Page 2 of 2

Re: ciidamadii ugu badnaa PL oo Dhahar ku wajahan

Posted: Mon Nov 26, 2012 5:53 pm
by Somalistan
Gantaal05 wrote::lol: :lol:
i see idoor's are afraid

you people started this, we will end it 8-) we re' not going to tolerate Puntlands borders to be disputed.

Fact is Ciidanka qaranka daraawishta Puntland is in Yubbe close to Dhahar tonight 8-)

we'll see tomorrow morning.
ciidanka qaranka kulahaa. Quit stealing our name. call your miltias something else. Maybe dafoor qiiq ops or something..

Re: ciidamadii ugu badnaa PL oo Dhahar ku wajahan

Posted: Mon Nov 26, 2012 6:05 pm
by Gantaal05
Somalistan wrote:
Gantaal05 wrote::lol: :lol:
i see idoor's are afraid

you people started this, we will end it 8-) we re' not going to tolerate Puntlands borders to be disputed.

Fact is Ciidanka qaranka daraawishta Puntland is in Yubbe close to Dhahar tonight 8-)

we'll see tomorrow morning.
ciidanka qaranka kulahaa. Quit stealing our name. call your miltias something else. Maybe dafoor qiiq ops or something..
what next? stop speaking afsomali.... b'coz it's ours perhaps? :arrow:

Re: ciidamadii ugu badnaa PL oo Dhahar ku wajahan

Posted: Mon Nov 26, 2012 6:06 pm
by Gantaal05
Wararkii ugu dambeeyey xaalada Dhahar– Ciidamada Puntland oo ka hor tagay fara gelinta somaliland.

Wararkii ugu danbeeyey ee naga soo gaaraya Gobolka Sanaag ayaa waxay sheegayaan in ciidamada Puntland ay heegan la galiyey, iyadoo ay saaka aroortii hore ciidamo dheeraad ahi oo ka yimi Bosaaso ay soo gaareen Magaalada Dhahar ee xarunta Gobolka Haylaan isla markaan difaac ka galeen dhinaca Koonfureed iyo dhinaca Galbeed ee magaalada ayna xireen jid cadayaashii ka iman jirey Booda Cade, Xingalool iyo Buraanba.



Ciidamada oo ku hubeysan baabuurta Gaashaaman ee dagaalka ayaa sidoo kale waxaa lagu amrey iney difaacaan magaalada DHahar oo ay duulaan ku yihiin ciidamada Somaliland oo hawdka soo marey isla markaana soo doc maray wadada Xingalool-Dhahar.

Waxaa xusid mudan in ciidamada Somaliland ee Sanaag iyo Haylaan kusoo wajahan ay yihiin kuwo lasoo abaabuley una socda inay colaad ka abuuraan deegaanka, sida aan ku heleyno warar ka ka imaanayaa Ceerigaabo waxaa iyana jira ciidamo lagu diyaarshey Ceerigaabo isla markaana ku wajahan Hadaaftimo iyo Badhan ay wadaan oo hor boodayaan Gurey Cismaan iyo Cabdixakiim Wahaabi.

Ciidamada Somaliland oo markii hore soo galay Magaalada Shinbiraale ee Gobolka Sanaag ayaa isaga baxay kadib markii ay cadaadis kala kulmeen dadka deegaanka oo ka biyo diidey codeynta Doorashooyinka degmooyinka Somaliland iyadoo Shinbiraale ay hoos timaada Degmada Ceerigaabo.

Sidoo kale ciidamadan wada Sanaadiiqda codbixinta ayaa waxaa loo diidey iney galaan Damala Xagare, Dawaco, Carmale, Ceelbuh iyo Xingalool isla markaana ay dadka deegaanku si qayaxan u diideen iney soo galaan deegaamadooda iyadoo dhamaan magaalooyinkaasi ay dadka deegaanku isu diyaariyeen iney dagaal kala hortagaan ciidamada ka yimid Hargeysa.
Ciidamada Daraawiishta ee Puntland ayaa sidoo kale waxaa la geeyey Kab gubataale oo ku taala wadada Ceerigaabo-Hadaftimo isla markaana goob istaraatiji ah iyadoo ciidamadaas uu hogaaminayo Col C/llahi Cumar Cashuur, taliyaha ciimada Daraawiishta Puntland ee Sanaag.

Dhinaca kale Gudoomiyaha Gobolka Sanaag, Mudane Maxamuud Ismaaciil ayaa si weyn uga digey hagar daamada Somaliland iyo abuurida qalalaasaha iyadoo gudoomiyuhu sheegey in geeridu dhibeyso ninka dhoofka ku yimi isla markaana sheegey in dhamaan Gobolka Sanaag looga diyaar garoobey dagaal iyo is difaacid.

Wararka rasmiga ah ee Xaalada Gobolka Sanaag kala soco Puntlandi, warkasta oo soo kordha waan idiin soo gudbineynaa saacad ka saacad.

