Page 2 of 3

Re: Newly chosen PM of Somalia to resign

Posted: Fri Nov 30, 2012 9:59 pm
by Coldoon
I'm also hearing that Xassan Shiikh wants to add Gedo to Bay and Bakol to form a State. I think this is what Shirdoon realized and wants to jump overboard before shit hits the fan. :lol:
Xog Rasmi ah– Shariif Xasan oo u ololaynaya in gobolka Gedo la hooskeeno Baydhabo
Posted by Pi on November 30th, 2012

Warkaan, Sawirada/Video-ga lama xadi karo, la xiriir Puntlandi Team
Gudoomiyhii hore ee Baarlamaanka Soomaaliya Shariif Xasan Sheikh Aaden oo gacan ka helaya Dowlada Federaalka ayaa bilahaanba waday olole ka dhan ah Maamu u sameynta Jubooyinka iyo Gedo, iyadoo ujeedada ugu wayn tahay in Magaalada Baydhabo xarun looga dhigo Maamul lagu magacaabo Koonfurta Galbeed Soomaaliya.

Inkastoo geed yar iyo Mid dheerba Muqdisho looga fuuley sidii looga hortagi lahaa Maamul loo sameeyo Labada Jubo iyo Gedo hadana waxaa maalmahaan soo baxaya in ay yaraatey awoodii Muqdisho ee lagu caburinayay Maamul u sameynta Jubooyinka tasoo hada keentey iney qorshe kale lasoo baxaan, Qorshahaasoo la doonayo in Gobolka Gedo looga reebo Maamul u sameynta Jubooyinka, waxaana qorshahaas la yimid Shariif Xasan Sheikh Aaden, oo isagu doonaya in Gobolka Gedo uu ka mid noqdo Maamulka Baydhabo.

Dadaalo xoogan ayaa hada ka socda Muqdisho kuwasoo la doonayo in khilaaf laga dhex abuuro Ergooyinka isugu tagaya Kismaayo si ay u sameystaan Maamul u gooni ah Gobolada Jubooyinka iyo Gedo,.

Weerarkaan cusub ee lagu soo qaadeyo Maamul usameynta Jubooyinka ayaa Muqdisho looga qoondeeyey lacago fara badan sida aan xogta ku helney, ujeedaduna waa in Gobolka Gedo laga reebo Maamulka Jubooyinka, si ka dib Gedo loogu khasbo iney raacaan Baydhabo, waana Qorshe kasoo maaxdey Maskaxda Shariif Xasan Sheikh aaden, Gudoomiyhii hore ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Shariif Xasan Waxaa horey loogu balan qaadey inuu isagu Madaxweynaha ugu horeeya ka noqonayo Maamulka Koonfur Galbeed.

Dhinaca Kismaayo waxaa hada ka socda abaabulka Shirwaynaha Ergooyinka ka imaanaya Sadexda Gobol si ay u ansixiyaan Qorshaha maamul u samynta Jubooyinka iyo gedo iyo inuu Gobol walba soo diro Xubnohooda Baarlamaanka markaas ka dibna la doorto Dowlada Jubooyinka.

Sida ay Puntlandi kala socdaan arimaha Maamul usameynta Jubooyinka waxaa kaloo socda Qorshayaal la doonayo in si deg deg ah Sadex daas Gobol looga xoreeyo Al-shabaab iyadoo lala kaashanayo Dowladaha Itoobiya iyo Kenya, waana Qorshaha ugu horeeya ee lagu dhaqaaqayo marka la sameeyo Maamulka Jubooyinka, Itoobiya iyo Kenyana way balan qaadeen iney Maamulka ka caawinayaan xoreynta Goboladaas si deg deg ah.

Puntlandi.com

Re: Newly chosen PM of Somalia to resign

Posted: Fri Nov 30, 2012 10:03 pm
by The`Republic
I don't see the name of the president anywhere in that article.

Some tabloid street talk about the disgraced Sharif Hassan, ex-Speaker of Parliament, a some fantasy about Gedo.

