Deegaanka Nugaasha (near Laas Canood)
Moderator: Moderators
- AgentOfChaos
- SomaliNet Super
- Posts: 10113
- Joined: Mon Aug 01, 2011 2:41 pm
Re: Deegaanka Nugaasha (near Laas Canood)
Ciyaartii jaandheer baan iska wadanayaa anigu ee nin quwaax hela, nin qaroon hela, caro waa quud ee hala qarabsado.Ismaill87 wrote:Dw saxib anagu sidaad isu gashay kuma geli doono meeshaada ka ciyaar

- Ismail87
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3417
- Joined: Mon May 06, 2013 7:53 pm
- Location: Carpe diem, quam minimum credula postero.
Re: Deegaanka Nugaasha (near Laas Canood)
Rightwing ma mijin 5 maalmood ka hor qalashay baad caawa ku qayishay tolow?
Aoc anigu in yar oo aan aroosyada iyo xafladaha kaga tuurto mooyee sida uma aqaano malaa adigu expert baad tahay.
Aoc anigu in yar oo aan aroosyada iyo xafladaha kaga tuurto mooyee sida uma aqaano malaa adigu expert baad tahay.
- Rightwing
- SomaliNet Super
- Posts: 9248
- Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
- Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
- Contact:
Re: Deegaanka Nugaasha (near Laas Canood)
Ismaill87 wrote:Rightwing ma mijin 5 maalmood ka hor qalashay baad caawa ku qayishay tolow?
Aoc anigu in yar oo aan aroosyada iyo xafladaha kaga tuurto mooyee sida uma aqaano malaa adigu expert baad tahay.
Maya caawa nightshift ayaan ku jiraa NO baarixi. Sawirkaas inaabtigay ayaa iisoo diray.
- Rightwing
- SomaliNet Super
- Posts: 9248
- Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
- Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
- Contact:
Re: Deegaanka Nugaasha (near Laas Canood)
Buuhoodle football team arrived in Burco

- Ismail87
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3417
- Joined: Mon May 06, 2013 7:53 pm
- Location: Carpe diem, quam minimum credula postero.
Re: Deegaanka Nugaasha (near Laas Canood)
Reer abtigaa ma bah ararsame baa iyagaa ka dhiga LA heaven on earth
Xata football teamka ma sidaa baa loosoo dhaweeyaa war ileen anagaa belo aragnay. I'm gonna go to Buuhoodle next year jifidayda oo dhan waxaan u hogaaminayaa dagaal and after a few months Burco ama Hargeisa baan aadi sida la iisooryeeyo

- STARKAST
- SomaliNet Super
- Posts: 5150
- Joined: Mon Aug 03, 2009 11:07 am
- Location: Bale mountains, Somali Galbeed
Re: Deegaanka Nugaasha (near Laas Canood)
How come Laas Canood the centre of dhulbahante isn't nearly as developed as other towns in the region let alone SSC.......
- Ismail87
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3417
- Joined: Mon May 06, 2013 7:53 pm
- Location: Carpe diem, quam minimum credula postero.
Re: Deegaanka Nugaasha (near Laas Canood)
^ Lol that's not the city dee, this place is grazing land for camels and sheep. The man even said it is between Laas Canood and Xudun.
- Rightwing
- SomaliNet Super
- Posts: 9248
- Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
- Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
- Contact:
Re: Deegaanka Nugaasha (near Laas Canood)
Ismaill87 wrote:Reer abtigaa ma bah ararsame baa iyagaa ka dhiga LA heaven on earth
Xata football teamka ma sidaa baa loosoo dhaweeyaa war ileen anagaa belo aragnay. I'm gonna go to Buuhoodle next year jifidayda oo dhan waxaan u hogaaminayaa dagaal and after a few months Burco ama Hargeisa baan aadi sida la iisooryeeyo
Maya waa cali naaleye. Soo dhawaynta sow ila ma'aad arag? Xaglo-toosiye dadaal ayuu ugu jiraa sidii Buuhoodle dalaayada sl loo soo gelin lahaa.
Next yearka hadii bbc laba jeer lagaa waraysto adoo hanjabaya caan baad noqon doontaa. Ka dibna waxaad arki adoo lagu soo dhaweeyey oo Silaanyo la sawiran.

