Ismaill87 wrote:Khayr baan u rajaynaya reer Jubbaland and their president Axmed Madoobe
Waxaan ku waydiiyey ma anaa awoowe kuu ah mise adigaa ii ah tolow?
@ ma anaa awoowe kuu ah mise adigaa ii ah..
Inaan abtirsano ayey noqon..,, iyo markale..
Sidoo kale ana waxan u rajaynayaa kheyr, Reer JL samir iyo dadaal ayey isku darsadeen. Halgankoodii dheeraa, midha dhal inuu yahay, laa shaki.
Allow isku duub, oo danta guud garansii.
Re: London's Jubaland Conference
Posted: Tue May 21, 2013 7:11 am
by Faranacab
Madaxweynaha Jubbaland oo Kenya u Duulaaya
Published: May 20, 2013
Kn:Sh. Axmed Madoobe, madaxweynihii ugu horeeyay ee abid ay yeelato maamul goboleedka Jubbaland ayaa safarkiisa ugu horeeya ku bixinaaya dalka Kenya.
Madaxweynaha ayaa safar shaqo ku tagaaya caasimadda dalka Kenya ee Nairobi maalmaha ina soo aadan, waxaana la filayaa inuu sidoo kale halkaasi kula kulmo bulsho weynta reer Jubbaland ee ku dhaqan dalka Kenya.
Sida ay noosheegeen ilo wareedyo ku dhaw xafiiska madaxweyne Axmed, socdaalka uu madaxweynuhu ku tagaayo dalka Kenya waxaa ugu muhiimsan inuu madaxda dalka Kenya kala hadlo arimo ay kamidyihiin sidii dib loogu soo celin lahaa shacabka xerooyinka qaxootiga ku xaraysan intooda ka soo baro kacday gobolada maamul goboleedka Jubbaland iyo sii adkaynta iska kaashiga dhinaca arimaha amaanka iyo nabadgaliyada.
Lama oga in Sh. Axmed u gudbi doono magaalada Addis Ababa ee caasimadda dalka Itoobiya iyo in kale, ayadoo ay jiraan hadal hayn ku aadan qorshe lagu wada hadalsiinaayo madaxweynaha qaranka Soomaaliyada, Xasan Sheekh iyo madaxweynaha maamul goboleedka Jubbaland, Sh. Axmed Madoobe kaasi oo la filaayo in dalalka IGAD ay gogol, magaalada Addis ugu dhigaan labada masuul.
Warar si hoose usoo gaadhay Dhanaan.com ayaa sheegaya inuu wadahadal dhexmaray madaxweynaha Jubbaland Sheekh Axmed Madoobe iyo gudoomiye kuxigeenki hore ee ururkii la odhan jiray Raaskambooni Sheekh Daahir Axmed.Labadan masuul oo muda dheer isla soo shaqeeyay ayaa siyaasada ku kala booday bilowgii howlgalada iyagoo markaa kuwada sugnaa magaalada Dhoobley.
Madaxweynaha iyo Sheekh Daahir ayaa hada garwaaqsaday in laga gudbay jabhadnimadii hadana loo gudbay dowladnimo sidaa darteedna ay muhiim tahay in la iska ilaawo waxyaabihii tagay hadana laga wada shaqeeyo danta umada.
Labada nin ayaa wadahadalkoodu meel fiican marayaa iyadoo la filayo in dhowaan ay kulmaan.
Sheekh Daahir Axmed ayaa kamid ahaa saraakiishii dhidibada utaagay ururkii Raaskambooni ee qeybta libaax ka qaatay la dagaalankii Alshabaab iyadoo intii badnayd saraakishii la midka ahayd Sheekh Daahir ay ku naf waayeen dagaalkii dheeraa ay la galeen Alshabaab.
Ismaill87 wrote:Khayr baan u rajaynaya reer Jubbaland and their president Axmed Madoobe
Waxaan ku waydiiyey ma anaa awoowe kuu ah mise adigaa ii ah tolow?
@ ma anaa awoowe kuu ah mise adigaa ii ah..