Re: Newly chosen PM of Somalia to resign

Posted: Fri Nov 30, 2012 10:10 pm
by Smile-LiKe-SuN-RiSE
Coldoon wrote:I'm also hearing that Xassan Shiikh wants to add Gedo to Bay and Bakol to form a State. I think this is what Shirdoon realized and wants to jump overboard before shit hits the fan. :lol:
Xog Rasmi ah– Shariif Xasan oo u ololaynaya in gobolka Gedo la hooskeeno Baydhabo
Posted by Pi on November 30th, 2012

Warkaan, Sawirada/Video-ga lama xadi karo, la xiriir Puntlandi Team
Gudoomiyhii hore ee Baarlamaanka Soomaaliya Shariif Xasan Sheikh Aaden oo gacan ka helaya Dowlada Federaalka ayaa bilahaanba waday olole ka dhan ah Maamu u sameynta Jubooyinka iyo Gedo, iyadoo ujeedada ugu wayn tahay in Magaalada Baydhabo xarun looga dhigo Maamul lagu magacaabo Koonfurta Galbeed Soomaaliya.

Inkastoo geed yar iyo Mid dheerba Muqdisho looga fuuley sidii looga hortagi lahaa Maamul loo sameeyo Labada Jubo iyo Gedo hadana waxaa maalmahaan soo baxaya in ay yaraatey awoodii Muqdisho ee lagu caburinayay Maamul u sameynta Jubooyinka tasoo hada keentey iney qorshe kale lasoo baxaan, Qorshahaasoo la doonayo in Gobolka Gedo looga reebo Maamul u sameynta Jubooyinka, waxaana qorshahaas la yimid Shariif Xasan Sheikh Aaden, oo isagu doonaya in Gobolka Gedo uu ka mid noqdo Maamulka Baydhabo.

Dadaalo xoogan ayaa hada ka socda Muqdisho kuwasoo la doonayo in khilaaf laga dhex abuuro Ergooyinka isugu tagaya Kismaayo si ay u sameystaan Maamul u gooni ah Gobolada Jubooyinka iyo Gedo,.

Weerarkaan cusub ee lagu soo qaadeyo Maamul usameynta Jubooyinka ayaa Muqdisho looga qoondeeyey lacago fara badan sida aan xogta ku helney, ujeedaduna waa in Gobolka Gedo laga reebo Maamulka Jubooyinka, si ka dib Gedo loogu khasbo iney raacaan Baydhabo, waana Qorshe kasoo maaxdey Maskaxda Shariif Xasan Sheikh aaden, Gudoomiyhii hore ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Shariif Xasan Waxaa horey loogu balan qaadey inuu isagu Madaxweynaha ugu horeeya ka noqonayo Maamulka Koonfur Galbeed.

Dhinaca Kismaayo waxaa hada ka socda abaabulka Shirwaynaha Ergooyinka ka imaanaya Sadexda Gobol si ay u ansixiyaan Qorshaha maamul u samynta Jubooyinka iyo gedo iyo inuu Gobol walba soo diro Xubnohooda Baarlamaanka markaas ka dibna la doorto Dowlada Jubooyinka.

Sida ay Puntlandi kala socdaan arimaha Maamul usameynta Jubooyinka waxaa kaloo socda Qorshayaal la doonayo in si deg deg ah Sadex daas Gobol looga xoreeyo Al-shabaab iyadoo lala kaashanayo Dowladaha Itoobiya iyo Kenya, waana Qorshaha ugu horeeya ee lagu dhaqaaqayo marka la sameeyo Maamulka Jubooyinka, Itoobiya iyo Kenyana way balan qaadeen iney Maamulka ka caawinayaan xoreynta Goboladaas si deg deg ah.

Puntlandi.com

What a credible source :lol: :lol: :lol:

Re: Newly chosen PM of Somalia to resign

Posted: Fri Nov 30, 2012 10:15 pm
by Gantaal05
Smile-LiKe-SuN-RiSE wrote:

What a credible source :lol: :lol:
what about this?
http://caasimada.com/shariif-xasan-oo-w ... n-6-gobol/

Re: Newly chosen PM of Somalia to resign

Posted: Fri Nov 30, 2012 10:20 pm
by DANGIRL
Let's hope and pray this becomes reality.

More bad news for Shirdoon. :lol:
DEG DEG: Abaanduulaha Ciidanka Xoogga Dalka oo Isbitaalka La Dhigay

Muqdisho (RBC) Sida ay Raxanreeb u sheegeen saraakiil militari waxaa caawa isbitaal la dhigay abaanduulihii ciidamada Xooga Dalka Soomaaliya Jen.

