Page 2 of 2
Re: A nice Somali Widow Wanted
Posted: Thu Sep 13, 2012 10:56 am
by caburiye1
Kulahaa Yemen widow ah soo guurso. hadii aan habaryartaa soo guursado aniga yaa habaryarahay guursanaayo. Yaa kaa aqli yar. What about Somali widows yaa umaqan

Re: A nice Somali Widow Wanted
Posted: Thu Sep 13, 2012 10:59 am
by Hyperactive

you made laugh laud wallah.
maya, i was talking about somali widows o yemen ko rafadsan.
garobyada, lamgoodle iyo AW ba expert ko ah bal ayagana la tasho.
Re: A nice Somali Widow Wanted
Posted: Thu Sep 13, 2012 11:05 am
by caburiye1
hyperactive wrote:

you made laud wallah.
maya, i was talking about somali widows o yemen ko rafadsan.
garobyada, lamgoodle iyo AW ba expert ko ah bal ayagana la tasho.
hada waan kufahmay. Waxaan uqaatay in aa dhahaysid Widow oo carab ah soo guurso. AW iyo kuwaas waxay raadshaan single mothers. Aniga waxaan rabaah gabar single ah through Geeri.
Re: A nice Somali Widow Wanted
Posted: Thu Sep 13, 2012 11:14 am
by LiquidHYDROGEN
Is this guy for real?
Re: A nice Somali Widow Wanted
Posted: Fri Sep 14, 2012 7:36 am
by salool
caburiye1 wrote:kambuli wrote:Cabudhiye,
Dee ma waxaanu ku nidhaahnaa gabdhaha, " Nin aan carruur dhali karin oo doonaya naag laga dhintey ayaan haynaa?"
More information is needed..
1. Sawirkaaga soo geli golaha...
2. Shaqadaada soo geli.
3. Warqad Caafimaad soo geli.
4. Qoladaada soo geli. (As you know dadbaa kala jecel qabiilyoonka Somaaliyeed)
iyo in kale oo badan

Kambuli, ofcourse sidaas ayaa ugu sheegaysaah. Hadii aan Caruur dhali karo Maba raadsadeen widow iyo Zidow midna.
Masawirkayga PM ka ayaan kuusoodhigaa Facebook gayga marka aa wax soo hesho. Dadka inta jooga hayga siin laakiin.
Waxaan ahay Support Staff company Kuyaal St. Paul. Cube yariis ah ayaan fariistaah oo aan projects kashaqaynaah aniga iyo kuwo gaalo ah.
Qoladeyda waa Cadaadoh.
Cafimaadka waa 100% Mark alaga reebo Low Sperm Count.
Horta wax soo arag waan heshiinaynaah. Laakiin bilshardi gabadha waa in ay tahay widow.
I mean Odaygeedii waa in uu real udhintay not in uu coma kujiro xitaa because what if uu soo raysto.
Ta ninkeedo coma ku jiro ma ku banaan tahay horta.
What a funny thread, thanx for the laughter i needed that.