Page 2 of 2

Re: Gabar Soomaaliyeed oo nin gaal ah diintiisa ku guursaday

Posted: Tue Dec 18, 2012 2:41 am
by Mondey
malaha inay so musliniso ayay rabtaa habarto :lol:

Re: Gabar Soomaaliyeed oo nin gaal ah diintiisa ku guursaday

Posted: Tue Dec 18, 2012 7:21 am
by salool
Waa threadki sadaxaad ee naagta laga sameyo, why dont you guys just accept it and move on, ma hoosteda ayaad laleedihin? Naagta warkeeda naga daaya. :mindblown:

Re: Gabar Soomaaliyeed oo nin gaal ah diintiisa ku guursaday

Posted: Tue Dec 18, 2012 9:20 am
by BlackRain
Somali waxay tiraahdaa cimrigaaga oo raaga geel dhalaya buu ku tusin....

Don't be surprised if you see gay somali dude marrying a gay dude in a church :mindblown:

Re: Gabar Soomaaliyeed oo nin gaal ah diintiisa ku guursaday

Posted: Sun Dec 08, 2013 12:07 am
by kambuli
Odey iyo Islaan is aroostey ama isla seexday maxaa inooga gidhiish ah? :down: