nin reer mudug

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
kambuli
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17268
Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
Location: Proud Toothless Old Faqash Woman

Re: nin reer mudug

Post by kambuli »

^Waryaa masaajidka ciyaarta ka daa kulahaa :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:
User avatar
Babygirl-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12897
Joined: Sat Aug 23, 2008 3:43 pm
Location: Khaatumite soil.

Re: nin reer mudug

Post by Babygirl- »

Jam Street wrote:Gaalkacyo aa hada kahor laba nin oo meel wada joogto waxee maqleen adinka salaada. Asxaab iska taaraku salaat ah oon waligood tukan adina maqlin.

Adinkii markuu maraayo "xaya cala salaat, xaya calal falaax" aa mid ka mid ah labadoodii intuu soo booday uu kii kale ku yiri

"walaale cali salaad waanu gadhanayoo waa nin majeerten ehee cali falaax na kumuu ahaa"

Kii kale aa intuu soo booday yiri

"malaha waa Hawiye ayagaa cali falaax iyo magacyadda nuucaas ah la baxee".
:lol: :lol:

COOL-MAN wrote:Oday Abgaal ah ayaa salaadii duhur ka dib masaajid ka istaagay.
Areey gabarteey waa qangaartay , inta muslin ah ee meesha ku soo dukatay nin alle iyo ninkii diyaar ah gacanta kor ha u taago waan ku darayaa areey xabadna kama rabo.
Nin jareer ah ayaa gacanta taagtay.
intuu fiiriyay ayuu yidhi.
Waryaa masaajidka ciyaarta ka daa.. :lol:
Adeer Masajidka Ciyaarta kaada. :lol: :lol:
User avatar
Icey
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 737
Joined: Wed Nov 23, 2005 12:00 pm
Location: Hawada

Re: nin reer mudug

Post by Icey »

Jam Street wrote:Gaalkacyo aa hada kahor laba nin oo meel wada joogto waxee maqleen adinka salaada. Asxaab iska taaraku salaat ah oon waligood tukan adina maqlin.

Adinkii markuu maraayo "xaya cala salaat, xaya calal falaax" aa mid ka mid ah labadoodii intuu soo booday uu kii kale ku yiri

"walaale cali salaad waanu gadhanayoo waa nin majeerten ehee cali falaax na kumuu ahaa"

Kii kale aa intuu soo booday yiri

"malaha waa Hawiye ayagaa cali falaax iyo magacyadda nuucaas ah la baxee".
:lol: *Dead*
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”