Axmed Garaad and Solomadow at it once again
Moderator: Moderators
- CaynabaX
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1732
- Joined: Fri Jul 15, 2011 12:28 pm
- Location: 82' In between Hayeeyaasha, Baalidhaye and Coodanle
Re: Axmed Garaad and Solomadow at it once again
Far iyo Alif
Galgal waxaanu isku heysanay ilaa iyo 60 sano. Siduu Ingiriisku qoray ceelka Galgal labaduba way ka cabi jireen deedna dagaal baa ka dhici jiray. Solomadow weligeedba ceelal Galgal way ku lahaan jirtay oo dhulka Reer Nabad iyo Waceys Adan baa wada qaybsan jiray ilaa iyo haddaa waa sidaa. Wax recent ah maaha, xitaa doorashadii golaha degaanka Galgal area waxaa ka codeeyay 1300 qof, Dhulbahante kama qayb gelin. Waxay muujineysaa in meeshu ay tahay dhul daaqsimeed ay labada geel ba ku daaqan.
Meeshu imika sida laa ii sheegay waxa la isku heesta dhul oo Galgal bari kaga beegan, dhulku cidina kuma daaqi jirin markaasay Solomadow go'aansadeen in ay meesha degaan oo ay ku daaqaan. Dhulbahantahii baa diiday oo yidhi dhulka waanu u dhalanay ee ka baxa, Solomadowna way diiday. War waa sheekaadii Kalshaale.

FarIyoAlif wrote:War bal dadkan eega wax warkan ka jiraa baa iska yar, dadkan hadii laba geeljire is eegaan waxay dhahayaan saan saan colaadeed baa jirta tan kale kaagan meyle samaale waxaad tahay lama garanayee u kaadi dadka la garanayo ha ka hadlaan arrintan
Caynaba war niyo goorma ayey solomadow galgal degeen waaba war iga danbeeyey warkaasi dhulkan hada solomadowdu degtu goorma ayaad degteen bal taariikhda sheeg, hadii aad 1950s wax ka sokeeya sheegtid ilaahay baad been u sheegtay

- FarIyoAlif
- SomaliNetizen
- Posts: 831
- Joined: Thu Nov 15, 2012 7:55 pm
- Location: Farhareeri - Heegaale - Sararaweyne - Buuhoodle | Samatar Baxnaan's successor
Re: Axmed Garaad and Solomadow at it once again
Ilaa 60 sano adigaaba sheegay, 60 sano ka hor xagay deganaayeen solomadowdu? Waligeed wacays aadan baa deganaa galgal iyo agagaarkeeda, sheekadii kalshaale maxay ka bilaabantay sow may ahayn solomadow oo laga kari waayey inay dhul daaqsimeedka daayaan mar faraha laga falay oo ay meelkasta ka dhigeen magaalo hadana waxad leedahay meel bariga ka xigta galgal bay rabaan inay qotaan bal xagay ku socdaan waa hada samakaab axmed oo intay xadhadhanka ka soo guura oo coodanle duleedkeeda magaaleeyaCaynabaX wrote:Far iyo Alif
Galgal waxaanu isku heysanay ilaa iyo 60 sano. Siduu Ingiriisku qoray ceelka Galgal labaduba way ka cabi jireen deedna dagaal baa ka dhici jiray. Solomadow weligeedba ceelal Galgal way ku lahaan jirtay oo dhulka Reer Nabad iyo Waceys Adan baa wada qaybsan jiray ilaa iyo haddaa waa sidaa. Wax recent ah maaha, xitaa doorashadii golaha degaanka Galgal area waxaa ka codeeyay 1300 qof, Dhulbahante kama qayb gelin. Waxay muujineysaa in meeshu ay tahay dhul daaqsimeed ay labada geel ba ku daaqan.
Meeshu imika sida laa ii sheegay waxa la isku heesta dhul oo Galgal bari kaga beegan, dhulku cidina kuma daaqi jirin markaasay Solomadow go'aansadeen in ay meesha degaan oo ay ku daaqaan. Dhulbahantahii baa diiday oo yidhi dhulka waanu u dhalanay ee ka baxa, Solomadowna way diiday. War waa sheekaadii Kalshaale.
Arrintan la leeyahay colaad baa jirtana waa been waxay waayeen wax ay ku qoraan websitekooda
Meyle samaale saxib isaaqa meesha jooga wax ay kugu arkeen baa jira, hadaad solomadow tahay caynabax isu sheeg
Re: Axmed Garaad and Solomadow at it once again
beesha ay wallaalaha yihiin ee Qorilugud loooooooooooooooooooooooooooooooooooool
waar maxay idoorku been isu sheegaan, so Isaaq are brothers of all somalis miyaa, everytime i hear that term my stomach churn. Dadka beenta ka daaya , h.j and dhulos are not brothers in any fashion .
waar maxay idoorku been isu sheegaan, so Isaaq are brothers of all somalis miyaa, everytime i hear that term my stomach churn. Dadka beenta ka daaya , h.j and dhulos are not brothers in any fashion .
Re: Axmed Garaad and Solomadow at it once again
X.Playa wrote:beesha ay wallaalaha yihiin ee Qorilugud loooooooooooooooooooooooooooooooooooool
waar maxay idoorku been isu sheegaan, so Isaaq are brothers of all somalis miyaa, everytime i hear that term my stomach churn. Dadka beenta ka daaya , h.j and dhulos are not brothers in any fashion .
Thats the type of shit Khalid Ali would say, the man says Dhulbahante are closer to Isaaq then other Darood which is absurd statement, he thinks the same of Ogadeen.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 29468
- Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm
Re: Axmed Garaad and Solomadow at it once again
Your stomach is probably crying out for more cheap liquor.

