Cirwaaq wrote:SareedoXareedo wrote:Cirwaaq your the best in kind funny way.

What did you like the most?
I tried to include something for genre...

8000 years history plus cave painting captivate me. hoobaal heesta kenaan

. middle part my mind wonder off.

. and silaanyo nacas looma sheegayo,fariida waa ogyahay meesha lagu socdo
what about future characters waaq mini series.
Afkoobe: qodobkasto oo laga hadlaayo jawaabtiisu waa isku mid. Sanqad uunba uuna ka yeeri
Beenbaansi: (baansi = banaanbixis la soo gaabiye) beenbuufiye
Ilkociro : ilkaha lee kuu cadeeynaa, marka hore waxaad u malaynee in uu qodan yahay ama waayo aragyahay, markaad baartid wuxuu kugu noqon hawo eber ah oo wax ka danbaynin.
Qalqaloociye: kani galbeedka ayaa wax ku soo bartay. markuu qodbaynaayo labo eray oo af soomaali markuu ku hadloo lix shiisheeye ayuu ku daraa. dadwaynaha dhagaysanaayo waxaa uu sheegaayo ma garnaayaan.
Suuldhuq: waa tuug baa is gaarsiinta iyo taliyaasha dalka ay yiraahdaa, suuqan waa loo galiyey in uu yahay nin hanti dalka boobay. si kasta ha ahaatee taageerayaashiisa sanadba sanadka ka danbeeyaa waay sii kordhaayaan
Suuldhuq tageerayaashiisa waa ka mid ah: fuundiyasha cariishada dhiso, canoolayda, kabo tolayaasha, geel gadayaasha, ari gadayaasha, cir luuxyaasha, bakayla dabayaash, wartada iyo dhamaan muruqmalaasha dalka. markaad waydiisida taageerayaashiisa waxay ku lee yihiin waxkasta ha cuna xaasida ma ah, shisheyahan wuu neceb yahay.
Ka soo jawaab cirka . adiga lee iska leh