C/kariin Yuusuf Aadan “Dhagabadan” kadib markii xannuun dhanka madaxa ah iyo daal fara badan darteed uu la bukooday.
Jen. Dhegabadan oo shaqo ciidan u joogay deegaanka KM-50 ee gobolka Shabeelaha Hoose ayaa galabta halkaasi looga soo qaaday diyaarad nooca qumaatiga u kaca oo ay leeyihiin ciidamada AMISOM, waxaana Jeneraalka la dhigay isbitaalka weyn ee AMISOM ee ku yaalla xerada Xalane halkaasoo haatan lagu baxnaaninayo.

Sarkaal aad ugu dhow Jeneraalka isla markaana aan rabin inaan magaciisa xigano ayaa Raxanreeb u sheegay in maanta abaare 4:00 galabnimo si kedis ah loogu soo booday Jeneraal Dhegabadan xilli uu joogay meel ay ku sugan yihiin ciidamada dawlada ee agagaarka KM-50 isagoo xilligaasna aad uga sheeganayey dhanka madaxa iyo daal fara badan.

Sida sarkaalkan uu sheegayo, waxaa sidan oo kale Jeneraal Dhegabadan uu u xannuunsaday toddobaadkii hore xilli uu ku jiray fasaxii usbuuca hase yeeshee markaasi waa uu ka roonaa sida uu maanta u xannuunsaday. Waxaana uu qaadanayey dawooyin isagoo shaqadana ku jiray.
Xaalada Jen. C/karin, ayaa sida sarkaalka u waramay Raxanreeb uu sheegayo hadda ka soo reyneysa, inkastoo laga yaabo in maalmo uu ku jiro isbitaalka.
Taliska ciidamada dawlada ayaa galabta booskii abaanduulaha ciidamada u diray inuu sii wado Jen Cali Caraaye “Gacmadulle” oo isla galabta ka ambabaxay magaalada Muqdisho.

Re: Newly chosen PM of Somalia to resign

Posted: Fri Nov 30, 2012 10:22 pm
by Smile-LiKe-SuN-RiSE
oh haters niyada isku dhisa...gedo will always be part of jubaland :mrgreen:

Re: Newly chosen PM of Somalia to resign

Posted: Fri Nov 30, 2012 10:26 pm
by Nomand
BlackRain wrote:Use the donkey for your own benefit. You do that I salute you! But i be really disappointed if turtle used you for his folks agenda
don't worry about that, cayaari waa gali danbe

Re: Newly chosen PM of Somalia to resign

Posted: Fri Nov 30, 2012 10:30 pm
by Coldoon
Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya Oo Kulan La Qaatay Salaadiin Iyo Xildhibaano Ka Soo Jeeda Jubbooyinka

Muqdisho (RBC Radio) Wasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa maanta oo Jimco ah kulan kula yeeshay Muqdisho qaar ka mid ah salaadiinta iyo xildhibaanada ka soo jeeda gobalada Jubbooyinka ee koonfurta Soomaaliya.

Wasiirka ayaa u sheegay odayaashii joogay kulanka in dowladda aysan wadin qorshayaal maamul loogu sameenaayo gobalada ay ka soo jeedaan, balse dowladdu ay wado nidaam fududeenaya siddii maamul loogu sameen lahaa gobaladaas oo loo qeybsan lahaa.
Kulanka ayaa si weyn loogi lafa guray sida ugu wanaagsan ee maamul loogu sameenyo gobalada Jubbooyinka.
Ugu horreyn kulanka waxa laga soo jeediyay maraaxiishii ay soo martay maamul u sameenta gobalada Jubbooyinka iyo illaa hadda sida aan loogu guuleesan arrintaas.

Salaadiintii iyo xildhibaanadii fadhiyay kulanka ayaa dowladda ugu baaqay in dedaalkeeda ugu badan galiyaan siddii xal loogu heeli lahaa maamul u sameenta gobalada Jubbooyinka.

