Page 2 of 5

Re: Somali Problems

Posted: Wed Nov 28, 2012 5:07 pm
by Barwaaqoiyobashbash
Lillaahiya wrote:Wa xiligi aad is xariifin jirtey miyaa? War wa og tahay ee doqon ha iska dhigin.

:deadrose:

Re: Somali Problems

Posted: Wed Nov 28, 2012 5:12 pm
by AgentOfChaos
Lillaahiya: Sheekada hadaadba ka billowday "waad is xariifinaysaa" maxaaba inoo yaala meeshan walaal? Meeshaan ka hadal anigu iyo meeshaad adigu ka hadlaysid ismaba leh walaal. Btw are you from Mudug? :pac:

Re: Somali Problems

Posted: Wed Nov 28, 2012 5:16 pm
by Calibesteen
Agent,


You are child man, caano boore, go and drink some warm caano then go sleep. It is getting late.

Re: Somali Problems

Posted: Wed Nov 28, 2012 5:19 pm
by AgentOfChaos
LOL internet white knights everywhere.

Re: Somali Problems

Posted: Wed Nov 28, 2012 5:21 pm
by grandpakhalif
Calibesteen wrote:Agent,


You are child man, caano boore, go and drink some warm caano then go sleep. It is getting late.
:pac:

Re: Somali Problems

Posted: Wed Nov 28, 2012 5:26 pm
by Lillaahiya
:lol: :lol: Walle anigu mowjad kale baan ku jira, kow dheh. Ta labaad, waxay ilaa tahay inaad ka xumatay islaamahan aan af Ingriisi hagaagsan garaneyn oo la metalaayo, inleen kolley wa dhibaatada ku haysata. Gaalada waxay yidhaahdan "embrace it" ee ha xishoon :up: Ma fish mushkila :up:

Re: Somali Problems

Posted: Wed Nov 28, 2012 5:34 pm
by Saraxnow
Funny but I find the Canadian accent funnier,it's so jileec/ bakhti. :lol:

Re: Somali Problems

Posted: Wed Nov 28, 2012 5:38 pm
by AgentOfChaos
Lillaahiya: Wagar, xagaad inoola kacay oo buur kale inoo saartay. Wax aan xumaan u qaatay, ama aan ka xumaaday haba yaraatee ma jirto. Fidhiqooyinkan yar yarna hadalkooda waxba kamaan soo qaadin baa iga walaahi ah oo bilaahi ah.

Re: Somali Problems

Posted: Wed Nov 28, 2012 5:41 pm
by Saraxnow
AgentOfChaos wrote:Lillaahiya: Wagar, xagaad inoola kacay oo buur kale inoo saaray. Wax aan xumaan u qaatay, ama aan ka xumaaday haba yaraatee ma jirto. Fidhiqooyinkan yar yarna hadalkooda waxba kamaan soo qaadin baa iga walaahi ah oo bilaahi ah.

:deadrose:

Re: Somali Problems

Posted: Wed Nov 28, 2012 5:44 pm
by Lillaahiya
:lol: Dhaarta maxaa be keenay? Niyow waan kulaa kaftamaye ee cago dhigo.

p.s. I no u talg lik dis

Re: Somali Problems

Posted: Wed Nov 28, 2012 5:48 pm
by AgentOfChaos
Amba kaftan bay iga ahayd ee sheekada ii balbalaadhi.



whatchu talkin bout willis?

Re: Somali Problems

Posted: Wed Nov 28, 2012 6:06 pm
by Lillaahiya
-________________-

Nafsadi ba iga dhamaaday

Re: Somali Problems

Posted: Wed Nov 28, 2012 6:21 pm
by AgentOfChaos

Re: Somali Problems

Posted: Wed Nov 28, 2012 6:22 pm
by Lillaahiya
Why did you ask if I'm from Mudug?

Re: Somali Problems

Posted: Wed Nov 28, 2012 6:26 pm
by Twist
lol @ Lil & Agent.

I saw this one when they uploaded it yesterday and wanted to post it here, haddana waxaan ka baqay in lay dhaho, "how did you come across a clip of young teenaget girls?" :lol:

The youngest one though. She'll be nacnaciini markey soo weynaato. :shaq: