reading this book reminds me how hyperactive writes af somali

maybe he wrote this book in another life
Dhulbahante and Habar jeclo story, here it goes
Beri hore Idor iyo Daarood baa isku hooyo ahaa, hooyadoodse waa Habar. Markasey abaari dhacday, markaasuu darood yiri Habartani eynu dilno, ileyn waxaynu naftenu cuno maheysanee. Markaasaa Idor yiri anagu hoyaden dili meyno, weynu heysan. Markasbaa Darod yiri anigu dhulkayga ayan u kacayaa oo dhulkan waan kabahayaa.
Markasaa loo bixiyey Dhulbahanta. Idor baa dhulkiisi fariistay oo loo bixiyey Habar Jeclo. So that is how the names Dhulbahanta and Habar Jeclo came to be
