

Moderator: Moderators
Meshan adiga umbaa ku cebaysan walaahi, waa haday ceebtu ku karayso. Xaqiida waad ogtahay e maxaad isgo idha tiraysaa, mise waa waxaad ku biirtay qolyahay lagu seexiyo kenyaa kismaayo iyo jubooyinka qabsatay iyo iyo qabiilo kale oo somalyaa mesha qabsaday. War niyow sidan isu dhaan walaahi hadii Ciidamada Jubbaland meesha laga saaro inaynu labadenuba ka maqanahay e miyaadan wax arag siday wax u socdaan iyo xagay qax ka socdaan minadba AGGA maxaa abti ku qaaday sidan kolayba caadi kuma tihide miyaa lagu sixrahay, war niyow Jubbalandtaada dhinac ka raac waxba dacaaya interned lagusoo daaboco waxba tari wayday.Perfect_Order wrote:RK calls for a ceasefire. For a group that supposedly won, and kicked out their enemies from the city, who would they need to "ceasefire" with?
hahaha, fulay, dhoqomo iyo naago miyaa kismaayo lagu halayn karaa ? waa maya soma ahan, ragii u soo halgaay Jubaland baa meesha qabsan doona inshallah, ha walwalin saxib.xaliye123 wrote:Meshan adiga umbaa ku cebaysan walaahi, waa haday ceebtu ku karayso. Xaqiida waad ogtahay e maxaad isgo idha tiraysaa, mise waa waxaad ku biirtay qolyahay lagu seexiyo kenyaa kismaayo iyo jubooyinka qabsatay iyo iyo qabiilo kale oo somalyaa mesha qabsaday. War niyow sidan isu dhaan walaahi hadii Ciidamada Jubbaland meesha laga saaro inaynu labadenuba ka maqanahay e miyaadan wax arag siday wax u socdaan iyo xagay qax ka socdaan minadba AGGA maxaa abti ku qaaday sidan kolayba caadi kuma tihide miyaa lagu sixrahay, war niyow Jubbalandtaada dhinac ka raac waxba dacaaya interned lagusoo daaboco waxba tari wayday.Perfect_Order wrote:RK calls for a ceasefire. For a group that supposedly won, and kicked out their enemies from the city, who would they need to "ceasefire" with?
war adiga sooma qiran inaa ka baqaysid Irirka aad ka hadlaysi ? soomad oran Magaalada waa la inaga saarayaa ?? war fulay yahow jahwareersan magaalada dad baa u dhashay oo la yirahdo Mareexaan sooma ogid ?? Mareexaan inee kaa saaran ma ahane cid kaa sari doonta Kismaayo ma jirto, ha walwalinxaliye123 wrote:Adali.
Hadalkas adiga ma´aha e waa waxay irirku kugu sexiyaaan habenkii subixiina sidii quraan kuugu akhriyaan.
Jubaland way duushay walee ninkii didayouna ciil u dhimo.