Suldaan Rashiid Dhure Cumar oo ka mid ah salaadiinta ka soo jeeda gobalada Jubbooyinka ayaa kulanka ka sheegay maamul u sameenta Jubbooyinka aanu is-khaalafsaneen nabadoodanada iyo wax-garadka ka soo jeeda goboladaas,balse waxa khilaafka uu ka dhexeeyo uu yahay siyaasiyiinta.
“ Salaadiinta halkan isugu timid ee beelaha Jubbooyinka kuwa dagaalsan ma ahayn kuwa beelahooda dagaalsanna ma ahayn ee marna kalama maqneen dad wadajooga way ahaayeen weyna wada joogi doonnaan haddii illaah idmo, waxa ay salka ka qurun santahay ee dhibaatadu ka jirto waa siyaasiyiinta daneenaya in gobalada Jubbooyinka masuuliyadooda qaadaan, ma ahan dhaqanka ma ahan qabaa’ilada, kuwaas waa nabad labo dagaalsan ma lahan,dhibka waxa uu ka taagan yahay siyaasiyiinta“

Sidoo kale guddoomiyaha guddiga arrimaha Jubbooyinka Cabdiqaadir Xaaji Cabdulaahi (Luga-dheerre) ayaa caddeeyay in beelaha degga gobalada Jubbooyinka ay yihiin kuwa walaalo ah, laakin dhibaatada jirtay ay tahay in waddamada IGAD qaar kood ay xagal daacinayaan arrimaha jubbooyinka, taasoo uu codsaday in dowladda ay wax ka qabato.

” Annagu deeggan baan ahay, waan isku abtirsanaa waxa rabnaa in walaaltinimadeena iyo sharafteena aan illaalsano si wax loo dhan yahay aan u dhisino IGAD-ka wax fududeenaysa waxay la xiriireysaa dowladeena , beesha caalamka haddii ay wax-fududeeneyso dowladeena ayey la xiriireysaa,annaga aabo iyo hooyo ayaan lee nahay, waxa aabo iyo hooyo noo ah dowladda Soomaaliya, waxay aabo iyo hooyo noogu tahay in oodo nooqaado, annaga ayaa dhisaneyna maamulkeena waay noo fududeeneysa, dadka Jubbooyinka waxay ku mideesan yihiin in aysan dib dambe ugu laaban dhibkii ay soo mareen” ayuu yiri Luga-dheere.

Dhinaca kale, wasiirka arrimaha gudaha Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya siyaasad gooni ah ay ka leedahay arrimaha maamul u sameenta dalka, taasoo ay ku cadyihiin buu yiri axdiga fedaraalka Soomaaliya.

” Dowladda arrimaha gud ahaan arrimaha maamulada waxay ka lee dahay siyaasad iyo arrimo ayey ka lee dahay ugu horreeya maadama dowladda ay tahay dowlad Fedaraal ah, in dowladda qirsantahay ogashay Fedaraalka ,sida uu sheegayo dastuurka, marka dowladdu waxay ku qasbantahay in arrimaha Fedaraalka siddi u tababan taabin lahayd ay ka shaqeyso dowladu ay ku qasban tahay, laakin si arrintaas aan u hirgalino dowladdu waxay rabtaa in u sameeso sharcigii iyo heerarkii arrintaas iyada hagi lahaa, waxa jirta dowlad dhexe, taasoo ka shaqeyn doonta siddii loo qeybin lahaa arrimaha kheyraadka iyo awooda, haddii kale waa la is ku dhacayaa, waxan noqoneynaa dad mar walna mindi mid ku taag ah, dad dowladooda iyo midnimadooda kala dhantaalanta, marka dowladda waxay bilowday hadda in la sameeyo xeerarkii iyo sharcigii waxaas kala hagi lahaa.

Wasiirka ayaa carabka ku adkeeyay in dowladdu aysan wax maamul ah u magacaabeynin Jubbooyinka, waxana caddeeyay in maamul u sameenta Jubboyinka ay ka immaaneyso dadka deegganadaas ku dhaqan, iyadoo laga soo bilaabayo heer tuulo isla markaana ay ku dhex-wadayaan arrimaha dib u heshiishiinta.

