Page 2 of 2

Posted: Sun Oct 02, 2005 4:54 pm
by SoMaLiSiZz
Asalam Alaikom All muslims

Thanks all , HannaH I was thinking about the basics still like making a simple calculator or simple games you know things like that
Arrow Very Happy

Posted: Sun Oct 02, 2005 10:03 pm
by SOULJAH
Somalisiz

Walaal y r u extra nice? Gaalada iyo munaafiqiinta in la caayo xalaal
maaha miyaa Laughing ?
Bal diinta adigaa noo yaqaane hadday xalaal tahay dadkan kucaaya iska
celi dee see alla kuu galay? Nadaaya dheh wixii idin xaaray wasee kelaabyahay Smile

Posted: Mon Oct 03, 2005 12:03 am
by SoMaLiSiZz
[quote="Citizen X"] Mahadsanid Smile

Posted: Mon Oct 03, 2005 12:07 am
by SoMaLiSiZz
[quote="SOULJAH"]Somalisiz

Walaal y r u extra nice? Gaalada iyo munaafiqiinta in la caayo xalaal
maaha miyaa Laughing ?
Bal diinta adigaa noo yaqaane hadday xalaal tahay dadkan kucaaya iska
celi dee see alla kuu galay? Nadaaya dheh wixii idin xaaray wasee kelaabyahay Smile[/quote]

munafiiqinta iyo Gaalada waa dad liita in la caayo maahin ee waa in la habaraa hadi Anay Alle iyo Rasoolkiisa Anya cayda ka dhaafin laakin hadi Aniga ii caayan dee ma ooof baa ii jabai that is no let em do and say what ever they want =====> kheyr bay ii shaqeeneya insha*Allah Very Happy Oo Insha*Allah iyadoo xasanaat badan ah baa la ii keeni yom Al Akhira Yasalaam maxaa ka fiican hadh iyo habeen hasanaat ku sameesmaysa maybe I will enter Jannah cashaan kuwan Very Happy Talabaad sabirka bay ii bareeyan oo Runto waan ka iistafiideeya in many ways Arrow maybe Aslo ino Alle midkood soo hanuniyo cashan me so its All good Dee Insha*Allah Arrow

Posted: Mon Oct 03, 2005 12:15 am
by SOULJAH
Fair enough.

Sabirkaaga badan laakiin, anigu screenka intaan ugasoo baxaan ceejinlahaa Laughing .

Posted: Mon Oct 03, 2005 12:36 am
by SoMaLiSiZz
[quote="SOULJAH"]

Laughing Laughing Laughing

Posted: Mon Oct 03, 2005 12:48 am
by Ducaale004
If you have a specific question about your VB programming class, there might be a chance that forummers can help. But, seeking a real tutor is the best advice i can give.


Online information from seach engine doesn't help believe me or not. They will give a general info.



Are you using Visual Basic. Net 2003 Update Edition?

Posted: Mon Oct 03, 2005 12:54 am
by SoMaLiSiZz
I am using visual basic 6.0

Posted: Mon Oct 03, 2005 1:54 am
by RED STAR
Viasl Basic

Delphi

Pascal

C++

what do you what to know........

Readln; ----------> Means write on screen.

Loop while --------> repeat.

println; ----------> print on screen.

Very Happy Laughing