Re: Axmed Garaad and Solomadow at it once again
FarIyoAlif wrote:CaynabaX wrote:
Meyle samaale saxib isaaqa meesha jooga wax ay kugu arkeen baa jira, hadaad solomadow tahay caynabax isu sheeg
Maxay igu arkeen bal ii sheeg, you joined this site 2-3 months ago and seem to know waxay igu arkeen.

- CaynabaX
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1732
- Joined: Fri Jul 15, 2011 12:28 pm
- Location: 82' In between Hayeeyaasha, Baalidhaye and Coodanle
Re: Axmed Garaad and Solomadow at it once again
Dee dhulkaa waa siduu ahaa. Qorilugud - Galgal waa a few miles, waaba Qorilugud agagaarkeeda. Qorilugud miyeeynan Solomadow aheyn? Xitaa Galgal waxaa xukunta Qorilugud degma ahaan. Wa adigoo leh Axmed Garaad Buuhoodle wuu dagaa laakiinse Sooljoogto amase Shangale ma dego. Ma caqli gal baa? Haduu Ingriisku cadeeyay inay labada qoloba ceelalka Galgal ka cabi jireen oo deedna dagaal ka dhici jiray dee maaxanu isku heysana? Waa xaqiiqeee. Meeshu 2009 xitaa dagaal wuu ka dhacay, haduu meesha dagaal ka dhaco dee waxay mujineysaa in ay labada qoloba oo meeshu ku dagaalamayo wax ku leeyihiin. Dee anaa ku idhi, Galgal waxaa ka codeeyay 1300 kuwaasi ma Waceys Aadan baa? Coodaanle - Xadhadanka iyo Galgal waa kala labo, Coodanle Samatar Barre oo niman Barre Cabdille ba dega, Xadhadanka Samakaab ba degaa laakiinse Galgal waligeed labada qoloba way degi jireen. Xitaa Hagoogane iyo Maygaagle Solomadowda way gaaraan.FarIyoAlif wrote:Ilaa 60 sano adigaaba sheegay, 60 sano ka hor xagay deganaayeen solomadowdu? Waligeed wacays aadan baa deganaa galgal iyo agagaarkeeda, sheekadii kalshaale maxay ka bilaabantay sow may ahayn solomadow oo laga kari waayey inay dhul daaqsimeedka daayaan mar faraha laga falay oo ay meelkasta ka dhigeen magaalo hadana waxad leedahay meel bariga ka xigta galgal bay rabaan inay qotaan bal xagay ku socdaan waa hada samakaab axmed oo intay xadhadhanka ka soo guura oo coodanle duleedkeeda magaaleeyaCaynabaX wrote:Far iyo Alif
Galgal waxaanu isku heysanay ilaa iyo 60 sano. Siduu Ingiriisku qoray ceelka Galgal labaduba way ka cabi jireen deedna dagaal baa ka dhici jiray. Solomadow weligeedba ceelal Galgal way ku lahaan jirtay oo dhulka Reer Nabad iyo Waceys Adan baa wada qaybsan jiray ilaa iyo haddaa waa sidaa. Wax recent ah maaha, xitaa doorashadii golaha degaanka Galgal area waxaa ka codeeyay 1300 qof, Dhulbahante kama qayb gelin. Waxay muujineysaa in meeshu ay tahay dhul daaqsimeed ay labada geel ba ku daaqan.
Meeshu imika sida laa ii sheegay waxa la isku heesta dhul oo Galgal bari kaga beegan, dhulku cidina kuma daaqi jirin markaasay Solomadow go'aansadeen in ay meesha degaan oo ay ku daaqaan. Dhulbahantahii baa diiday oo yidhi dhulka waanu u dhalanay ee ka baxa, Solomadowna way diiday. War waa sheekaadii Kalshaale.
