London's Jubaland Conference

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

Faranacab
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3407
Joined: Fri May 01, 2009 12:40 am

Re: London's Jubaland Conference

Post by Faranacab »

Ismaill87 wrote:Khayr baan u rajaynaya reer Jubbaland and their president Axmed Madoobe :up:

Waxaan ku waydiiyey ma anaa awoowe kuu ah mise adigaa ii ah tolow?
:lol: :lol: @ ma anaa awoowe kuu ah mise adigaa ii ah..

Inaan abtirsano ayey noqon..,, iyo markale.. :lol:

Sidoo kale ana waxan u rajaynayaa kheyr, Reer JL samir iyo dadaal ayey isku darsadeen. Halgankoodii dheeraa, midha dhal inuu yahay, laa shaki.

Allow isku duub, oo danta guud garansii. :blessed:
Faranacab
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3407
Joined: Fri May 01, 2009 12:40 am

Re: London's Jubaland Conference

Post by Faranacab »

Madaxweynaha Jubbaland oo Kenya u Duulaaya
Published: May 20, 2013

Kn:Sh. Axmed Madoobe, madaxweynihii ugu horeeyay ee abid ay yeelato maamul goboleedka Jubbaland ayaa safarkiisa ugu horeeya ku bixinaaya dalka Kenya.

Madaxweynaha ayaa safar shaqo ku tagaaya caasimadda dalka Kenya ee Nairobi maalmaha ina soo aadan, waxaana la filayaa inuu sidoo kale halkaasi kula kulmo bulsho weynta reer Jubbaland ee ku dhaqan dalka Kenya.

Sida ay noosheegeen ilo wareedyo ku dhaw xafiiska madaxweyne Axmed, socdaalka uu madaxweynuhu ku tagaayo dalka Kenya waxaa ugu muhiimsan inuu madaxda dalka Kenya kala hadlo arimo ay kamidyihiin sidii dib loogu soo celin lahaa shacabka xerooyinka qaxootiga ku xaraysan intooda ka soo baro kacday gobolada maamul goboleedka Jubbaland iyo sii adkaynta iska kaashiga dhinaca arimaha amaanka iyo nabadgaliyada.

Lama oga in Sh. Axmed u gudbi doono magaalada Addis Ababa ee caasimadda dalka Itoobiya iyo in kale, ayadoo ay jiraan hadal hayn ku aadan qorshe lagu wada hadalsiinaayo madaxweynaha qaranka Soomaaliyada, Xasan Sheekh iyo madaxweynaha maamul goboleedka Jubbaland, Sh. Axmed Madoobe kaasi oo la filaayo in dalalka IGAD ay gogol, magaalada Addis ugu dhigaan labada masuul.

http://kismaayonews.com/2013/05/20/mada ... -duulaaya/
Faranacab
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3407
Joined: Fri May 01, 2009 12:40 am

Re: London's Jubaland Conference

Post by Faranacab »

SomaliWafti ka Socda, China, Midowga Yurub Iyo Maraykanka oo Kismaayo Booqday

21 May 2013

(Ogadentoday Press)- Waftigii Heer Calaami ah ee oogu horeeyay Ayaa Maanta Booqday Magaaladda Kismaayo ee Caasimadda Maamul Gobelaadka Jubbaland State.

Waftigan ayaa ka socday Wadanka China, Midowga Yurub Iyo Dowladda Maraykanka waxayna ka soo kicitimeen Magaaladda Nairobi ee Caasimadda Kenya.

Waftigan ayaa kullan la qaaday Madaxwayne ku xigeenka Maamul Gobaleedka Jubbaland State Muddane Cabdullaahi Ismaaciil Fartaag.

Kullankan ayaa looga hadlay seddex arimood, Hirgalinta dhamaystirka Maamul Gobaleedka Jubbaland State, Barnaamijyadda Horumarinta Seddexda Gobal ee Maamulka ka kooban yahay.

