My Snet pledge; To only communicate in Somali...
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2598
- Joined: Mon Jun 25, 2012 7:11 am
- Location: Kr
Re: My Snet pledge; To only communicate in Somali...
wax badan ayaad yacni ku celcelis, adigoon marnaba soomaaliga kan udhigmo uu yahay: hase yeeshee , teeda kale, sidaas awgeed, waxaan ula jeedaa iyo wixii la mid .
maamduuc,sharci= xeer
wadan=dal, dalka
afsoomaali carabi aad intii badan ku hadashaan. iyadoo ereyadaa soomali ah aad wada garanayasaan.
maamduuc,sharci= xeer
wadan=dal, dalka
afsoomaali carabi aad intii badan ku hadashaan. iyadoo ereyadaa soomali ah aad wada garanayasaan.
- Twist
- SomaliNet Super
- Posts: 12420
- Joined: Sat Jun 25, 2011 11:14 pm
- Location: In your neighbors' lawn, stalkin' your mom
Re: My Snet pledge; To only communicate in Somali...
Waa qoraal iyo aragti wanaagsan. Aniguba in muddo ah ayaan rabay in aan sameeyo mowduuc Af-Soomaali ah, sida sheeko taxane ah ama arin laga wada hadlo oo ku saabsan bulshadeena, wax walboo ay ahaato.
Dhabtiina waa sidaad sheegtay oo dad walba oo dunida ku nool ayaga ayaa afkooda ama sare u qaadi kara oo qiime u yeeli kara, ama daayici kara, sida aan inagube taayada ku wadno hadda.
Waxaa nasiib-xumo ah in Af qoraalkiisa ay muddo intaa le'eg iyo dhaqaale iyo maskaxba ay ku baxdo qoriddiisa, aan si sahlan u dayaceyno. Waxaad soo xusuusaneysaa maah-maahdii Soomaaliyeed ee ahayd, "Rooti qof aan cunnidiisa aqoon ayuu ag yaalaa." Bal ka fikir xilli uu qofka Soomaaliga (waaba inta yar oo faro kutiriska ahayd oo xiligaa wax qori jirtay akhrinna jirtay) wax ku qori jiray xarfo luuqado ajnabi ah oo aan xiligaa afka Soomaaliga ku qornayn. Qiyaas dhibaatada iyo jahwareerka ka haystay dadka xiligaa noolaa in ay wax qoraan ama akhriyaan? Inagana maanta waxaan heysanaa Af qoran oo laga soo shaqeeyay, mana naqaano sidii aan uga faa'iidaysan lahayn.
Inkastoo waxyaabo badan loo aaneyn karo hoos u dhicidda luuqadeena, waxaa ugu horeeya u soo kicidda dalalka shisheeyo oo ay sabab u ahayd dagaalkii sokeeye, taasoo sababtay in jiil dhan oo qurbaha ku dhashay ama ku barbaaray aan ama akhrin/qorin Afka Soomaaliga, amaba aanan ku hadli aqoon, taasoo loo aaneyn karo gaabin xagga waalidka ah iyo weliba bulshada Soomaaliyeed ee qurbaha ku nool oo aan ihtimaam sidaa u wayn siinin afka.
Allaa kariim!

- BlackVelvet
- SomaliNet Super
- Posts: 23249
- Joined: Thu Mar 11, 2010 2:54 pm
- Location: On Idman's mind
Re: My Snet pledge; To only communicate in Somali...
Af Somaali waan aqrin kara lakin niyada ayaa i jabto marka aan qoraal dheer oo af Somali ah aan arko. Halahas dhan ma aqrin kari, xata ciyow ma u aqrin kari sida aan u fahmo waxa laga hadlaayo 

- Twist
- SomaliNet Super
- Posts: 12420
- Joined: Sat Jun 25, 2011 11:14 pm
- Location: In your neighbors' lawn, stalkin' your mom
Re: My Snet pledge; To only communicate in Somali...
^ Practice (and strong will) is the secret.
I am sure if you're told now to master a foreign language in the next 12 months & you'll land a guaranteed good paying job you'll be fluent in it in no time.

I am sure if you're told now to master a foreign language in the next 12 months & you'll land a guaranteed good paying job you'll be fluent in it in no time.

- BlackVelvet
- SomaliNet Super
- Posts: 23249
- Joined: Thu Mar 11, 2010 2:54 pm
- Location: On Idman's mind
Re: My Snet pledge; To only communicate in Somali...

Can you skim through a somali text and get the jist of it without reading it all?
- Twist
- SomaliNet Super
- Posts: 12420
- Joined: Sat Jun 25, 2011 11:14 pm
- Location: In your neighbors' lawn, stalkin' your mom
Re: My Snet pledge; To only communicate in Somali...
Of course I can. What FOB can't?
You guys grew up speaking & thinking in foreign languages (first Sawaaxili iyo wax baas
and then English) and for us we went to Somali dugsi hoose + dhexe. 

