which group do you belong to :)
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

Re: which group do you belong to :)
Zeliha wrote:Neithetr, what happened to equality?
# 1 Iskay ayaan biyo u cabi karaa.
# 2 Culayska waan isla qaybsan laheen.
I prefer
And here I was thinking you were the kind who sucks up to a man who would quench her thirst from his hands. Romantic beast aan kuu malaynaayay. Cuntada sida quruxsan aad u hagaajisid aa i sirtay.
PS: You are right about sharing the burden and duties. Sometimes though, as a male, I would wanna do everything burdensome for my woman and protect her from any harm, or from anything that puts physical strain on her. All I want in return is her to show affection and let me do the work.
PS: You are my favourite here. Hope inaad oggoshahay inaan iska kaa daba soc socdo markaan soo booqdo meeshaan

- salool
- SomaliNet Super
- Posts: 7692
- Joined: Tue Oct 18, 2011 10:15 am
- Location: "Live Each Day As If It Were Your Last... Tomorrow is Not Promised."
Re: which group do you belong to :)
Ina G
Sandule baad jikada ku gali, ala hadaad arki laheyd qasaalad nin aan arkay daraatole oo ciyaalkisi dharkoodi kala gurayey.Ala maxa nin si wanaagsan lo muslimiyey.Marka aniga timeka laha markaasu i waydistay inu qalajisada yara isticmaalo, waayo dharki ba wali oo wada qalalin.Wuxu yedhi, markaan ciyaalki ka so kaxeyo skuulka baan so doonan dharka.Ka waran naagtiso markay 16.00pm guriga timaado, already cunatdi way karsan tahay, dharki wa laga dhex baxay, ciyaalki skuulki wa laga so kaxeyey.Gabadha ninka waxay ku sixirtay waa inaan so ogaado.

- Ina-Geel_Wase
- SomaliNetizen
- Posts: 855
- Joined: Thu Sep 07, 2006 2:19 am
- Location: God Save The Queen.
Re: which group do you belong to :)
salool
waxay ku sixirtay waad iska garan siifiican fiican bay u qancisaa xaajiga.......sariir macaan, hadaal macaan iyo cunto macaan hadaad ninkaga u samayso waxkasta wuu ku qaban.........armihaaa hadaad kasoo baxdo ciyaalka schoolka waan gayn, qasaaladan wakasoo tuuri laakiin iguma ogid madbakha pizza ku dalbayaa habeen kasta lol.

Group1
Islaamaha bacaha jiidaya waan ka naxaa runtii ......
Islaamaha bacaha jiidaya waan ka naxaa runtii ......
- salool
- SomaliNet Super
- Posts: 7692
- Joined: Tue Oct 18, 2011 10:15 am
- Location: "Live Each Day As If It Were Your Last... Tomorrow is Not Promised."
Re: which group do you belong to :)
Ina G
Reerkan gabadha aya guriga ka nin ah, 24 hours wareeg bey ku jirta, ninka aya guriga ka shaqeya oo caruurta haya.Runti wuu iska bahdilan yahy, ina la is caawiya way fiican tahay laakin ila iyo xadka inay ku tumato ma aheyn.
As for the pizza, sida cuntada lo kariyo baro waliga ma naag baad wax ka sugi.

- 1nemansquad
- SomaliNet Super
- Posts: 11434
- Joined: Tue Apr 01, 2003 7:00 pm
- Location: Over here and over there
- QaaliDumar
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1466
- Joined: Tue Oct 18, 2011 6:14 am
- Location: Hal jazaa'ul ixsaani ilal ixsaan....
Re: which group do you belong to :)
Alto wrote:Zeliha wrote:Neithetr, what happened to equality?
# 1 Iskay ayaan biyo u cabi karaa.
# 2 Culayska waan isla qaybsan laheen.
I prefer
And here I was thinking you were the kind who sucks up to a man who would quench her thirst from his hands. Romantic beast aan kuu malaynaayay. Cuntada sida quruxsan aad u hagaajisid aa i sirtay.
PS: You are right about sharing the burden and duties. Sometimes though, as a male, I would wanna do everything burdensome for my woman and protect her from any harm, or from anything that puts physical strain on her. All I want in return is her to show affection and let me do the work.
PS: You are my favourite here. Hope inaad oggoshahay inaan iska kaa daba soc socdo markaan soo booqdo meeshaan![]()
Looooool, not always. Wax kastaa wakhti ayay leeyihiin.
Masha allah, tii ku heshaa

Aad i daba socotidee sidaa ma anigaa wax u soo qora.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
Re: which group do you belong to :)
I belong to group 1. Aslong that futurewifey bitch doesnt treat me shit, i would treat her as human being. 

-
- SomaliNet Super
- Posts: 30687
- Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
- Location: Darul Kufr
- Contact:
Re: which group do you belong to :)
The fock happened to chivilary of course Imma be number #1.
- AbdiWahab252
- SomaliNet Super
- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
Re: which group do you belong to :)
PreShukaansi = #1
PostShukaansi = #2
PostShukaansi = #2
Re: which group do you belong to :)
I'm in the group deploring these demonstrations of codependency. Shame on 85% of yall.

Re: which group do you belong to :)
Zeliha wrote: Looooool, not always. Wax kastaa wakhti ayay leeyihiin.
Masha allah, tii ku heshaa![]()
Aad i daba socotidee sidaa ma anigaa wax u soo qora.
Amaanta iga daa Zeliha. Yuusan madaxa i waynaanin

Karbaashka sariirta uun ha oggolato si fiican. She can't say No after aan dhabarka ka murxo for her right?

PS2: The rare occassions you visit, am gonna stalk you. Way iga kaa tustay.
Re: which group do you belong to :)
lol - salool, i think your #1 image belongs to #1 group.salool wrote:
Waryaa, you forgot this group.

Re: which group do you belong to :)
before and after marriage (animal version)AbdiWahab252 wrote:PreShukaansi = #1
PostShukaansi = #2

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 10 Replies
- 674 Views
-
Last post by _BuFF_GYAL_
-
- 3 Replies
- 1811 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 37 Replies
- 5342 Views
-
Last post by Crazy Cat Lady
-
- 49 Replies
- 2997 Views
-
Last post by xoogSADE14
-
- 0 Replies
- 376 Views
-
Last post by Broccoli
-
- 28 Replies
- 1463 Views
-
Last post by Jamac_Yare
-
- 30 Replies
- 1369 Views
-
Last post by Hyperactive
-
- 34 Replies
- 2432 Views
-
Last post by snoop123
-
- 18 Replies
- 1218 Views
-
Last post by galia
-
- 3 Replies
- 467 Views
-
Last post by vangandi