro dhuudhuubni :)
:lol: :lol: :lol: :lol:

maanka gacaliye waan ku sheekaynaa mar kale waalaakiis. waan ku xumahaya in aan hadda kaa tago :rose:

wada hadal wanaagsan :D

habeen wanaagsan

Re: Habaryartay MaahMaah ayeey dadkii raaxada uga qaaday

Posted: Sat Jun 30, 2012 4:02 pm
by Maandhow
ha noqonin lee ghaabu siniiin ;)