



Moderators: Moderators, Junior Moderators
FarahWithFlare wrote:SareedoXareedo wrote:FarahWithFlare wrote:Malawax iyo dallac bilaash maankaas u roon yahay.
Sareedo lee fahmeeso warkaas iyo Lamagoodle.
Ilkahaa iga dhacay mar hore kulli, malawaxa iyo dallac bilaash perfect for chewing food with your gum when you are missing all teeth![]()
Caloolaydana waa muud muudsanaa ma xuma iyadana.
Ma illoowday cajuus inaan ahay? Bakoorad, koofiyo barawaani, shaal, iyo macawaiis aan qabaa hadda xataa as I type this. Odayaashii komputer ay barteen sida loo isticmaalo.
Si kale oo gabar igula baashaaleeso ma jirto sareedooy. Oday calool kuusan, oo bidaartiisa garoonka dayuuradaha tahay yaa war ka hoos qaadaayo in real life and face to face? Hadda shaashadda computerka gadaashiisa aan ku dhuumanaayaa LOL. Yaa ii jeedo? Qofna.
SareedoXareedo wrote:
aray yaa cajuus ka fiican. bocor yaa rabo. bidaarta shumis aa eber loo dhigaa. caloosha kuusan waa lagu boodboodaa