Somali mother accused of trying to circumcise her kids

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
union
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9071
Joined: Sat Oct 31, 2009 8:02 pm

Re: Somali mother accused of trying to circumcise her kids

Post by union »

This deluded woman is a victim herself. She has been brainwashed by a misogynistic patriarchal culture to hate herself and her body. Her sentence should be four years in a feminist all-women American college, majoring in women's studies with a minor in female empowerment.
S-D-M
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5774
Joined: Tue Dec 20, 2005 6:03 pm
Location: Never take life seriously. Nobody gets out alive anyway.

Re: Somali mother accused of trying to circumcise her kids

Post by S-D-M »

Thuganomics wrote:Look at the difference in skin tones her messed up Diana enriched skin and the beautiful natural tones of her little girls.If anything I'd arrest her just for that

:up: :up: :up:
User avatar
kambuli
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17268
Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
Location: Proud Toothless Old Faqash Woman

Re: Somali mother accused of trying to circumcise her kids

Post by kambuli »

Mid uskag ah ayaa jaajuustyey :down: Xaasidad Fowqal Xaasidad :down:
User avatar
Lillaahiya
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9782
Joined: Tue Sep 08, 2009 1:35 am

Re: Somali mother accused of trying to circumcise her kids

Post by Lillaahiya »

Keyblade wrote:Holy fuck she looks just like my mom minus all the powder/whiteneing.
Hooyada wa naag qurux badan haddaaba :up:
salool wrote:Sida inan 16jir ah loo xalaalen kara horta, wax dhici kara maba aha
Wa runta. Lix amba todoba jir wax ka weyn lamaa xalaalayn karo. Gabadh weyn oo caada leh na ka waran :down:

Hablahan wa caruuro yaryare, qiiso ka daran baan hayaa. Tu magaaladeedan joogto oo markay 17 jir gaadhey bey nin la saaxibtay. Mudo ka dib, waxay islaa fahmayn inay islaa seexdan. Shoow ayada markey yareed ayaa la xalaaleeye oo wey tolan tahay. Ti ba dhakhtarka tagtay oo tidhi i furfura. Sharciga na, qofku marku 18 jir ka yar yahay, wa minor. Dhakhtaradi markey aragtay ina la guday ayey child services garaacday. Inanti hooyadeed ayaa la qabsaday oo maxkamad la dul saaray. Awladkeeda kalena wa laga qaaday. Siddi ay kolba child services iyo maxkamada ku meeraysanaysay ayaa shaqadeedi labaad laga eriye. Caruurtan abahood ma joogo oo mar hore ayuu islaanta furay, deetana ayadana labo shaqo bey kalaa waday si ay biilasha bixiso. Tan karrahaysatayna wa curadkeeda. Mideeda kale, markey Soomalia joogayn ayaa inanta hooyadeed safar u baxday oo waxay ka tagtay gabadha ayeeydeyd iyo habaryarteed. Intey ey maqnayd ba inanta la xalaaleeye.

Hadday iska sugi lahayd sannad qudha :mindblown:
grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Re: Somali mother accused of trying to circumcise her kids

Post by grandpakhalif »

Lillaahiya wrote:

A story filled with injustice ,betrayal and tragedy. :wow:
User avatar
Keyblade
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6180
Joined: Wed Dec 07, 2011 10:01 am
Location: I don't mean to dwell, but I can't help myself.

Re: Somali mother accused of trying to circumcise her kids

Post by Keyblade »

Lillaahiya wrote: Mudo ka dib, waxay islaa fahmayn inay islaa seexdan.
:lol: :lol: I don't know if it's just you or if the somali language is overly diplomatic.
User avatar
Lillaahiya
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9782
Joined: Tue Sep 08, 2009 1:35 am

Re: Somali mother accused of trying to circumcise her kids

Post by Lillaahiya »

^ I was debating on whether to use "inay tuntan", "xashitan", & "inay islaa seexdan" :lol:
User avatar
Keyblade
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6180
Joined: Wed Dec 07, 2011 10:01 am
Location: I don't mean to dwell, but I can't help myself.

