breaking News: madoobe wins jubbaland presidential race
Moderator: Moderators
-
original dervish
- SomaliNet Super

- Posts: 29468
- Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm
Re: breaking News: madoobe wins jubbaland presidential race
Tremendous news.......now we have a real bridgehead from which to launch forward.

Re: breaking News: madoobe wins jubbaland presidential race
The Age of Absame 

Re: breaking News: madoobe wins jubbaland presidential race
Sade International: Waxaan Soo dhawaynaynaa Doorashada Madaxweynaha Jubbaland
Somali Maamulka Gedo DIASPORA & Hey’adda SADE International: Waxaan Soo dhawaynaynaa Doorashada Madaxweynaha Jubbaland.
(Ogadentoday Press)- Natiijada kasoo baxday doorashada Madaxwaynaha Jubbaland State iyo doorashada Sheekh Axmed Max’ed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa waxaa si toos ah usoo dhaweeyay Maamulka Hey’addaha SADE International iyo Gedo DIASPORA.
Labaddaan hey’addood ayaa Xafiisyo rasmi ah ku leh ama inta badan xubno ay ka joogaan meelo badan sida magaalooyinka Columbus, London, Nairobi, Kismaayo iyo BeledXawo.
Madaxda labadan Hey’addood oo shir wadajir ah ku qabtay magaalada Columbus ee Gobolka OHIO ayaa sheegay in doorashada ay udhacday si xaq oo xor ah isla markaana Odayashii la soo xulay ay codkooda dhiibteen iyadoo aysan jirin cid qasbaysa.
Sidoo kale, Hey’addahan ayaa warbixintaan si adag ku canbaareeyay falka dilka ah ee loo geestay wadaadka caanka ka ahaa deegaanka Dhabad ee Gobalka Galgaduud. Dilkaan ayaa waxaa ka dambeeyay Maleeshiyo Beelleedyo kasoo jeeda deegaanada Degmada Cadaado kuwaa oo waayahan dambe caado ka dhigtay dhulboob, dil iyo barokicin kadhan ah dad gaar ah taasoo aad ubaahsan. Hey’addahan ayaa shacabka Galgaduud ugu baaqday in ay si nabad ah u wada noollaadaan, islamarkaana udigey Shacabka degmooyinka Caabudwaaq, Balanbal iyo Dhabbad in ay aad ufeejignaadaan.
Warbixintaan ayaa sidoo kale wax ka taabaneysa mooshinka la rabo in lagu rido Ra’isul Wasaaraha Dowladda Federal ee Somalia Saacid Shirdoon, ayaddoo ay ku tilmaameen mid aanan natiijo kasoo bixi doonin, islamarkaana caqabad ku noqon doonta geedi socodka nabadda dalka.
Si kastaba ha ahaatee, PM Saacid Shirdoon iyo Xildhibaannada kasoo jeeda Gobolka Gedo ayaa lagu dhaliilay waxqabad la’aanta baahsan ee deegaannada Gedo iyo Galgaduud, ayagoo islamarkaana ku mashquulsan faro-gelinta siyaasada Gobolka Gedo iyo hor istaaga rabitaanka shacabka. Qoraalkan ayaa ka digay in colaado laga dhex abuuro shacabka kunool Gedo iyo Jubbooyinka.
Ugu dambeyn, labadan Hey’addood ayaa balan qaaday inay dib udhiska Jubbaland ka qeyb qaadan doonaan, waxa ayna intaa raaciyeen in ay ku kalsoon yahiin natiijada Doorashadan.
Koshin Cigaal, SI Press Office
Columbus, Ohio
www.sade.org.so
sadehumanrights@gmail.com
-
siren
- SomaliNet Super

- Posts: 7879
- Joined: Fri Nov 28, 2003 7:00 pm
- Location: PREPARE- D-DAY IS COMING!
Re: breaking News: madoobe wins jubbaland presidential race
Mabrook ilameeryaal.... 
Re: breaking News: madoobe wins jubbaland presidential race
Dowladda Federaalka Soomaaliya ilaa hadda wax war ah kama soo saarin, iyadoo aan isku daynay in aan ka helno jawaab balse nooma suurtagalin.
Hase yeeshee, Maamulka Puntland, ayaa u hambalyeeyay Ahmed Maxamed Islaam (axmed Madoobe) doorashada loo doortay madaxwaynaha Jubaland.
Hadaba, waxaanu la xiriirnay Madaxwaynaha Puntland Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Faroole, oo aan waydiinay sida uu u arko doorashada ka dhacday Jubaland?
Source:
http://www.bbc.co.uk/somali/war/2013/05 ... oole.shtml
Re: breaking News: madoobe wins jubbaland presidential race
They are still unhappy, but time will come when they will join rest that are busy in state building process...Ismaill87 wrote:Mudane Madaxweyne Axmed Madoobe soo dhawoow
A certain group won't be happy
Re: breaking News: madoobe wins jubbaland presidential race
For me the real winner is Bantus Xabasha WALLAH.


-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 7 Replies
- 937 Views
-
Last post by Anab
-
- 20 Replies
- 1703 Views
-
Last post by Somalian_Boqor
-
- 3 Replies
- 830 Views
-
Last post by NewHargeisaGirl
-
- 29 Replies
- 3161 Views
-
Last post by Turbulence
-
- 14 Replies
- 1070 Views
-
Last post by 1_londoner
-
- 3 Replies
- 650 Views
-
Last post by Mr_Alfaas
-
- 7 Replies
- 1002 Views
-
Last post by Django
-
- 22 Replies
- 3296 Views
-
Last post by AbdiJohnson


