inaad sheeko beeralay dhegtii lagaa shubay, hadeeray ii cadaatay. xata nin siyaasad fahma maba tihid. dont you know about the beef between the ARPCT and the ICU? it was mohamed dheere that brought mudane c/laahi yusuf to jowhar, they were allies from the time aideed AUN was around. xoog aadan weligaa lahaan jirin baad isu dhedhejinaysa ninyahow,

the entire security ministry waxaa haystay qanyare afrax, nin kastoo sarkaal sheegta waxaa la daba marin jirey qanyare afrax, again they could not bring their own militia ayagiiba yaa naftooda u baqaayay maxay difaaci karaan.

why do you think your ministers and officials ran for their lives when the habash left, war qeybdiid waa danayste la yaqaan, maslaxad iyo qabiil kama fekero cidaana jufadiisa hoose ahayn. bal car wax sameeya wuxuu fadhiyaa gaalkacyo maanta waa ninkii cagta idiin mariyey dalkana idinka saaray

ninyahow ceeb hadey cid u sugnaatay waa idinkka leeh. i will leave you to parade around with c/laahi yusufs name, the same man oo xasan daahir u xabisnaa in boosaaso, the same man oo ceydiid timaha u salaaxeeyn jiray and the same man who cried when ina salaad boy was calling the shots. runtii you should be grateful that reer mogadishu have some kind of courtesy for others. besides the intensity of the civil war of the early 90s, somali oo dhan xamar wey ku harsan jirtay. even day well known warlord Moorgan is in xamar right now, kawaran haduu joogi lahaa hargeisa ama kismaayo...heck if your kind were custodians of a capital city, Ilaah baan ku dhaarshe soomaali wey ku rajo beel lahaayeen.
p.s. tbh you can say what you want about shariif, kolay nin sidaas sameeyey raali kami ahi and i agree he decieved a lot of people.