Arrintan la leeyahay colaad baa jirtana waa been waxay waayeen wax ay ku qoraan websitekooda
Meyle samaale saxib isaaqa meesha jooga wax ay kugu arkeen baa jira, hadaad solomadow tahay caynabax isu sheeg
- FarIyoAlif
- SomaliNetizen
- Posts: 831
- Joined: Thu Nov 15, 2012 7:55 pm
- Location: Farhareeri - Heegaale - Sararaweyne - Buuhoodle | Samatar Baxnaan's successor
Re: Axmed Garaad and Solomadow at it once again
Iyaga maad waydiisid ileen iyagaa ii sheegayeMeyleSamaale wrote:FarIyoAlif wrote:CaynabaX wrote:
Meyle samaale saxib isaaqa meesha jooga wax ay kugu arkeen baa jira, hadaad solomadow tahay caynabax isu sheeg
Maxay igu arkeen bal ii sheeg, you joined this site 2-3 months ago and seem to know waxay igu arkeen.
Re: Axmed Garaad and Solomadow at it once again
FarIyoAlif wrote:Iyaga maad waydiisid ileen iyagaa ii sheegayeMeyleSamaale wrote:
Maxay igu arkeen bal ii sheeg, you joined this site 2-3 months ago and seem to know waxay igu arkeen.
Ma heerkaas bay garaacayaan, adigana ma wax bey kaa dhaadhiciyeen

Re: Axmed Garaad and Solomadow at it once again
Daaroodku waa umad aan xishoon oo indho adag sida bisadaa, its says in that book by I.M.Lewis who was there in the 1950's that the Solomadow considered Galgal their land.. Maba eegayaan ayagoo maqiiqan ayay ku soo galayaan , these people are created from something special , i have never seen an entire tribe like the Daarood.
Re: Axmed Garaad and Solomadow at it once again
Kan la yidhaahdo CaynabaX, magaaca Caynaba e uu sheeganiyo, waxaa Caynaba deegaana 1950 ka hor beesha Dhulbahante siiba Aadan Ahmed. Burco waxaa deegananjiray Khalid Habarwaa. Bal waxaad ii sheegtan xagee bay Habar Jeclo u soo martay iin manta Galgal tidhaahdo anaaga iska leh? Miyeesan Habar Jeclo oogayn iin Qorilugud, Balidhig, Dhuruksi, Wadamagoo, ilaa Caynaba iyo Burco agagaarkeeda Dhulbahante deegananjiray? Walee wa sheeko cajib ah.
Muxu yidhi? Engris ba yidhi 60 sano ka hor bay Solomadow deeganeed Galgal?
Haadii Engris ku sheegiyo meelahad kala deeganeed, that doesn't mean we accept the engris bullshit. It doesn't make sense that Caynaba was 100% Dhulbahante less than 60 years ago, yet you're claiming that near Buhoodle (below Caynaba) was yours 60 years ago.
Maalin dhow, Habar Jeclo will claim Widhwidh iyo Horufadhi. The problem is not Isaaq, the problem is Dhullos. We welcomed them into our territories, after marrying our daughters to them and showing them hospitality, every time they say "Aar abtiyoo" ama "Aar seydiyo". Markaa, Dhullos, ya'll f-king deserve this shit that's happening today.
Obviously if this is true, it's only happening to help deter any Habar-conflicts between Habar Jeclo iyo Habar Joonis.
Muxu yidhi? Engris ba yidhi 60 sano ka hor bay Solomadow deeganeed Galgal?