Waxaana diiradda la isla saaray sidii loo yeelan lahaa iskaashi wadda shaqayn Iyadoo Dowladdaha ay ka socdaan gaadhsiin doonaa Maamul Gobaleedka Cusub.

Wariyayaal Caalami ah ayaa la socday waftigan.

La soco wixii ka soo kordha.

http://ogadentoday.com/news.php?readmore=8577
Last edited by Faranacab on Wed May 22, 2013 7:29 am, edited 1 time in total.
Faranacab
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3407
Joined: Fri May 01, 2009 12:40 am

Re: London's Jubaland Conference

Post by Faranacab »

Wadahadal dhexmaray madaxweynaha Jubbaland iyo Sheekh Daahir

May 22, 2013 // admin1 // News

Image


Warar si hoose usoo gaadhay Dhanaan.com ayaa sheegaya inuu wadahadal dhexmaray madaxweynaha Jubbaland Sheekh Axmed Madoobe iyo gudoomiye kuxigeenki hore ee ururkii la odhan jiray Raaskambooni Sheekh Daahir Axmed.Labadan masuul oo muda dheer isla soo shaqeeyay ayaa siyaasada ku kala booday bilowgii howlgalada iyagoo markaa kuwada sugnaa magaalada Dhoobley.

Madaxweynaha iyo Sheekh Daahir ayaa hada garwaaqsaday in laga gudbay jabhadnimadii hadana loo gudbay dowladnimo sidaa darteedna ay muhiim tahay in la iska ilaawo waxyaabihii tagay hadana laga wada shaqeeyo danta umada.

Labada nin ayaa wadahadalkoodu meel fiican marayaa iyadoo la filayo in dhowaan ay kulmaan.

Sheekh Daahir Axmed ayaa kamid ahaa saraakiishii dhidibada utaagay ururkii Raaskambooni ee qeybta libaax ka qaatay la dagaalankii Alshabaab iyadoo intii badnayd saraakishii la midka ahayd Sheekh Daahir ay ku naf waayeen dagaalkii dheeraa ay la galeen Alshabaab.

http://dhanaan.com/wadahadal-dhexmaray- ... kh-daahir/
User avatar
Ismail87
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3417
Joined: Mon May 06, 2013 7:53 pm
Location: Carpe diem, quam minimum credula postero.

Re: London's Jubaland Conference

Post by Ismail87 »

Faranacab wrote:
Ismaill87 wrote:Khayr baan u rajaynaya reer Jubbaland and their president Axmed Madoobe :up:

Waxaan ku waydiiyey ma anaa awoowe kuu ah mise adigaa ii ah tolow?
:lol: :lol: @ ma anaa awoowe kuu ah mise adigaa ii ah..

Inaan abtirsano ayey noqon..,, iyo markale.. :lol:
Lol meel kale baan ka hadlayey laakin waa inoo abtirsiga :up:
Faranacab
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3407
Joined: Fri May 01, 2009 12:40 am

Re: London's Jubaland Conference

Post by Faranacab »

Ismaill87 wrote:
Faranacab wrote:
Ismaill87 wrote:Khayr baan u rajaynaya reer Jubbaland and their president Axmed Madoobe :up:

Waxaan ku waydiiyey ma anaa awoowe kuu ah mise adigaa ii ah tolow?
:lol: @ ma anaa awoowe kuu ah mise adigaa ii ah..

Inaan abtirsano ayey noqon..,, iyo markale.. :lol:
Lol meel kale baan ka hadlayey laakin waa inoo abtirsiga :up:
Awoowe.. abtirsigu ha inoo danbeyee..soo daa warka.. :lol:

Sawiro ma inooga haysaa xafladan JL lagu taageereyey?
User avatar
Ismail87
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3417
Joined: Mon May 06, 2013 7:53 pm
Location: Carpe diem, quam minimum credula postero.

