

[youtube]IOaxExKVjDc?[/youtube]
Moderators: Moderators, Junior Moderators
SareedoSareedoXareedo wrote:Hibo nuur
Magool, Ilaahay naxariista janno ha ka waraabiyo. Abwaan Hadraawina ilaahay waxaan uga baryeyaa cimri dheer iyo caafimaad.SareedoXareedo wrote:Abwaan Hadraawi ,Codka Magool
Thanks for the website, heeso qaraami ah ayaa ku jira oo muddo dheer iigu dambeysey.