You guys grew up speaking & thinking in foreign languages (first Sawaaxili iyo wax baas

Re: My Snet pledge; To only communicate in Somali...
If my mind serves me right there's "general - soomaali" forum that has been collecting dust for a long time. Maybe it is time we revive it. Abukar, have you ever posted there?
- BlackVelvet
- SomaliNet Super
- Posts: 23249
- Joined: Thu Mar 11, 2010 2:54 pm
- Location: On Idman's mind
Re: My Snet pledge; To only communicate in Somali...
It must be strange: going to school and all your classmates being Somali and all your neighbours being Somali and in the shops and everywhere around you.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 10831
- Joined: Fri Feb 29, 2008 4:55 am
- Location: Stonetown, Zanzibar
Re: My Snet pledge; To only communicate in Somali...
Voltage a.k.aThe Republic iyo Twist ayaa threadkan kharibey. Bal maxaay ugu hadli wayeen af somali sida kof kasto kale.

-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1451
- Joined: Thu Mar 19, 2009 5:32 am
Re: My Snet pledge; To only communicate in Somali...
Macalimiinteydii afka Somaliga:
1. Ustaad dhicisoow
2. Jaraaidka Xog-Ogaal
3. Jaraaidka Qaran
1. Ustaad dhicisoow
2. Jaraaidka Xog-Ogaal
3. Jaraaidka Qaran
- TheblueNwhite
- SomaliNet Super
- Posts: 11301
- Joined: Mon Feb 14, 2011 2:34 pm
- Contact:
Re: My Snet pledge; To only communicate in Somali...
Wallee walaalkey afarqooblaha ah inaba caadi ma aha. Kii Ulterior iyo tii Blackvelvet ayaan mar cashar u bilaabey, olole dhaqan celis ah camal, maantana waa mashaa Allah sidaad aragto. Blackvelvet ayaa weli is adkeyneysa laakiin waa lagu tufaayaa tahliil badan si ay qoraalada dhaadheer u aqriso. 

- BlackVelvet
- SomaliNet Super
- Posts: 23249
- Joined: Thu Mar 11, 2010 2:54 pm
- Location: On Idman's mind
Re: My Snet pledge; To only communicate in Somali...
Maxaa ka wada UM aya iga af Somali fican?TheblueNwhite wrote:Wallee walaalkey afarqooblaha ah inaba caadi ma aha. Kii Ulterior iyo tii Blackvelvet ayaan mar cashar u bilaabey, olole dhaqan celis ah camal, maantana waa mashaa Allah sidaad aragto. Blackvelvet ayaa weli is adkeyneysa laakiin waa lagu tufaayaa tahliil badan si ay qoraalada dhaadheer u aqriso.

Waxas wax la aqbali karo ma'aha, waa cawa iyo waagi bariye! Aniga iyo asaga sharax ayaa noo dhaxeyo, maxaan rajeyna in uusan arkin waxaad qortay. Marki dambo aan neys kala bar bardhigeysid, macalin keena ahaan, maxaan filinaaya in aan aniga galaska uugu sareynaayo. Ila iyo markaas waa in aniga iyo HiraanOnline saxibo noqono, anigo qatar ah aan soo laabana

- TheblueNwhite
- SomaliNet Super
- Posts: 11301
- Joined: Mon Feb 14, 2011 2:34 pm
- Contact:
Re: My Snet pledge; To only communicate in Somali...
UM waa duuley. Asagoo dhahaayo war qoraalkaan wuu igu dheeryahay ma aanan arag, adiguse waxaad marwalba tiraahdaa madaxa ayaa igu xanuuna qoraalada dhaadheer, ma Nigerian baan ku soo qornaa markaa?
UM v BV battle hadaad rabto, sheego time waala la isku dubaridaa, iskeen lee.

UM v BV battle hadaad rabto, sheego time waala la isku dubaridaa, iskeen lee.
- BlackVelvet
- SomaliNet Super
- Posts: 23249
- Joined: Thu Mar 11, 2010 2:54 pm
- Location: On Idman's mind
Re: My Snet pledge; To only communicate in Somali...
Maya maya mahadsanid maxaan ka jeclahay guerilla warfare ahaan in aan uuga raayo, runta hadii la sheego sida kale woo iga rayna

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 14 Replies
- 933 Views
-
Last post by Hyperactive
-
- 4 Replies
- 563 Views
-
Last post by STOP!
-
- 7 Replies
- 1002 Views
-
Last post by Berke
-
- 21 Replies
- 1462 Views
-
Last post by kambuli
-
- 0 Replies
- 862 Views
-
Last post by Prlnce
-
- 0 Replies
- 365 Views
-
Last post by AbdiWahab252
-
- 6 Replies
- 866 Views
-
Last post by Minneapolis Mayor
-
- 8 Replies
- 1316 Views
-
Last post by abucubeed
-
- 13 Replies
- 10451 Views
-
Last post by zamindawari
-
- 14 Replies
- 1105 Views
-
Last post by Basra-