Re: London's Jubaland Conference

Post by Ismail87 »

Awoowe maya sawiro ma hayo, meesha marti baan ku ahaa inaan iska soo indha indheeyana waan rabay xafladan JL lagu taageerayo.
Faranacab
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3407
Joined: Fri May 01, 2009 12:40 am

Re: London's Jubaland Conference

Post by Faranacab »

Ismaill87 wrote:Awoowe maya sawiro ma hayo, meesha marti baan ku ahaa inaan iska soo indha indheeyana waan rabay xafladan JL lagu taageerayo.
Awoowe, gartay. Xafladaha danbe ee soo dhaweynta madaxda JL bal isha ku hay si aad Snet u war quudiso(live news).

Xafladii Jubaland ee London ka dhacday taariikhhdu markay aheyd 21 04 2013, ka hor intaan lagu dhawaaqin dowlad gobaleedka JL, weli ma fiirsatay?

Bal waatan ila eeg. I see many heavy weights. :D

User avatar
Ismail87
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3417
Joined: Mon May 06, 2013 7:53 pm
Location: Carpe diem, quam minimum credula postero.

Re: London's Jubaland Conference

Post by Ismail87 »

Awoowe hadan fursad u helo waan ka qayb geli doona inshallah.
Maalintaa kamarada ma ilaawi doono :up:
Xafladan waa loo dhamaa ileen meesha caaqilka beesha ee mustaqbalka ina Xaaji C/llahi Xaaji Cumar Camey baa joogay , kuwo kale oonu saaxiib nahayna way iga muuqdaan.
User avatar
Adali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10587
Joined: Fri Dec 09, 2011 4:04 pm
Location: Throw me to the hyenas and I will return laughing as the pack leader.

Re: London's Jubaland Conference

Post by Adali »

did the old man at the end say that Rer Jubaland should look up to Iley ? nacalaa :lol:
Faranacab
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3407
Joined: Fri May 01, 2009 12:40 am

Re: London's Jubaland Conference

Post by Faranacab »

Ismaill, niyow la mashquul, hadaan soo kooyay. Bal waran kamaradii weli ma cabaysantahay mise waad soo dhaamisay oo waa buux iyo budh? :lol:

Adali, Iley's sworn allies are already in charge of security of Gedo province, of JL admins. Shirdoon and Turtle gave them the green light, and soon Iley will visit Garbaharey. :P
User avatar
Ismail87
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3417
Joined: Mon May 06, 2013 7:53 pm
Location: Carpe diem, quam minimum credula postero.

Re: London's Jubaland Conference

Post by Ismail87 »

Awoow mayee weli way madhantahaye taadu ma buuxdaa? :)
Faranacab
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3407
Joined: Fri May 01, 2009 12:40 am

Re: London's Jubaland Conference

Post by Faranacab »

Ismail, bro I am too busy for that task, and I live away from Jaaliyada. That's why aan mareegtan iyo maraagaha kale indhaha oogu hayo.

Bahasha cabe, oo nimcada aad haysato nala share garee. :)
User avatar
Ismail87
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3417
Joined: Mon May 06, 2013 7:53 pm
Location: Carpe diem, quam minimum credula postero.

Re: London's Jubaland Conference

Post by Ismail87 »

Inaar shirkan baa igu horeeyey shir aan ka gayb galo marti baan ku ahaa. Jaaliyadoodana mooyee ma dhex galo anigu laakin haday xafladi jirto, sawirada halkanan ku soo daabuli doonaa. :up:
LetsCookBreakfast
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1728
Joined: Mon Jun 24, 2013 3:10 pm
Location: Too busy writing history to read it

Re: London's Jubaland Conference

Post by LetsCookBreakfast »

If there is an event about Jubbaland and the Imam will be present, I will certainly attend it. Indeed, it is imperative that I show my respects for the Imam. Hopefully, there will be such an event so that I can see him in person.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”