Obviously if this is true, it's only happening to help deter any Habar-conflicts between Habar Jeclo iyo Habar Joonis.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 11028
- Joined: Thu Jan 22, 2009 6:21 pm
Re: Axmed Garaad and Solomadow at it once again
oromos also used to inhabit somaliland and somalia, land-grabbing is tough to swallow for the victims 

- CaynabaX
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1732
- Joined: Fri Jul 15, 2011 12:28 pm
- Location: 82' In between Hayeeyaasha, Baalidhaye and Coodanle
Re: Axmed Garaad and Solomadow at it once again
Wallee kii Coldoon la odhan jiray maanta wuu qiirtay in aan dhulkii with xiniyo ku qabsaday.
Caynaba was conquered way before the Galgal skirmishes I.M.Lewis reported in 1954. The Caynaba well was conquered during the GUBA series in between 1919 - 1944 if i'm right. Salaan carrabey died in 1948 he composed the poem "HADRAAQSI" after the Caynaba well was taken over. So no 50's here. According to a poem by Xaaji Maxamuud Daalin (1870 - 1990) the man leading the forces that took over Caynaba was "Maxamed Xaaji Ducaale Axmed-Yare" (1914 - 1980) from the Biciide lineage.
Axmed Yareba Dooyiyo colbuu daabax ku ahaaye
Darka Caynaboo laysku xidhay Daawad sibirteeda
Dil iyo shiish dagaal iyo buruud laysku wada daabay
Gortuu duqeeyey bay dhunkaal dib uga yaaceene
Dadoo idili waa wada ogaa diiqmadii Hagar'e
This is Cawke Jabane (Jaamac Siyaad) in the end of the forties when the war was in full swing, he explains how some Habar Jeclo came of of the mountains and started grabbing land. Which he founded humiliating.
Dhulku dheeg hadduu leeyihiyo, dhuubatiyo maydhaq
Waa dhuuxa caymeed haddaa, dhicin lahaydeene
Waxay dhuukisoba Habar Jeclaa, dhigatay xaaskiiye
Waa kaa dhantacay Bownihii, dhagaxa saarnaaye
Dhugukule raggii joogi jirey, hoos u soo dhece'e
Qarbedada kuwii dhaansan jirey, dhoomo iibsade'e
Waxse dharwaqa Nugaal godan ninkii laga dhaqaajaaye.
Those were both in the forties. Yawle was alive as well and composed the famous Isaaqbaa mulkiyay poem afterwards, in which he explains how Samatar Baxnaan lost one of his balls, his eye and on top of that lost is brother when you fled Caynaba. Not to forget ina Cumar Dage and Qamaan Bulxan with who you exchanged poems with in the forties who confirmed the same. So that's roughly 10 - 15 years before the Galgal skirmishes. By then you changed your name to Reer Ooded and the name Reer Caymeed was no longer possible as 85% of Cayn was Habar Jeclo after then.
History lessons 101.

waar waad kala guursataan oo hooyo, seedi iyo sodog iyo abti iyo habar-yar iyo ayeeyo ayaad isu tihiin is daaya
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 9 Replies
- 986 Views
-
Last post by KyrieJama
-
- 3 Replies
- 1318 Views
-
Last post by FarIyoAlif
-
- 6 Replies
- 1221 Views
-
Last post by qoraxeey
-
- 8 Replies
- 4904 Views
-
Last post by EEGA9
-
- 14 Replies
- 86 Views
-
Last post by suga_delic
-
- 16 Replies
- 3907 Views
-
Last post by abdalla11
-
- 6 Replies
- 992 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 0 Replies
- 856 Views
-
Last post by ahmad guray
-
- 12 Replies
- 2288 Views
-
Last post by JeyR
-
- 92 Replies
- 7356 Views
-
Last post by Khalid Ali