- STARKAST
- SomaliNet Super
- Posts: 5150
- Joined: Mon Aug 03, 2009 11:07 am
- Location: Bale mountains, Somali Galbeed
Re: Deegaanka Nugaasha (near Laas Canood)
Ismaill87 wrote:^ Lol that's not the city dee, this place is grazing land for camels and sheep. The man even said it is between Laas Canood and Xudun.
Yeah I know

- HooBariiska
- SomaliNet Super
- Posts: 7692
- Joined: Thu Apr 08, 2004 7:00 pm
- Location: In My Ardaaa - Ballin' & Haasaawin'
Re: Deegaanka Nugaasha (near Laas Canood)
why isnt this in the somaliland section
- Ismail87
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3417
- Joined: Mon May 06, 2013 7:53 pm
- Location: Carpe diem, quam minimum credula postero.
Re: Deegaanka Nugaasha (near Laas Canood)
Rightwing runtii way adagtahay inay Buuhoodle marto jidkii LA waayo odayga siilaanyo sided with his subclan berigii kalshaale geeljiruhu isku khilaafeen and the locals ma ilaawi doonaan arintaa. Inta caaqil maxamuud x cumar noolyahayna kolay anigu isma lihi Buuhoodle SL way raacaysaa.
PS Anigu baarixi ma doonayo hadaba waan sii sheegay
Starkast All of Somalia is dusty check the sool section, you'll find a lot of pictures of Las Canood. A lot of the locals invest in Hargeisa, Bosaso, Xamar or Kismayo instead of investing in Las Canood, I don't know why.
PS Anigu baarixi ma doonayo hadaba waan sii sheegay

Starkast All of Somalia is dusty check the sool section, you'll find a lot of pictures of Las Canood. A lot of the locals invest in Hargeisa, Bosaso, Xamar or Kismayo instead of investing in Las Canood, I don't know why.
- Rightwing
- SomaliNet Super
- Posts: 9248
- Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
- Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
- Contact:
Re: Deegaanka Nugaasha (near Laas Canood)
Ismaill87 wrote:Rightwing runtii way adagtahay inay Buuhoodle marto jidkii LA waayo odayga siilaanyo sided with his subclan berigii kalshaale geeljiruhu isku khilaafeen and the locals ma ilaawi doonaan arintaa. Inta caaqil maxamuud x cumar noolyahayna kolay anigu isma lihi Buuhoodle SL way raacaysaa.
PS Anigu baarixi ma doonayo hadaba waan sii sheegay
Xaga Odayga silanyo talo xumadiisa iyo reer Buuhoodle oo xamar ka jecel hargeisa combination ayaa meesha ka wada dhacay.
Waar markaad tagto buuhoodle, uma baahnid inaad dagaal rido, Yaasiinkii reer Hanwell-ealing the current wasiirka arimaha gudaha khaatumo laba cisho bbc uga hanjab oo dheh waan kaala wareegey Buuhoodle. Waxaad arki doontaa telifoonada oo xaga hargeisa kala go'ayn oo weliba lagu baayacayo.
- STARKAST
- SomaliNet Super
- Posts: 5150
- Joined: Mon Aug 03, 2009 11:07 am
- Location: Bale mountains, Somali Galbeed
Re: Deegaanka Nugaasha (near Laas Canood)
Gtfo out of here Somaliland section, Back to harar you go. SSC all day.

That's unfortunate bro, I guess you guys haven't learnt the Xamar lesson...but seriously that area is lacking....Sad

That's unfortunate bro, I guess you guys haven't learnt the Xamar lesson...but seriously that area is lacking....Sad
- Ismail87
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3417
- Joined: Mon May 06, 2013 7:53 pm
- Location: Carpe diem, quam minimum credula postero.
Re: Deegaanka Nugaasha (near Laas Canood)
Rightwing I don't know about qolada aan ka dhashay but anigu if SL quit trying to annex Somalia I would support them myself.
Maxaad tidhi laba jeer bbc da ka hanjab
show xaglo ficil uun buu ku daray ee waa jidkii hargeisa loo tegi laha
aniga abtigay baa dhabanaano igu dhufan laha hadaan isku dayo.
Starkast Las Canood is on par with other cities equal to it by size. It is not lacking that much, it is as bad as other Somali towns.
Maxaad tidhi laba jeer bbc da ka hanjab

Starkast Las Canood is on par with other cities equal to it by size. It is not lacking that much, it is as bad as other Somali towns.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 330 Views
-
Last post by Harti55
-
- 27 Replies
- 1267 Views
-
Last post by Executive
-
- 4 Replies
- 511 Views
-
Last post by Cardiff Girl
-
- 70 Replies
- 3494 Views
-
Last post by Executive
-
- 3 Replies
- 534 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 32 Replies
- 1961 Views
-
Last post by xamari_gash
-
- 17 Replies
- 1655 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 0 Replies
- 289 Views
-
Last post by Somalian_Boqor
-
- 2 Replies
- 646 Views
-
Last post by Salaxbaashe