Re: Somali mother accused of trying to circumcise her kids

Post by Keyblade »

:dead:

You should've went with inay tuntaan.
User avatar
ZubeirAwal
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15174
Joined: Sat Mar 19, 2011 1:05 pm
Location: No one feels safe from hypocrisy except the hypocrite.

Re: Somali mother accused of trying to circumcise her kids

Post by ZubeirAwal »

female xalalays is not part of islam, its a backward thing, wtf's wrong with somalis.
User avatar
salool
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7692
Joined: Tue Oct 18, 2011 10:15 am
Location: "Live Each Day As If It Were Your Last... Tomorrow is Not Promised."

Re: Somali mother accused of trying to circumcise her kids

Post by salool »

Lillaahiya wrote:
salool wrote:Sida inan 16jir ah loo xalaalen kara horta, wax dhici kara maba aha
Wa runta. Lix amba todoba jir wax ka weyn lamaa xalaalayn karo. Gabadh weyn oo caada leh na ka waran :down:

Hablahan wa caruuro yaryare, qiiso ka daran baan hayaa. Tu magaaladeedan joogto oo markay 17 jir gaadhey bey nin la saaxibtay. Mudo ka dib, waxay islaa fahmayn inay islaa seexdan. Shoow ayada markey yareed ayaa la xalaaleeye oo wey tolan tahay. Ti ba dhakhtarka tagtay oo tidhi i furfura. Sharciga na, qofku marku 18 jir ka yar yahay, wa minor. Dhakhtaradi markey aragtay ina la guday ayey child services garaacday. Inanti hooyadeed ayaa la qabsaday oo maxkamad la dul saaray. Awladkeeda kalena wa laga qaaday. Siddi ay kolba child services iyo maxkamada ku meeraysanaysay ayaa shaqadeedi labaad laga eriye. Caruurtan abahood ma joogo oo mar hore ayuu islaanta furay, deetana ayadana labo shaqo bey kalaa waday si ay biilasha bixiso. Tan karrahaysatayna wa curadkeeda. Mideeda kale, markey Soomalia joogayn ayaa inanta hooyadeed safar u baxday oo waxay ka tagtay gabadha ayeeydeyd iyo habaryarteed. Intey ey maqnayd ba inanta la xalaaleeye.

Hadday iska sugi lahayd sannad qudha :mindblown:
Naagta qooqday nacasaysana, bal reerkoogi siday oo gashay eeg, nacaska ay isku furfurayso maxay ii guurso oran wayday :down:
Tacab qasaare! marka sheekadi maxay ku danbaysay, islaanti ciyaalki ma lo so celiyey?
User avatar
Thuganomics
Posts: 14075
Joined: Wed Sep 08, 2010 12:56 pm
Location: Arguments gain nothing but resentment, Disscussion however creates learning

Re: Somali mother accused of trying to circumcise her kids

Post by Thuganomics »

Wow!:Lucious, I didn't know you could write Somali sidaa oo kale :up: :D
User avatar
Lillaahiya
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9782
Joined: Tue Sep 08, 2009 1:35 am

Re: Somali mother accused of trying to circumcise her kids

Post by Lillaahiya »

^ Haaheey :clap:

Key: Waxaan idhi PC (politically correct) noqo :D

Salool: Xooga ka dib ayaa loo soo celiye caruurti marka la ogaaday inaanay ayada xalaaleyn oo inanteeda tidhaahday ayeeyday iyo habaryartay ba siddaan i galey ee hooyaday iska dhaafa. Wa goorma laakin? Markey magaceeda/sharafteeda ku ciyaartay.
User avatar
Keyblade
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6180
Joined: Wed Dec 07, 2011 10:01 am
Location: I don't mean to dwell, but I can't help myself.

Re: Somali mother accused of trying to circumcise her kids

Post by Keyblade »

:lol:

The way you put it makes it sound like they had an urgent meeting in the morning to discuss the merits of isla seexashada. And after a grueling couple of hours of intense scrutiny, the came to the common understanding that they should do it.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”