Re: Isbaaro by the hundreds in Sh/hoose
Posted: Sun May 12, 2013 2:16 pm
Absolutely pathetic and unacceptable. I blame Somali media and diaspora. Whenever they get a audience with the President they never ask about this.
Largest online Somali community!
http://somalinet.com/forums/
stop missleading ppl negro, Kaaraan and Yaaqshiid is Al shabaab freeHutuKing01 wrote:With Xaarkada Shabaabul Nijaasiin in power there was no isbaaro![]()
Ameer Turtle Al-Culusoow Al-Gurguurte is failing and it pains me.
Heliwaa suuqa xoolaha,karaan,dayniile,yaaqshiid is in the hands of alshabaab.
Now people in Shabeellooyinka are missing Xaarkada Shabaabul Khanaasiir.
Warsheekh wrote:stop missleading ppl negro, Kaaraan and Yaaqshiid is Al shabaab freeHutuKing01 wrote:With Xaarkada Shabaabul Nijaasiin in power there was no isbaaro![]()
Ameer Turtle Al-Culusoow Al-Gurguurte is failing and it pains me.
Heliwaa suuqa xoolaha,karaan,dayniile,yaaqshiid is in the hands of alshabaab.
Now people in Shabeellooyinka are missing Xaarkada Shabaabul Khanaasiir.![]()
HutuKing01 wrote:Warsheekh wrote:stop missleading ppl negro, Kaaraan and Yaaqshiid is Al shabaab freeHutuKing01 wrote:With Xaarkada Shabaabul Nijaasiin in power there was no isbaaro![]()
Ameer Turtle Al-Culusoow Al-Gurguurte is failing and it pains me.
Heliwaa suuqa xoolaha,karaan,dayniile,yaaqshiid is in the hands of alshabaab.
Now people in Shabeellooyinka are missing Xaarkada Shabaabul Khanaasiir.
U wished haha
Govt soldiers are scared to walk in those degmo for many hours.
They know the people who live there are supporting irhaabis.
whys thatRabshoole wrote:Don't hold your breath waiting for hiiraan to post an article in regards to how many isbaaro are in Marka.
Let me know when you find one that addresses the current situation in marka thus far.Titanium wrote:whys thatRabshoole wrote:Don't hold your breath waiting for hiiraan to post an article in regards to how many isbaaro are in Marka.
Rabshoole wrote:Their is no Alshabab in S/H
Ciidamo Fara Badan oo ka tirsan Kuwa Midowga Afrika oo wata Gaadiidka dagaalka ayna Wehliyaan Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Shabeelaha Hoose ee dowladda Soomaaliya ayaa Maanta waxaa Lagu arkayay qaar ka mid ah Waddooyinka Gobolkaasi sida wadada u dhexeysa Afgooye iyo Degmada Marka ee Gobolka Shabeelaha Hoose.
Jid Gooyooyinka ayaa La sheegay in la qaaday Markii Saraakiisha Ciidamada halkaasi ku sugnaa ay La hadleen Ciidamada AMISOM ee maanta Howl galka halkaasi Ka Billaabay.
Ciidanka AMISOM ayaa waxaa La sheegay In weli ay ku suganyihiin wadada U dhexeysa Degmada Afgooye iyo Magaalada Marka ee Gobolka Shabeelaha Hoose.
Kulamo ay Leeyihiin Masuuliyiinta Maamulka Gobolka Shabeelaha Hoose , Saraakiisha Ciidanka dowladda iyo Kuwa AMISOM ayaa haatan soconaya kaasi oo looga Golleeyahay sidii Loo dhameystiri Lahaa qaadista Isbaarooyinka yaalla deegaanada Gobolka Sh/Hoose.
Inkastoo aan La dhameystirin qaadista Isbaarooyinkaasi ayaa hadana waxaa tallaabadaan si weyn u soo dhaweeyay Gaadiidleyda Gobolka Sh/Hoose.
http://shabelle.net/amisom-oo-qaar-ka-m ... se-qaaday/
Titanium, it's the president's job to fire the ministries that are not doing their job.Gaadiidleyda ka Shaqeysa Gobolka Shabeellada Hoose oo Waddooyin Xiray iyo Ciidamada AMISOM oo kulan la Qaadatay
Axad, May 12, 2013 (HOL) — Gaadiidleyda ka shaqeysa deegaannada gobolka Shabeellada Hoose oo maalmahan ka cabanayay isbaarooyin lacago looga qado oo ay sheegeen inay u yaallaan ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa maanta xiray jidadka soo gala magaaladaas, taasoo keentay inay kulan la yeesheen ciidamada AMISOM ee ku sugan degmada Afgooye.
Madaxa gaadiidleyda gobolka Shabeellada Hoose ee shaqo-joojinta sameeyay, Maxamed Cabdi oo BBC-da u warramayay ayaa sheegay inay la kulmeen ciidamada AMISOM oo ka dalbaday inay jidadka furaan, waxna laga qaban doono cabashadooda.
“Ciidamada AMISOM si wanaagsan ayay noola hadleen, waxayna naga dalbadeen inaan waddooyin furno waxyaabaha ay ka cabanayaanna si dhaqso ah wax looga qaban doono,” ayuu yiri maxamed Cabdi oo sheegay in maamulka gobolka iyo kan degmada aysan lasoo xiriirin intii ay ku jireen howl-joojinta iyo jidad xiridda.
Sidoo kale, Cabdi wuxuu sheegay in dhibaatooyinka ay ka cabanayaan ay ka mid yihiin in ciidamada dowladda ay lacago badan ka qaadan, ayna ugu cago-jugleeyaan darawallada inay kufsan doonaan gabdhaha gaadiidka saran haddii lacagta loo badin waayo.
“Lacagta nagala waado iyo hanjabaadda la socota waxay ka dhacaan gabi ahaan jidadka ku yaalla gobolka Shabeellada Hoose, waxaana sameeya ciidamada dowladda Soomaaliya,” ayuu yiri Maxamed Cabdi oo sheegay inay isla maanta furayaan waddooyinka, berrina ay howlahoodii caadiga ahaa billaabi doonaan.
Mar la weydiiyay ciidamada falalkaas ku kacaya ayuu sheegay inay yihiin kuwa milateriga, isagoo sheegay in lacag ka badan hal milyan oo shillinka Soomaaliga ah looga qaado waddooyinka gobolka Shabeellada Hoose.
Dhanka kale, taliye ku xigeen ciidanka booliiska degmada Afgooye, C/qaadir Cusmaan Axmed oo wax laga weydiiyay arrintan ayaa sheegay inay wax ka jiraan ayna maamul ahaan wax ka qabanayaan, balse wuxuu sheegay inay wax lala yaabo tahay in la xiro waddooyin.
Tan iyo markii ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ay kala wareegeen Al-shabaab inta badan gobolka Shabeellada Hoose sannadkii hore ayaa waxaa soo kordhayay cabashooyinka kasoo yeeraya shacabka ku nool gobolkaas iyo gaadiidleyda ka shaqeysa.
Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online
maxuseen@hiiraan.com
Muqdisho, Soomaaliya