“Arrinta kale waxay tahay dib u heshiishiin inay jiraan deegaanno iyo dad ood-wadaag ah oo wax-yaabo yeryer ay ka dhexeeyaan waan ognahay bini’aadamka 20-kii sanno waxa naga soo dhexeysay tuur-tuur yer iyo dagaalo yeryer ayaa naga soo dhexeysay , dib u heshiishiinta waa in arrintaas aan ku dhexwadno oo deegannadii iyo beelihii aan isku ood-jiidno iyadana waa arrinta kale ee dowladda siyaasadeeda ka mid ah”

“Arrinta kale waxay tahay in maamulka iyo maamulada la dhisaayo laga soo dhiso hoos weeye, oo ay kor tagaan kor ku dhammaadaan, oo macnaheedu tahay sida aan idinkaba sheegeeseen tuulo, tuulo, deg-degmo gobal-gobal loo soo dhiso, marka inatas kaddib in maamul gobaleedka sidaas ay ku soo dhammaato sidaas ayaa la rabaa”

“Arrinta kale waxa weeye annaga maamul kor ka soo magacaabeeno haddii aan nahay dowladda dhex in uusan jirin, dadka deeganka iyaga maamulkooda iyaga in ay soo magacaabanayaan, dowladdana maamulkaas la soo magacaabay ay xalaaleyneeso, oo ay ic-tiraafeyso aqoonsaneyso, xiriirineyso ee annagu maamul xamar laga magacaabayo ee la lee yahay Kismaayo iyo Jubbooyinka, maalin dhexdaas koley waa maqasheenee illaa maariyihii dekedda ayaa la magacaabay, marka annaga dowladda dhexe waa dowlad wax kasta fududeeneysa waaye.

Shirkan waa kii ugu horreysay ee wasiirka arrimaha gudaha uu la yeesho Salaadiinta iyo xildhibaanada ka soo jeeda gobalada Jubbooyinka isla markaana dowladdu ku cadeeyneyso mowqifkeeda ku aadan hannaanka loo marayo maamul u sameenta Jubbooyinka oo horrey is-marin waa uu ka jiray.”

RBC Radio
Xafiiska Wararka Muqdish
DanGirl,

Seems like your prayer might be accepted. The news I uploaded mentions nothing about Gedo, only Jubooyinka (Jubada Hoose iyo Jubada Dhexe). :lol:

Re: Newly chosen PM of Somalia to resign

Posted: Fri Nov 30, 2012 10:33 pm
by Advo
Support ur government idiots, no time for rumours and tabloids right now.

Re: Newly chosen PM of Somalia to resign

Posted: Fri Nov 30, 2012 10:38 pm
by Smile-LiKe-SuN-RiSE
Someone is trying to turn this thread into marehan vs og....how pathetic :lol:

Re: Newly chosen PM of Somalia to resign

Posted: Fri Nov 30, 2012 10:41 pm
by DANGIRL
Coldoon,

I've been praying for this to happen, yes, I have. :cry: :cry:

Image

Re: Newly chosen PM of Somalia to resign

Posted: Fri Nov 30, 2012 10:46 pm
by Coldoon
DANGIRL wrote:Coldoon,

I've been praying for this to happen, yes, I have. :cry: :cry:

Image
Insha'allah, your prayers will be accepted. Dad bay meeli bugtayee, runta iyo dua'ada looma joojiniyo!

Re: Newly chosen PM of Somalia to resign

Posted: Fri Nov 30, 2012 10:48 pm
by Barwaaqoiyobashbash
Coldoon wrote:
DANGIRL wrote:Coldoon,

I've been praying for this to happen, yes, I have. :cry: :cry:

Image
Insha'allah, your prayers will be accepted. Dad bay meeli bugtayee, runta iyo dua'ada looma joojiniyo!
Image

:som: :up: :D

Re: Newly chosen PM of Somalia to resign

Posted: Fri Nov 30, 2012 10:59 pm
by The`Republic
This gets old. When Baydhabo was captured, Sharif Hassan as Speaker of Parliament spent a month there trying to craft a federal state. He left with empty hands; now they repeat the same recycled stuff about a Sharif Hassan with no power or position.
Shariif Xasan Oo Booqanaya Baydhabo iyo Hindisaha Dhismaha Maamul Goboleedka Koonfur Galbeed

Sunday, March 18th, 2012 at 02:47 pm

http://www.raxanreeb.com/2012/03/sharii ... -baydhabo/
Gedo is a Marehan state even if the region does hold minorities. There is a Marehan governor, and a Marehan district commissioner in every one of the 7 districts. Their access to port comes through Kismaayo and their livestock travels in a Jubba river direction; upstream/downstream.

Gedo will not only be a part of Jubbaland State, but its people will be the main foundation of the state.