Page 2 of 2
Re: Worst House Design Ever???
Posted: Sun Apr 28, 2013 2:01 am
by gurey25
when i move back inshallah i will build my own design.
it will be made of mostly CEB blocks, no concrete or cement.
it will have timbreel and nubian arches, and it will cost only $20,000 to build a 7 bedroom mansion, that stays cool in summer and warm in winter without AC.
Re: Worst House Design Ever???
Posted: Sun Apr 28, 2013 7:11 am
by Enlightened~Sista

They tiled the exterior of the house ..who the heck does that? Somalidda wax kasta wey ku liidtaan.
Re: Worst House Design Ever???
Posted: Sun Apr 28, 2013 9:45 am
by salool
Northwind wrote:
Haa khiyaamo inay jirto shaki kama jiro, few years back ayaan guri is idhi hooyo u dhis oo wadankii joogta, markaasaa la igu yidhi, waar nin halkan ah oo ina hebel ah, ayaa guryaha khabiir ku ah, waabay ii camireen, anna waan iska kaga qancay, oo halkii baan hawshii u dhameeyay, last year ayaan wadankii tagay, ka dib waxa iga yaabiyaym sidii la iigu camiray guriga ileen maan arage, iyo guriga aan arkay o ah laba shay oo aan is lahayn...daqiiqadaa laga bilaabo waxaan go'aan saday inaan guri, aan anigu naqshadiisa soo diyaarsaday oo anigoo jooga la dhiso mooyee, aanan cidna waxba ku aaminin.
waxaaga adow dul taaganada mooye cidi ku nixi mayso wadanki, markaasey waliba lacag badan ku saareyan oy cago jiid aqalka dhisayan.Intay labo saacadood shaqaeyan bey jaad oo fadhiistan.

Re: Worst House Design Ever???
Posted: Sun Apr 28, 2013 9:50 am
by BlackVelvet
Enlightened~Sista wrote:
They tiled the exterior of the house ..who the heck does that? Somalidda wax kasta wey ku liidtaan.
This.
It's so strange and there is no space outside, there's like a metre between the house and and the walls outside, windows looking out onto concrete. And no grass, plants, 2 lonely trees outside.