Inaan abtirsano ayey noqon..,, iyo markale..
Lol meel kale baan ka hadlayey laakin waa inoo abtirsiga
Re: London's Jubaland Conference
Posted: Thu May 23, 2013 3:03 pm
by Faranacab
Ismaill87 wrote:
Faranacab wrote:
Ismaill87 wrote:Khayr baan u rajaynaya reer Jubbaland and their president Axmed Madoobe
Waxaan ku waydiiyey ma anaa awoowe kuu ah mise adigaa ii ah tolow?
@ ma anaa awoowe kuu ah mise adigaa ii ah..
Inaan abtirsano ayey noqon..,, iyo markale..
Lol meel kale baan ka hadlayey laakin waa inoo abtirsiga
Awoowe.. abtirsigu ha inoo danbeyee..soo daa warka..
Sawiro ma inooga haysaa xafladan JL lagu taageereyey?
Re: London's Jubaland Conference
Posted: Fri May 24, 2013 11:33 am
by Ismail87
Awoowe maya sawiro ma hayo, meesha marti baan ku ahaa inaan iska soo indha indheeyana waan rabay xafladan JL lagu taageerayo.
Re: London's Jubaland Conference
Posted: Sun May 26, 2013 6:34 pm
by Faranacab
Ismaill87 wrote:Awoowe maya sawiro ma hayo, meesha marti baan ku ahaa inaan iska soo indha indheeyana waan rabay xafladan JL lagu taageerayo.
Awoowe, gartay. Xafladaha danbe ee soo dhaweynta madaxda JL bal isha ku hay si aad Snet u war quudiso(live news).
Xafladii Jubaland ee London ka dhacday taariikhhdu markay aheyd 21 04 2013, ka hor intaan lagu dhawaaqin dowlad gobaleedka JL, weli ma fiirsatay?
Bal waatan ila eeg. I see many heavy weights.
Re: London's Jubaland Conference
Posted: Mon May 27, 2013 1:13 pm
by Ismail87
Awoowe hadan fursad u helo waan ka qayb geli doona inshallah.
Maalintaa kamarada ma ilaawi doono
Xafladan waa loo dhamaa ileen meesha caaqilka beesha ee mustaqbalka ina Xaaji C/llahi Xaaji Cumar Camey baa joogay , kuwo kale oonu saaxiib nahayna way iga muuqdaan.
Re: London's Jubaland Conference
Posted: Mon May 27, 2013 5:31 pm
by Adali
did the old man at the end say that Rer Jubaland should look up to Iley ? nacalaa
Re: London's Jubaland Conference
Posted: Tue Aug 27, 2013 4:06 pm
by Faranacab
Ismaill, niyow la mashquul, hadaan soo kooyay. Bal waran kamaradii weli ma cabaysantahay mise waad soo dhaamisay oo waa buux iyo budh?
Adali, Iley's sworn allies are already in charge of security of Gedo province, of JL admins. Shirdoon and Turtle gave them the green light, and soon Iley will visit Garbaharey.
Re: London's Jubaland Conference
Posted: Wed Aug 28, 2013 9:10 pm
by Ismail87
Awoow mayee weli way madhantahaye taadu ma buuxdaa?
Re: London's Jubaland Conference
Posted: Fri Aug 30, 2013 2:14 pm
by Faranacab
Ismail, bro I am too busy for that task, and I live away from Jaaliyada. That's why aan mareegtan iyo maraagaha kale indhaha oogu hayo.
Inaar shirkan baa igu horeeyey shir aan ka gayb galo marti baan ku ahaa. Jaaliyadoodana mooyee ma dhex galo anigu laakin haday xafladi jirto, sawirada halkanan ku soo daabuli doonaa.
Re: London's Jubaland Conference
Posted: Sat Aug 31, 2013 8:25 pm
by LetsCookBreakfast
If there is an event about Jubbaland and the Imam will be present, I will certainly attend it. Indeed, it is imperative that I show my respects for the Imam. Hopefully, there will be such an event so that I can see him in person.