kambuli wrote:Are you folks sure mese waa just defend it no matter what![]()
![]()
Ilaahay been haka dhigo..Otherwise it will be very scary...
Mr. Wise,
Ceebwaa nala neceb yahay lama yidhaahdo...Qofkii ku naca muxuu ku yeeli karaa isagaa qalbigiisa iska xumeeyey eh? Ilaahay uunbaa wax ku yeeli kara waxna ku tari kara....
and remember always don't shoot the messenger...Maalin walba meeshan war laaga soo xigtey ayaa website-yada kale ayaa lugusoo qoraa....a
adigu xitaa maad hubsan inuu jiro warkani iyo in kale weerar iyo difaac baad gashay, miyaand hubsaynba, ba'a
Some of us have relatives that were killed or injured in Hargeisa when terrorists blew up the U.N compound. I doubt anyone would defend someone that has killed or harmed their relatives or nation.