



Moderator: Moderators
LMAOCumar-Labasuul wrote:it seems hutuking/abdiwahab are right, you are a jareer who cannot even read somali![]()
read between the lines, baraxley is in galkacyo which is adminstered by puntlandArbaco, Maarso 13, 2013 (HOL) — Madaxweynaha maamulka Galmudug, Jen. Cabdi Xasan Cawaale (Qaybdiid) ayaa sheegay in wadahadallo dhexmaray dowladda Soomaaliya iyo maamulka Galmudug ay fashilmeen, kaddib markii la isku afgaran waayay qodobbadii kulanka looga hadlay.
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa la sheegay in markii uu tagay Gaalkacyo uu ka dalbaday maamulka Galmudug inay ku biiraan maamul kale si ay u buuxiyaan shuruudaha looga baahan yahay maamul-goboleedyada dalka, taasoo ay Galmudug ku gacan-sayrtay.
“Si wanaagsan ayaan u soo dhaweynay mas’uuliyiintii ka socday dowaldda Soomaaliya, balse kulan aan la yeennay ayaa dhammaaday iyadoo aanay waxba kasoo bixin, kaddib markii ay waxyaabo yaryar soo dhexgaleen,” ayuu yiri Jen. Qaybdiid oo u warramayay VOA-da.
Mar uu ka jawaabayay su’aal ahayd sida ay u arkaan hadlka ra’iisul wasaaraha ayaa wuxuu sheegay in deegaannaa uu maamulkooda ka taliyo uu ka kooban yahay laba gobol oo kala ah Mudug iyo Galmudug, sidaa darteedna ay isku arkaan inay buuxiyeen shuruudihii looga baahnaa.
“Innagu diyaar ayaan u nahay in laga wadahadlo arrintan, waxaana sidoo kale diyaar u nahay inaan maamul la wadaago ciddii diyaar u ah sida Ximan iyo Xeeb iyo Ahlusunna Waljmaaca,” ayuu yiri Jen. Cabdi Qaybdiid.
Jen. Qaybdiid wuxuu sheegay in maamulka Galmudugu uu ka mid ahaa maamulladii saxiixay heshiiskii Roadmap ee looga baxay xilligii KMG ahaa ayna aad uga xun yihiin in xilligan loo arko inuusan ahay maamul goboleed buuxiyay shuruudihii.
Dowladda Soomaaliya ayaan weli ka hadlin khilaafkan cusub ee uu shaaca ka qaaday Jen. Cabdi Qaybdiid, iyadoo maamulkan oo dhisan muddo afar sano ah ay noqonayso markii ugu horreysay oo la sheegay inuusan ahayn maamul goboleed dhameystiran.
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya ayaa booqasho maalin ah ku tagay halkaas kaddib markii uu saddex maalmood ku sugnaa Puntland uuna heshiis is-kaashi ah lasoo galay madaxweynaha maamulkaas, C/raxmaan Faroole.
Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online
maxuseen@hiiraan.com
Muqdisho, Soomaaliya
xiinow wrote:cumar labaxoolo
You have failed to prove your claims. Nowhere in the article is mentioned that Galmudug is told to join Puntland. Read between the lines kulahaa.
Nigga crawl back to your marfish to listen some of Ulf Christiansson´s finest moments with your vice president
and dream about your never coming ictiraaf.![]()
LOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOLxiinow wrote:cumar labaxoolo
You have failed to prove your claims. Nowhere in the article is mentioned that Galmudug is told to join Puntland. Read between the lines kulahaa.
Nigga crawl back to your marfish to listen some of Ulf Christiansson´s finest moments with your vice president
and dream about your never coming ictiraaf.![]()
yeah right,war cidaan yaa beenta u sheego acuudubillahSomaliland socdaashoo samada dusheediyo xidigahay ku socotaa soo noqonna maysee sinaan iyo walaalnimo aan kala sareyn jirin samaantiyo wanaagay somaliland ku caantahay.