Puntlandi.com

Re: ciidamadii ugu badnaa PL oo Dhahar ku wajahan

Posted: Mon Nov 26, 2012 6:07 pm
by The_Emperior5
:stylin: :stylin: :stylin: :stylin: :stylin:

Re: ciidamadii ugu badnaa PL oo Dhahar ku wajahan

Posted: Mon Nov 26, 2012 6:12 pm
by Gantaal05
The_Emperior5 wrote::stylin: :stylin: :stylin: :stylin: :stylin:
you won't be dancing like that by tomorrow adigoo lug jaban baad xaargeysa ku laaban iyo meesha baas aad ka timid :lol:

Re: ciidamadii ugu badnaa PL oo Dhahar ku wajahan

Posted: Mon Nov 26, 2012 6:14 pm
by Khalid Ali
Mudane gacmay will be tomorrow in dhahar he is warsangali dubays has lots of support in dhahar tomorrow he will visit dhahar bal carkee ninka taabta :stylin:

Re: ciidamadii ugu badnaa PL oo Dhahar ku wajahan

Posted: Mon Nov 26, 2012 6:15 pm
by FarhanYare
its time mjs free their cousins from iidoor dictatorship :ufdup:

Re: ciidamadii ugu badnaa PL oo Dhahar ku wajahan

Posted: Mon Nov 26, 2012 6:17 pm
by Gantaal05
GUUUL GUUUL GUUUL ciidanka daarawishta ee Puntland :stylin: :stylin: :stylin: :stylin: :stylin:

Puntland: Waan ka hortegaynaa doorashooyinka Somaliland ee Sanaag & Hayland

(Dhegayso).


Garoowe Isniin Nov 26, Wasaaradda amniga Puntland oo ka hadashay doorashooyinka Somaliland ee lasoo sheegayo inay kusoo fool leeyihiin gobolada Haylan iyo Sanaag, ayaa sheegtay in ciidamada amaanku ka hortagayaan isku dayga Somaliland ku doonayso inay doorashooyinkeeda kaga hirgeliso gobolka Sanaag & Dhahar.


Wasiir kuxigeenka Wasaarada amniga Dawlada Puntland Md Cabdijamaal Cismaan Maxamed oo waraysi siiyey Radio Daljir waxaa uu ku sheegay in Dawlada Puntland talaabo ka qaadayso maamulka Somaliland hadii ay isku dayaan inay Doorashooyinkooda keenaan gobolka Sanaag iyo Hayland.

Hadii la isku soo duulo waa la dagaalamayaa umana dulqaadanayno dhul boobka Somaliland dalkayaga iyo dadkayagana waan difaacanaynaa" Ayuu yiri Cabdi Jamaal Cismaan Wasiir kuxigeenka amniga Puntland.

C/jamaal Cismaan ayaa beeniyay ciidamo Somaliland katirsan oo la sheegay inay soo gaareen degmooyinka Laasqoray iyo Baran oo ka tirsan gobolka Sanaag waxaana uu sheegay in halkaasi ay Puntland ku sugan tahay.
Cabdi Jamaal Cismaan oo Daljir weydiisey wararka sheegaya in Puntland ciidamo badan geysey Dhahar ayaa sheegay in halkaasi ay u tageen difaaca deegaankoodda.

"Dahahar hadda anaa jooga Dawlada Puntland go'aan ayay qaadatay dad reer Puntland waxaan u sheegaynaa waxaa jira handedaad la idinku hayo marka dadka duulaanka ku ah qaranimadiina iska difaaca" Cabdi Jamaal Cismaan.
Degmada Dhahar ee gobolka Hayland waxaa xiligan ka jira dhaqdhaqaaqyo xoogan oo u muuqda saansaan colaadeed oo halkaasi ka aloosma, Maamulka Somaliland ayaa sheegay inay sanaadiiqda codbixinta geynayaan halkaasi iyadoo Dawlada Puntland ciidamo badan geytey halkaasi.

Diiwaanka Wararka
Radio Daljir
(B)

Re: ciidamadii ugu badnaa PL oo Dhahar ku wajahan

Posted: Mon Nov 26, 2012 6:19 pm
by Coldoon
Have you guys heard about the latest Khaatumo publicity stunt? :lol: We all know Khaatumo and Somaliland are working together, so in order to collect more welfare money from the mothers in the diaspora, Khaatumo decided to come up with a plan. They said we will act like we captured Ali Sundule, so the Dhullos from the Diaspora that are loosing faith in Khaatumo can regain "hope". :lol:

I bet you they will not shoot Ali Sundule. In fact, they will let him go. They will say this.

1) Sland militia attacked us and freed him.

or

2) He paid the guards and he escaped with the guards that were holding him back to Hargeysa. :lol:

Re: ciidamadii ugu badnaa PL oo Dhahar ku wajahan

Posted: Mon Nov 26, 2012 6:34 pm
by Gantaal05
breaking news,, ciidama dhan 3000 kun oo ku qalabaysan 80 tikniko ayaa ka soo baxay caasimada puntland ee garoowe waxaana u ah abaanduule taliyihii qaybta 54 raad ayax dhagoole. kuna wajahan sanaag iyo haylan


:clap: :clap: :clap: :clap:

Re: ciidamadii ugu badnaa PL oo Dhahar ku wajahan

Posted: Mon Nov 26, 2012 6:36 pm
by Coldoon
Gantaal05 wrote:breaking news,, ciidama dhan 3000 kun oo ku qalabaysan 80 tikniko ayaa ka soo baxay caasimada puntland ee garoowe waxaana u ah abaanduule taliyihii qaybta 54 raad ayax dhagoole. kuna wajahan sanaag iyo haylan


:clap: :clap: :clap: :clap:
:stylin:

Re: ciidamadii ugu badnaa PL oo Dhahar ku wajahan

Posted: Mon Nov 26, 2012 7:55 pm
by oxymoron
Wallahi they are not worth our gas, wa childish as soon as they hear Puntland Troops en route they run.

Let them take pictures with their voting boxes and head back to their Triangle. :lol:

Puntland is 1/3 of Somalia we can't keep chasing these fuckers in our God Given Massive land. :mrgreen: