[quote="SOULJAH"]Somalisiz
Walaal y r u extra nice? Gaalada iyo munaafiqiinta in la caayo xalaal
maaha miyaa

?
Bal diinta adigaa noo yaqaane hadday xalaal tahay dadkan kucaaya iska
celi dee see alla kuu galay? Nadaaya dheh wixii idin xaaray wasee kelaabyahay

[/quote]
munafiiqinta iyo Gaalada waa dad liita in la caayo maahin ee waa in la habaraa hadi Anay Alle iyo Rasoolkiisa Anya cayda ka dhaafin laakin hadi Aniga ii caayan dee ma ooof baa ii jabai that is no let em do and say what ever they want =====> kheyr bay ii shaqeeneya insha*Allah

Oo Insha*Allah iyadoo xasanaat badan ah baa la ii keeni yom Al Akhira Yasalaam maxaa ka fiican hadh iyo habeen hasanaat ku sameesmaysa maybe I will enter Jannah cashaan kuwan

Talabaad sabirka bay ii bareeyan oo Runto waan ka iistafiideeya in many ways

maybe Aslo ino Alle midkood soo hanuniyo cashan me so its All good Dee Insha*Allah
